Wararkii U Dambeeyey

Southampton vs Leicester – Live stream

Southampton vs Leicester – Live stream

Watch Live: Southampton vs Leicester City

Live stream: Juventus vs Lazio

Live stream: Juventus vs Lazio

Watch Live Juventus vs Lazio Today: 2:30 PM

by 22/01/2017 0 comments Italy, Wararka Maanta
Watch: Osasuna vs Sevilla – Live stream

Watch: Osasuna vs Sevilla – Live stream

watch Live Osasuna vs Sevilla

by 22/01/2017 0 comments Spain, Wararka Maanta
Napoli Oo Milan Ku Der-dertay San Siro

Napoli Oo Milan Ku Der-dertay San Siro

Napoli ayaa u dagaal gashay hayaankeeda kamid noqosho ee saddexda ugu sareeya horyaalka Seria A, kadib markii ay ku der-dereen Ac Milan garoonka San Siro. Napoli, oo sanadkii ina dhaafay kaalinta labaad ku dhamaystay, waxay hogaanka ciyaarta ku qabatay markii Lorenzo Insigne u xareeyey kubad uu soo jebiyey Dries Mertens. Laacibka xulka Belgium ee Mertens ayaa mid labaad hal abuuray[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments Italy, Wararka Maanta
Xulkii Bariga Afrika U Meteleyey Koobka Qaramada Afrika Oo Ka Hadhay Tartanka

Xulkii Bariga Afrika U Meteleyey Koobka Qaramada Afrika Oo Ka Hadhay Tartanka

Xulka qaranka wadanka Uganda, ayaa noqday qarankii ugu horeeyey ee ka hadha tartanka kubadda cagta qaramada qaarada Afrika, ee ka socda wadanka Gabon, kadib markii ay guuldaraysteen ciyaartii labaad ee Group D, sababsadeena in 1-0 Xulka Masar ku muquuniyo. Kubad uu salaxay laacibka naadiga Roma ee Maxamed Saalax, shabaqana uu si xoogan ugu shubay, Cabdalla El Saciid, dhamaadkii ciyaarta, ayaa[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments Africa, Horyaallada, Wararka Maanta
Isu-duwaha Cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha ee Gobolka Sool oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Laascaanood + Sawirro

Isu-duwaha Cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha ee Gobolka Sool oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Laascaanood + Sawirro

  Isu-duwaha cusub ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ee Gobolka Sool Mr. Fu’aad Axmed Cali ayaa maalintii shalay si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaaladda Laascaanood, waxaana ay dadweynaha reer Laascaanood oo u badnaa dhallinyarada bahda ciyaaraha ay kaga hor-tageen duleedka magaaladda. Kadib soo dhaweyn balaadhan oo wadooyinka magaaladda lagu soo wareejiyay ayaa waxaa loo soo galbiyay oo xaflad balaadhan[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments Uncategorized
Manchester City Iyo Tottenham Oo Qaybsaday 3 Dhibcood

Manchester City Iyo Tottenham Oo Qaybsaday 3 Dhibcood

Kooxda Tottenham ayaa dagaal adag u gashay , barbar dhac ay ku qabato kooxda awooda badan ee Manchester City. Leroy Sane iyo Kevin de Bruyne ayaa ka faa’iidaystay laba khalad oo uu sameeyey goolwadaha Tottenham ee Hugo Lloris, kooxdoodana hogaanka u gacan galiyey bilowga qaybtii labaad ee ciyaartaba. Kubad madax ah oo uu dhaliyey Dele Alli ayaa rajo galiyey naadiga[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Ghana Oo Iska Xaadirisay Quarter Finalka Koobka Afrika

Ghana Oo Iska Xaadirisay Quarter Finalka Koobka Afrika

Xulka Ghana ayaa cadaadis ay saareen qaybtii labaad ee ciyaarta ku muquuniyey 1-0 Mali, iskana xaadiriyey rubuc dhamaadka tartanka kubadda cagta qaramada qaarada Afrika. Andre Ayew ayaa meel fog kaga toogtay oo goolka u jirta ilaa lix yard, ka hor intii aanu Asamoah Gyan madaxa ku xareynin goolka Furitaanka ciyaartan Ghana sida fiican ku daah furtay. Laacibka xulka Mali ee[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Ramos Oo Laba Gool Is Raaciyey Ciyaar Real Dirqi Ku Dhaaftay Malaga

Ramos Oo Laba Gool Is Raaciyey Ciyaar Real Dirqi Ku Dhaaftay Malaga

Difaacyahanka Sergio Ramos ayaa laba gool oo daran doori ah is raaciyey, kulan Real Madrid dirqi ku muquunisay guulna kaga xoogsatay kooxda kaalmaha dhexe kaga jirta horyaalka La Liga ee Malaga, oo marti ugu ahayd Bernabeu. Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ayaa labaduba cunay fursado ay goolwadaha ula tageen, halka laacibka Malaga ee Chory Castro uu birta qabad siiyey kubad,[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments Spain, Wararka Maanta
Rooney Oo Ku Jebiyey Rikoodhkii Charlton Gool XIli Dambe Uu Ku Bed-baadiyey United

Rooney Oo Ku Jebiyey Rikoodhkii Charlton Gool XIli Dambe Uu Ku Bed-baadiyey United

Wayne Rooney ayaa noqday laacibka ugu goolasha badan kooxda Manchester United, kadib markii uu xili dambe gool barbar dhac ciyaarta ka dhigay, kooxdiisuna dhibic ku xoogsatay ka xareeyey naadiga Stoke. Ciyaaryahanka, ciyaarta bedelka ku soo galay ee Rooney, wuxuu geesta bidix ee shabaqa ka xareeyey goolkiisii 250 aad ee uu United u dhaliyo, waxaanu hal gool dhaafay tiradii goolasha Sir[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Swansea City Oo Cashar U Dhigtay Liverpool

Swansea City Oo Cashar U Dhigtay Liverpool

Swansea ayaa kor isaga soo qaaday kaalinta ugu hoosaysa liiska kala saraynta horyaalka naadiyada Ingiriiska ee Premier League kadib markii ay dhulka la dhaceen, oo fajaciso ku rideen kooxda Liverpool oo ay marti ugu ahaayeen garoonkooda Anfield. Gylfi Sigurdsson ayaa meel fog ka toogtay oo shabaqa dhex dhigay goolkii furitaanka, 16 daqiiqo oo kaliya markii ay ciyaartu socotay, si uu[Read More…]

by 21/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Andre Iguodala oo dhaangaynaya kubbad qurux badan oo uu shabaqa Houston ku shubay

Golden State Warriors Oo Xasuuqday Houston Rockets

  Kooxda la loodin la’yahay ee horyaalka kubadda kolayga Maraykanka NBA, qaybta Galbeedka ayaa sii wadda hoggaanka ay u hayso kooxaha 15-ka ee tartankaas ka qayb-galaya, waxaanay xalay ku tumatay kooxda Houston Rockets oo noqotay dhibbanihii ugu dambeeyey ee iska dhayaysa nabarrada guul-darrada ay u xambaarisay Warriors. Ciyaartan oo saaka waaberigii wakhtiga Bariga Afrika soo dhacday ayaa waxa qaybta horeba[Read More…]

Los Angeles Lakers Oo Dirqi Kaga Baxsatay Indiana Pacers

Los Angeles Lakers Oo Dirqi Kaga Baxsatay Indiana Pacers

Los Angeles Lakers oo garoonkeeda ku martigelisay Indiana Pacers ayaa ku guuleysatay laba dhibcood oo dirqi ah oo ay xili dambe dhashatay, ciyaar ku dhamaatay 108-106. Natiijada afartii qaybood ee ciyaarta Qaybta 1aad Qaybta 2aad Qaybta 3aad Qaybta 4aad Total Indiana Pacers 24 29 22 21 96 Los Angels Lakers 27 24 35 22 108     Daawo Goolashii Ciyaarta:

Utah Jazz Oo Farxad Kala Hoyatay Dalas Mavericks Ciyaar Wakhti Dheeraad Ah Lagu Daray

Utah Jazz Oo Farxad Kala Hoyatay Dalas Mavericks Ciyaar Wakhti Dheeraad Ah Lagu Daray

Utah Jazz ayaa natiijo ay ku faraxday kala hoyatay wakhti dheeraad ah oo lagu daray, ciyaar ay xalay isku haleeleen Dalas Mavericks. Ciyaartan ayey celcelis ahaan afarteeda qaybood ku dhamaadeen barbar dhac 98-98 ah, taas oo khasab ka dhigtay in lagu daro qayb shanaad oo dheeraad ah si ay u kala baxaan, maadaama aanu sharciga NBA ogolayn ciyaar barbar dhac[Read More…]

Atlanta Hawks Oo Dhaawac Culus Gaadhsiisay Chicago Bulls

Atlanta Hawks Oo Dhaawac Culus Gaadhsiisay Chicago Bulls

Naadigii uu u ciyaari jiray boqorkii Kubadda Kolayga, Jordan ee Chicago Bulls ayaa niyad jab la seexday markii ay la kulmeen guul-darro ay u xambaarisay Atlanta Hawks oo ay marti u ahaayeen. Hawks oo kaalinta afraad kaga jirta liiska kala sarraynta kooxaha NBA-da ee Bariga Maraykanka ayaa waxay hoos usii ridday Bulls oo u daaddegtay kaalinta 8aad ee liiska kooxaha[Read More…]

Daawo Goolasha: Philadelphia 76ers 93-92 Portland Trail Blazers

Watch All Goals and Highlights: Philadelphia 76ers 93-92 Portland Trail Blazers

Video: Orlando Magic 112-96 Milwaukee Bucks – Live

Video: Orlando Magic 112-96 Milwaukee Bucks – Live

Daawo goolashii ciyaarta:

Full Game Highlights: Charlotte Hornets 113-78 Toronto Raptors

Full Game Highlights: Charlotte Hornets 113-78 Toronto Raptors

Watch Full Game Highlights Charlotte Hornets 113-78 Toronto Raptors  

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco ayaa ka soo kabatay gool lagaga naxsaday, aakhirkiina dhulka jiiday xulka qaranka Togo, ciyaar tartanka koobka qaramada Afrika, Goup kiisa C ku tirsan, sidaasna ku xaqiijiyey inay rajadoodu ku xidhanto ciyaarta dhimashada ah ee hormadan oo ay ku wajahi doonaan qaranka Ivory Coast. Xulka woqooyiga qaarada Afrika ka soo ciyaar guday, waxay kaalinta labaad kaga jiraan Group C iyagoo[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Ivory Coast's forward Wilfried Bony (2nd-R) celebrates with teammates after scoring a goal during the 2017 Africa Cup of Nations group C football match between Ivory Coast and DR Congo in Oyem on January 20, 2017. / AFP PHOTO / ISSOUF SANOGOISSOUF SANOGO/AFP/Getty Images

Ivory Coast Oo Barbar Dhac Bariday DR Congo

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa laba jeer ka soo kabtay laba gool oo lagaga horeeyey, barbar dhac 2-2 ahna ka baryey xulka qaranka DR Congo, sidaana ku soo nooleeyey rajadoodii ka sii mid ahaan shaha iyo u hanqal taaga rubuc dhamaadka ciyaaraha tartanka qaramada qaarada Afrika. Kubbad uu si xirfadaysan shabaqa ugu ruxay Neeskens Kebano ayaa hogaanka ciyaarta ugu dhiibay[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Watch live stream: Donald Trump’s inauguration as 45th president of the United States Of America

Watch live stream: Donald Trump’s inauguration as 45th president of the United States Of America

Live Stream Today – Donald Trump Inauguration Live

by 20/01/2017 0 comments Wararka Maanta
Neymar Oo Rigoodhe Kula Baxsaday Barca, Ciyaar Xiddigaha Enrique Ay Dirqi Ku Dhaafeen Sociedad – Copa Del Rey

Neymar Oo Rigoodhe Kula Baxsaday Barca, Ciyaar Xiddigaha Enrique Ay Dirqi Ku Dhaafeen Sociedad – Copa Del Rey

Barcelona ayaa hore ugu sii siqaysa rajadii ay ku xejisan lahayd koobka gurigeeda yaala ee Copa Del Rey kadib markii ay si dirqi ah 1-0 ugaga adkaatay kooxda Real Sociedad oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda, is aragga koobaad ee rubuc dhamaadka koobka. Xiddigaha tabobare Luis Enrique, sidii caadada ahayd waxay dagaal qadhaadh kala kulmeen kooxda aanay dhici jirin inay[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments Spain, Wararka Maanta
Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Watch Live: Senegal vs Zimbabwe

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Man Utd Oo Real Madrid Kala Wareegtay Kooxda Ugu Qanisan Dunida

Man Utd Oo Real Madrid Kala Wareegtay Kooxda Ugu Qanisan Dunida

Kooxda Manchester United ayaa samaysay oo soo saartay faa’iidadii ugu badnayd ee naadi kubadda cagta ahi sameeyo dunida, sida lagu baahiyey warbixin rasmi ah oo lagu baahiyey majalada Deloitte. United waxay jagadan kala wareegtay kooxda Real Madrid – taas oo soo haysay 11 kii sanadood ee u dambeeyey – kadib markii ay samaysay rikoodh aduun oo dhan 689m euros (£515m)[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments Horyaallada, Wararka Maanta
Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Xulka kubadda cagta waddanka Tunisa ayaa ku tuntay Algeria, waxaanay ku garaaceen 2-1. Halkan ka daawo goolashii ciyaarta

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Wenger: “Uma Baahni Payet”

Wenger: “Uma Baahni Payet”

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger ayaa meesha ka saarray in kooxdiisu ay u dhaqaaqayso heshiis ay la gasho kubbad sameeyaha West Ham ee Dimitri Payet oo la filayo in uu ka tago kooxdiisa bishan gudaheeda. Wenger oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu tibaaxay in Payet uu yahay ciyaartoy wanaagsan, laakiin aanay kooxdiisu u baahnayn, sababtoo ah, Arsenal waxay haysataa kubbad[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Warriors vs Thunder

Golden State Warriors Oo Cashar U Dhigtay Oklahoma City Thunder

Golden State Warriors oo horboodaysa Kooxaha galbeedka Maraykanka ee horyaalka NBA ee kubadda Kolayga ayaa saaka subaxnimadii hore cashar u dhigtay naadiga Oklahoma City Thunder oo ay isku haleeleen ciyaar ay dad badan sugayeen maadaama ay Warriors kulankii hore laba u kala jartay Cleveland oo hoggaanka kooxaha bariga haysa, sidoo kalena horyaalka sannadkii hore ku guuleysatay. Warriors ayaa qaybtii hore[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, NBA, Wararka Maanta
Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Real Madrid 1-2 Celta Vigo Copa del Rey Quarter-final, Game 1 Santiago Bernabéu, Madrid

by 18/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, Spain, Wararka Maanta
Newcastle United 3-1 Birmingham City : All Highlights

Newcastle United 3-1 Birmingham City : All Highlights

Watch : Newcastle United 3-1 Birmingham City

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Plymouth VS Liverpool 0-1 All Goals and Highlights FA CUP

Plymouth VS Liverpool 0-1 All Goals and Highlights FA CUP

    Watch Plymouth Argyle 0-1 LiverpoolPlymouth vs Liverpool FA Cup Third round Home Park

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com