6:50 pm - Monday August 21, 2017

Atletico Madrid Oo Dhulka la dhacday Chelsea Una Gudubtay Finelka Champions League

Aidarous

Kooxda Tababare Simeone ayaa dhulka la dhacday kooxda reer London ee Chelsea iyo tababare Mourinho kadib markii ay xallay ku khaarajisay 1-3 (1-4 agg) garoonka The Blues ee Stamford Bridge.

Weeraryahanada Costa, Adrian iyo Turan ayaa cirka ku laalay rajadii Chelsea ka qabtay inay markii saddexaad qaado horyaalka Yurub, soona dhaweeyey Rajada Atletico Madrid ee inay taariikhda markii koowaad isku daydo inay la huleesho koobka naadiyada qaarada Yurub.

 

line ups

__________________________________________________________________________________

Costa oo ku shubaya goolkii barbaraha oo rikoodhe ah

 

 

 

Fernando ToresAdrian Lopez  oo debaal degayaLopesQaybtii koowaad nasashadii ayaa loo baxay , labada kooxoodna waxay leeyihiin 1-1 . barbardhac

Kooxda Chelsea ayaa ku horeysay goolka oo daqiiqadii 36aad  uu u dhaliyey weeraryahan  Fernando Torres, laakiin kagama badan Atletico 10 daqiiqo kadib inay la timaado goolkii barbar dhaca oo uu daqiiqadii 44 aad u saxeexay ciyaaryahanka Adrian.

 

Natiijo kasta oo barbardhac ah, wixii ka dambeeya imika waxaa ku baxaysa Atletico ,  Chelseana guul kaliya ayaa looga fadhiyaa maadaama goolkii hore lagala noqday.

 

Wey soo socon doontaa 15 daqiiqo oo nasasho ah kadib……………………..la soco…

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
4/5 - 1
You need login to vote.

11 ilbidhiqsi, 8 taabasho, iyo 1 Gool oo yaab leh: Mala Odhan Karaa Waa Dhamaadkii Tiki Taka

El Shaarawy Oo Rajaynaya Inuu Safto Kulanka Derbiga Talyaaniga Ee Milan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: