11:31 am - Friday June 23, 2017

Arjen Robben: ma qoomamaynaayon 2010, wax weyn ayaanu qabanay

Abdiwahab Ahmed

Xidiga reer Holand Arjen Robben oo lagu xanto ciyaartoy nasiib xun ka dib finnals badan oo uu lumiyey ama ku guuldaraystaya ayaa ka dhawaajiyey in aanu wax qoomama ahi ayna hayn , isaga oo la hadlayaa warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay sidan.
South Africa waxay ahayd safar wanaagsan waan niyad jabay markaan guul daraysanay finnalkii, lakiin waan ku qanacsanahay halkaan gaadhnay koobkaa, waxaanu qabanay shaqo wacan.
Sidoo kale weereryahankani waxaa uu ka dhaawajiyey sida uu ugu faraxsan yahay in uu Brasil kaga qayb qaato koobka aduunka 2014.
Sidoo kalana waxaa uu Robben u sadaaliyey koobka Aduunka Xululka Argentina Brasil Germany

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Koobka Aduunka Oo Taariikhda Markii Ugu horeysay Laga Daawan Doono Samada

Croatia way garanaysaa sida loo istaajiyo Brasil

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: