A.Madrid ma ku guulaysan doonta Horyaal Spain 18 ka dib ?

A.madrid ayaa habeenkii xalay ahaa gaadhay guul aad u muhiin ahayd, taas oo u sii dhawaynaysa inay hanato horyaal dalka spain , kulankii xalay fiidkii dhex maray valencia ayaa A.Madrid waxay ku badisay 1 iyo 0. Taas oo ka dhigtay kooxda wali hogaanka u haysa kooxaha spain iyada oo bercelona ka horaysa 4 dhibcood xaga ay Real Madrid ka horayso 6 dhibcood.
Hadii ay A.madrid aya laba kulan ee ugu soo xiga waxay noqon doontaa horyaalka dalka spain, arinkaas oo noqon doona wax ku cusub indhaha caalamka gar ahaan dalka spain oo ay labada kooxood ee real madrid iyo bercelona ay iska haysteen horyaal nimadiisa.

Liga: 1939/40, 1940/41, 1949/50, 1950/51, 1965/66, 1969/70, 1972/73, 1976/77, 1995/96
http://www.atleticofans.com/club-hi story/

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Arin cajiiba oo xalay ka dhacday kulankii Bercelona iyo Villareal

Ajax oo markii Afaraad oo xidhiidha ku guulaysatay horyaalnimada Dalka Holland

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com