Anthony Joshua v Carlos Takam: Dagaalka Dunidu Sugayso

Sabtida waxay dunidu diiradda saari doontaa qaabka uu u dhacayo dagaalka loo yaqaano feedhka miisaanka culus ee WBC, kaas oo dhex mari doona labada nin ee Joshua iyo Carlos Takam.

Deontay Wilder oo hore ugu guuleystay feedhka culus ee dunida ayaa sheegay in gacanta sare uu yeelan doono ANthony Joshua oo hore ugu guuleystay IBF iyo WBA.

Wilder oo 32 jir ah, ayaa 4 November difaacday horyaalnimadiisa markii ay is haleeleen Bermane Stiverne, toddobaad ka hor intii aanu jab kala kulmin Carlos Takam oo ay ku wada ciyaareen Printipality Stadium oo ku yaalla Cardiff.

Anthony Joshua v Carlos Takam waxa ciyaartooda si toos ah u tebin doonta shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Koox Beddeshay Taariikhda Kubadda Cagta Maraykanka

Asamoah Gyan Oo U Leexday Dhinaca Ganacsiga Iyo Diyaarado Uu Samaystay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com