11:32 am - Friday June 23, 2017

Australia Oo Xul Dhalinyaro U Badan K/Aduunka U Dirtay

Aidarous

Xulka qaranka Australia u matali doona tartanka koobka aduunka  ee bisha inagu soo foolka leh ka furmi doona wadanka Brazil ayaa lagu dhawaaqay maalintii shallay.

Xulkan oo ka kooban 30 ciyaaryahan ayaa dhamaantood dhallinyaro ah marka laga reebo ciyaaryahan Bailey Wright oo ah khabiirka kaliya ee ka dhex muuqada xulka la shaaciyey.

Liiska Xulka oo dhamaystiranina waa sidan :

Goalkeepers : Mark Birighitti (Newcastle Jets), Eugene Galekovic (Adelaide United), Mitch Langerak (Borussia Dortmund), Mat Ryan (Club Brugge)

Defenders : Jason Davidson (Heracles), Ivan Franjic (Brisbane Roar), Curtis Good (Newcastle United), Ryan McGowan (Shandong Luneng), Matthew Spiranovic (Western Sydney Wanderers), Alex Wilkinson (Jeonbuk Motors), Luke Wilkshire (Dinamo Moscow), Bailey Wright (Preston North End).

Midfielders : Oliver Bozanic (Luzern), Mark Bresciano (Al Gharafa), Josh Brillante (Newcastle Jets), James Holland (Austria Vienna), Mile Jedinak (Crystal Palace), Massimo Luongo (Swindon Town), Matt McKay (Brisbane Roar), Mark Milligan (Melbourne Victory), Tom Rogic (Celtic), Adam Sarota (Utrecht), Dario Vidosic (FC Sion)

Forwards : Tim Cahill (New York Red Bulls), Ben Halloran (Fortuna Dusseldorf), Josh Kennedy (Nagoya Grampus), Mathew Leckie (FSV Frankfurt), Tommy Oar (Utrecht), Adam Taggart (Newcastle Jets), James Troisi (Atalanta)

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Ac Milan Oo Ciyaaryahan 15 Jir Ah Naadiga Heerka Koowaad Si Rasmi Ah Ugu Dartay

Markovic Oo Laga Diiday Racfaankii Finalka Europa Leaguena ka maqan Benfica Caawa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: