10:13 am - Wednesday June 28, 2017

Atletico Madrid oo rajo weyn ka qabta in Costa xaadir ahaado kulanka Barcelona

Aidarous

Dhakhaatiirta Atletico Madrid kama daalin sidii weeraryahanka kooxda ee Diego Costa uu u ciyaar  lahaa kulanka adag ee kooxdu qaabili doonto dhiggeeda Barcelona Arbacada lugta labaad ee wareega 8da Champions League.

In kastoo la ogyahay inaan dhaawaca Costa khatar weyn aheyn, laakiin kooxdu weli si rasmiya uma caddey in laacibku ciyaari karo kulankan iyo in kale.

Kooxda Atletico oo barbaro  soo gashay lugti hore, aad ayey ugu baahan yihiin iney helan Diego Costa lugta labaad, laakiin shaki weyn ayaa ku jira in Costa ku soo bilaaban karo kulanka Arbacada.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Filed in

Tababare Moyes Oo amaanay Qaab-ciyaareedkii uu la soo shirtagay Juan Mata

Frank Lampard Oo xiddiga Chelsea ugu baaqay inay shaqo adag qabtan kulanka PSG

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: