Arsenal Oo dadaalkii ugu dambeeyay ugu jirta inay Sagna ku qanciyaan heshiis cusub

Kooxda Gunners weli kama quusan in laacibka difaaca midig uga ciyaara kooxda ee Bacary Sagna ay ka saxeexaan heshiis cusub, maadaama waqtigiisu ku egyahay marka xili-ciyaareedkani dhamaado, wargeyska “Goal” ayaa ogaaday in Arsenal guluf ugu jirto sidi Sagna laba sanno ku sii joogi lahaa kooxda.

Maamulka kooxda oo Arsene Wenger hogaaminayo ayaa wada xaajood kula jira Sagna, waxaana mushaharka laacibka laga dhigayaa 80-kun istarlin toddobaadkii , hore wuxuu u qaadan jiray 75-kun.
Kooxda Arsenal madooneyso iney waayaan laacibkaan, sidaas darteed waxey kula jiraan wada hadalki ugu dambeeyay, laakiin dhanka kale waxa doonaya xiddigaan kooxo fara badan, sida Man City,Liverpool, Monaco, iyo PSG.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Zidane Oo aaminsan in Paul Scholes iyo Ryan Giggs ay ku filan Yihiin shaqadda Man.United

Liverpool 0-2 Chelsea – The Blues Oo U Awood Sheegatay Liver oo Joogta Anfeild

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com