3:06 am - Sunday June 25, 2017

Afrika Ma Is Muujin Doontaa: Xulka Ghana Oo Soo Urursaday Qamaamuurtiisii

Aidarous
Xulka Wadanka Ghana
Xulka Wadanka Ghana

Asamoah Gyan, Michael Essien iyo Sulley Muntari ayaa u hoggaamin doona xulka Xiddiga Madow dhinaca qaaradda Koonfurta Maraykanka, gaar ahaan wadanka Brazil oo lagu qabanayo Koobka Adduunka.

Inkasta oo 31-ka bishan la doonayo in lagu soo koobo tirada ciyaartooyada uu tababare Kwesi Appiah soo magacaabay oo hadda dhan 26, lagana rabo 23 ayaa waxa ku jira inta badan ciyaartooyadii ay dadku filayeen in la soo xuli doono.

Liiska Xulka Ghana Oo Dhamaystiran:
Goolwade yaal :Adam Kwarasey, Fatau Dauda, Stephen Adams.

Difaaca : Samuel Inkoom, Daniel Opare, Harrison Afful, Jeffrey Schulp, John Boye, Jonathan Mensah, Jerry Akaminko, Rashid Sumaila.

Khadka Dhexe: Michael Essien, Rabiu Mohammed, Agyemang Badu, Kwadwo Asamoah, Sulley Muntari, Albert Adomah, Wakaso Mubarak, Christian Atsu, David Accam, Andre Ayew, Afriyie Acquah.

Weeraryahano: Asamoah Gyan, Kevin Prince Boateng, Abdul Majeed Waris, Jordan Ayew.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Samuel Eto’o Oo Markii Afraad Ka Qayb gelaya Koobka Adduunka

Samuel Eto’o Oo Marki Afraad Ka Qayb gelaya Koobka Adduunka

Drogba : Weeraryahankii Hore ee Kooxda Chelsea

Drogba Oo Kabtan Looga Dhigay Xulka Ivory Coast Koobka Aduunka U Matalaya

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: