Author Archives Aidarous

Muuqaaladii Xafladda Xiddiga Aduunyada E...

Muuqaaladii Xafladda Xiddiga Aduunyada Ee London

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay laacibkii ugu wanaagsanaa kubadda cagta dhinaca raga aduunyada sanada 2017 – xaflad lagu bixinayay abaal marinta oo ka dhacday magaalada London ee carro Ingiriis. Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal wuxuu kaga adkaaday oo ka qaaday biladan,... read more »

Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta F...

Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Fifa Ee Xidiga Aduunka

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay laacibkii ugu wanaagsanaa kubadda cagta dhinaca raga aduunyada sanada 2017 – xaflad lagu bixinayay abaal marinta oo ka dhacday magaalada London ee carro Ingiriis. Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal wuxuu kaga adkaaday oo ka qaaday biladan,... read more »

Maradona Oo Tottenham Ku Marti Galisay G...

Maradona Oo Tottenham Ku Marti Galisay Garoonka Wembley Kulankii Guusha Liv...

Mauricio Pochettino, tabobaraha naadiga Tottenham ayaa farxad is hayn waayay kadib markii uu la kulmay halyeygii ay iska garab ciyaari jireen xiliyada qaar ee Diego Maradona oo marti ugu ahaa kooxdiisa geggida Wemley si uu indhihiisa ugu arko guuldarada ay u xambaarinayaan... read more »

100% Anagaa Lahayn Masuuliyada Guuldarad...

100% Anagaa Lahayn Masuuliyada Guuldarada – Klopp

Tabobaraha Liverpool Jurgen Klopp Oo Dusha Saartay Masuuliyadda Guuldaradii 4-1 ka Ahayd ee Tottenham. Ceebta difaac la’aaneed ee haysata kooxda Liverpool ayaa waxaa ku dhex fashilay garoonka Wembley naadiga Tottanham iyadoo uu Harry Kane duufaantii goolasha ahayd kulahaa laba kamid ah. Dele Alli... read more »

“Xaalada wax Ayaan ka qabanayaa.” Taboba...

“Xaalada wax Ayaan ka qabanayaa.” Tabobaraha Everton Kadib Guuldaradii Arse...

Tabobaraha naadiga Everton, Ronald Koeman ayaa sheegay inuu xaalada naadiga isbedel muuqda ku samayn doono kadib markii ay u dhaadhaceen liiska kooxaha ka hadha horyaalka Premier League -guuldaro 5-2 ahna ay Arsenal ugu dhiibtay garoonkooda Goodison Park. Everton ayaa la jiid-jiiday... read more »

Muuqaaladii Xafladda Xiddiga Aduunyada Ee London

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay laacibkii ugu wanaagsanaa kubadda cagta dhinaca raga aduunyada sanada 2017 – xaflad lagu bixinayay abaal marinta oo ka dhacday magaalada London ee... read more »

Ronaldo Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Fifa Ee Xidiga Aduunka

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay laacibkii ugu wanaagsanaa kubadda cagta dhinaca raga aduunyada sanada 2017 – xaflad lagu bixinayay abaal marinta oo ka dhacday magaalada London ee... read more »

Maradona Oo Tottenham Ku Marti Galisay Garoonka Wembley Kulankii Guusha Liverpool

Mauricio Pochettino, tabobaraha naadiga Tottenham ayaa farxad is hayn waayay kadib markii uu la kulmay halyeygii ay iska garab ciyaari jireen xiliyada qaar ee Diego Maradona oo marti ugu... read more »

100% Anagaa Lahayn Masuuliyada Guuldarada – Klopp

Tabobaraha Liverpool Jurgen Klopp Oo Dusha Saartay Masuuliyadda Guuldaradii 4-1 ka Ahayd ee Tottenham. Ceebta difaac la’aaneed ee haysata kooxda Liverpool ayaa waxaa ku dhex fashilay... read more »

“Xaalada wax Ayaan ka qabanayaa.” Tabobaraha Everton Kadib Guulda...

Tabobaraha naadiga Everton, Ronald Koeman ayaa sheegay inuu xaalada naadiga isbedel muuqda ku samayn doono kadib markii ay u dhaadhaceen liiska kooxaha ka hadha horyaalka Premier League -guuldaro 5-2... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com