11:33 pm - Sunday July 23, 2017

25-sanno ka hor maanta oo kale maxaa ka dhacay Kubadda Cagta?

Khadar Dirir

25-sanno ka hor maanta oo kale 96 qof oo taageerayaal kubadda cagta ah ayaa ku geeriyooday musiibadii Hillsborough, markii ay u soo daawasho tageen ciyaartii Semi final-ka FA Cup taasoo u dhaxaysay kooxaha Liverpool iyo Nottingham Forest.

Dhammaan 96 qof way geeriyoodeen oo uma aanay  laaban guryahooda iyagoo bad qaba, waxaana sidoo kale dhacdadaas ku dhaawacmay taageerayaal gaadhaya 766 qof.

Musiibadu waxa ay ka dhacday garoonka Hillsborough ee kooxda Sheffield, waxaana kooxda Liverpool ay u sameyneysaa maanta taageerayaashaas geeriyooday baroordiiq ballaadhan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Real: Waa Kooxda ugu liidata Semi-finalka Champions League

Arsenal 3 – 1 West Ham : Gunners Oo Si Kumeel Gaadh Ah Kaalinta 4 aad U Fadhiisatay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: