Arin cajiiba oo xalay ka dhacday kulankii Bercelona iyo Villareal

Arintan oo noqotay mid cajiiba soona jiidatay dhamaan dadweynihii daawaanaayey ciyaartii xalay dhex martay labada koxood ee viilareal iyo bercelona.
Arina ayaa dhacday markii lagu gudo jiray galinkii danbe ee ciyaarta, ciyaartoyga Bercelona uga ciyaara Baasha midig Daniel Alves oo soo laagaya goorne ayaa mid ka mid ah tageerayaashii ciyaarta Daawanaayey uu ku soo tuuray muus, Alves ismuu dhibin intuu aayar qaatay, tiirkiina ka saaray ayuu Afkiisa ku cunay.
Xidigan xidha number 22 ayaa mar uu la hadlaayey ciyaarta ka bacdi warbaahinta u sheegay, in aanu Garanayn cida uu ahaa, lakiin uu u mahad celinaayo ciduu doonaba ha ahaadee, awoodii aan ka helay waxay igu Hogaamisay in aan sameeyo laba gool.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Luis Suarez Oo La Gudoon siiyey Abaal-marinta Laacibkii Ugu Fiicnaa Horyaalka Ingiriiska Sanadkan

A.Madrid ma ku guulaysan doonta Horyaal Spain 18 ka dib ?

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com