Barca beaten – Malaga Oo Garoonkooda Ku Karbaashtay Barcelona

barca maxaa hellayKooxda Barcelona ayaa lumisay fursad ay ku hiigsan lahay figta ugu saraysa hogaanka horyaalka La Liga kadib markii guuldaro yaab lihi ku qabsatay garoonkooda kooxda kaalinta todobaad horyaalka ku jirta ee Malaga – na dhulka la dhacday.

Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 1
ciyaaryahanka 21 jirka ah ee kooxda Malaga, Juanmi ayaa shabaqa ku hubsaday oon luminin fursada khalad uu sameeyey difaacyahan Dani Alves daqiiqadii 7 aad ee ciyaarta kaas oo soo afjaray 11 ciyaarood oo guul uun ay gaadhaysay Barca xili ciyaareedkan.

Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 2
Markii labaad ee guuldaro ku haleesho gurigeeda ayaa waxay ka dhigaysaa Barcelona inay wali dhibic dama fadhido kooxda hogaanka haysata ee Real Madrid.

Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 3
Guuldaradan 0-1 ka ah ayaa noqonaysa tii labaad ee Horyaalka Barcelona ka qabsata tan iyo ciyaartii koobaad ee horyaalka markaas oo kooxda tababare David Moyes ee Real Sociedad ay kaga adkaatay.

Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 4 Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 5 Malaga oo Cam Nou ku karbaashtay Barcelona 6

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

‘We forgot to score’ – Van Gaal Muxuu Ka Yidhi Guuldarada Swansea

Atletico Madrid Oo Ku Jiq Siisay Barca

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com