Ajax oo markii Afaraad oo xidhiidha ku guulaysatay horyaalnimada Dalka Holland

Kooxda facaweyn ee Ajax ayaa markeedii Afaraad oo xidhiidh ah ku guulaysatay horyaalnimada dalka Holand.
Kulan shalay galab dhex maray kooxda Heracles ayaa ku soo gabo gaboobay barbardhac 1 iyo 1, Dhibicdaa ay ajax ciyaartaa ka heshay ayaa ka dhigtay in ay u dabaal dagto koobkeeda afaraad oo Xidhiidha., iyada oo ku qaaday dhibcajaxo gaadhay 70 dhibcood.
Intii ay gu guda jireen dabaal dagii horyaal ayaa tababaraha ajax Frank de Boer uu warbaahinta u Sheegay in uu aad ugu farxa san yahay in uu kooxda Ajax kula guulaysto koobkan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

A.Madrid ma ku guulaysan doonta Horyaal Spain 18 ka dib ?

Beckham Oo Farxad Ku Gudoonsiiyey Wiilkiisa Biladdii Ugu Horeysay Ee Kubada Cagta ah

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com