3:16 pm - Monday January 20, 4612

Barcelona oo Hogaanka Sii Dheeraysatay

213 Viewed Aidarous Comments Off on Barcelona oo Hogaanka Sii Dheeraysatay

Kooxda Barcelona ayaa hogaanka horyaalka Spain ku dartay saddex dhibcood oo kale , kadib markii ay 2-0 ku dhaaftay kooxda Espanyol ciyaartii Derbiga Barcelona.
Ciyaartan labada kooxoodba min 1o ka ciyaaryahan ku dhamaysteen , markii min laba kaadh oo digniin ah ay kala qaateen , ciyaaryahan Jordi Alba ”daqiiqadii 54 aad’ iyo Hector Moreno oo Espanyol ka baxay daqiiqadii 90 aad, ayay Barca goolasha guusha la timid 30 kii daqiiqo ee ugu horeeyey.

Goolasha waxaa kooxda Tababare Luis Enrique u kala dhaliyey . Neymar iyo Messi.

Daawo Dhacdooyinkii Ciyaarta oo dhamaystiran

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Fernandinho Oo Badbaadiyey Manchester City

UEFA Oo Isbeddel Ku Samaynaysa Sharciga Isku-Aadka Champions League Ee Groups-Ka Iyo Saamaynta Uu Keenayo

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com