bayern-atletico

Atletico Madrid ayaa garoonkeeda Calderon ku martigelinaysa naadiga awoodda badan ee Bayern Munich oo uu gadhwadeen ka yahay macallinka ruug caddaaga ah ee Carlo Ancelotti oo wakhti si adag ay u xafiiltaami jireen Diego Simeone markii ay kooxaha Madrid kala hoggaaminayeen.

Wakhtiga Ciyaarta: 9:45 PM

Garoonka: Estadio Vicente Calderon

Garsoore: Szymon Marciniak (Poland)

Ka daawo: www.cadalool.com

Saadaasha lineup-ka:

Atlético: Oblak; Juanfran, Savić, Godín, Filipe Luís; Koke, Ñíguez, Gabi, Carrasco; Griezmann, Torres.
Bayern: Neuer; Lahm, Boateng, Martínez, Alaba; Vidal, Alonso, Thiago; Müller, Lewandowski, Ribéry.

Dhaawacyada:

Atlético: Moyà, Giménez, Augusto, Cerci. Waxa intaas raaca Tiago oo dhaawac sahlan qaba, laakiin shaki  ku jiro inuu ciyaarayo caawa iyo in kale, daqiiqadaha ugu dambeeya ayaana la ogaan doonaa warkiisa.
Bayern: Badstuber, Douglas Costa.