Argentina iyo Germany oo hal talaabo ugu dhimantahay wareega labaad.

Waxaa beri ciyaari doona labada xul ee Argentina oo la ciyaari doonta Iran iyo argentin oo la kulmi doonta xulka Ghana, waxaa la eegi doona labadan xul sida ay uga soo baxaan imtixaanka horyaala. waxaa la sadaalinaaya in labada qaran ay si dhibyar uga soo gudbi doonaan madaama oo ay ciyaarahoodii hore ay soo badiyeen.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Muller, Vanbersie, Robben Benzema, kumaa ku guulaysan doona gooldhalinta koobka aduunka

Costa Rica Oo Guuldaro Naxdin Leh Baday Italy Iyo England Oo Sidaas Kaga Hadhay K-Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com