10:11 am - Wednesday June 28, 2017

A.Madrid 0-0 Chelsea : Sawiradii Ugu Fiicnaa Ciyaarta

Aidarous

Kulankii Ku Dhamaday 0-0 Garoonka Vicent Celdron  ee dhex marayay labada naadi, Atletico Madrid iyo Chelsea xallay , waxaanu halkan idiinku soo ururinay, Sawiraddii ugu fiicnaa ee la qaaday ee nala daawada :::::::::::

Tababarihii Hore ee Real Madrid oo Si dheygag Leh U Eegaya Soo Dhawayntii Vicente Caldron

Tababarihii Hore ee Real Madrid oo Si dheygag Leh U Eegaya Soo Dhawayntii Vicente Caldron

Cesar Azpilicueta oo jab la maagan gooldhaliyaha Atletico Madrid Lana filayo inuu Chelsea ku biiro ee Diego Costa

Cesar Azpilicueta oo jab la maagan gooldhaliyaha Atletico Madrid Lana filayo inuu Chelsea ku biiro ee Diego Costa

Dhaawaciisii - Petr Cech oo tiigsanaya kubad birta sare ka xigta iyo Raul Garcia oo ku sii dhacaya

Dhaawaciisii – Petr Cech oo tiigsanaya kubad birta sare ka xigta iyo Raul Garcia oo ku sii dhacaya

Goolwadaha Chelsea oo dhulyaal noqday loona qaadayo garoonka dibadiisa

Goolwadaha Chelsea oo dhulyaal noqday loona qaadayo garoonka dibadiisa

Mourinho oo tijaabadii u dambeysay sii marinaya Goolwadihiisa dhakhaatiirtu sii wado garabna ka dhaawacan

Mourinho oo tijaabadii u dambeysay sii marinaya Goolwadihiisa dhakhaatiirtu sii wado garabna ka dhaawacan

Gary Cahill oo fursad kala dhiman helay laakiin ay birta ka ag marayso

Gary Cahill oo fursad kala dhiman helay laakiin ay birta ka ag marayso

Dhanka kale ee Garoonka - Fernando Torres oo marmar la arkayay isagoo dagaalamaya

Dhanka kale ee Garoonka – Fernando Torres oo marmar la arkayay isagoo dagaalamaya

David Luiz oo tallo dhakhtar ku socoto qoortana is haya kadib markay isku dhaceen Diego

David Luiz oo tallo dhakhtar ku socoto qoortana is haya kadib markay isku dhaceen Diego

John Terry oo Shiraaca loo xidhay - dibadana loo sii qaadayo dhaawac kuraan ta ah darteed

John Terry oo Shiraaca loo xidhay – dibadana loo sii qaadayo dhaawac kuraan ta ah darteed

Arda Turan oo luminaya fursadii ugu fiicnayd ee soo marta kooxda reer Spain - madax birta ku ag mariyey

Arda Turan oo luminaya fursadii ugu fiicnayd ee soo marta kooxda reer Spain – madax birta ku ag mariyey

Khal-khalkii Atletico iyo Xaalad abuurkii Chelsea oo weerar dhex marayo

Khal-khalkii Atletico iyo Xaalad abuurkii Chelsea oo weerar dhex marayo

Dhamaadkii Ciyaarta - Martidii oo la dhacsan natiijada ciyaarta ka soo baxday

Dhamaadkii Ciyaarta – Martidii oo la dhacsan natiijada ciyaarta ka soo baxday

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Website-ka Man United Oo Hawada Ka Baxay Markii Lagu Qorey Warka Ina La Eryey Tababare David Moyes

Mourinho Oo Xaqiijiyey Maqnaanshaha Cech & Terry Ee Ciyaarta Liverpool

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: