11:23 am - Friday June 23, 2017

Barcelona Oo Si Rasmi Ah ula Soo Wareegtay Hummels

Abdiwahab Ahmed

Kooxda reer spain ee Bercelona ayaa heshiis la saxeexatay difaaca kooxda Jarmalka Borussia Dortmund ee Hummels, kooxdan Bercelona ayaa waxay doonaysaa in ay xoojiso difaaceeda danbe iyada oo uu xagaagan markuu dhamaado uu ka dhaqaajin doono captain carlos puyol, oo ahaa daafacyada bercelona midkii uGu adkaa ee soo mara.
xiliciyaareedkan aynu ku jirno ayaa waxaa dhaliil weyn la saaraya daafaca bercelona , sidaa awadeed ayaa kooxdan reer spain doonaysaa In ay heshiisyo la gasho ciyaartoy difaac ah, hummels waxaa uu noqday ciyaartoygii ugu horeeyey dhinaca difaaca ee ay bercelon heshiis la saxeexato xagaagan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Juventus oo isu diyaarinaysa in ay la soo wareegto sanches

Tababarihii Hore Ee Barcelona Tito Vilanova Oo Dhintay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: