barc-768x432

Naadiga Barcelona ayaa si rasmi ah u soo ban-dhigay garamaanteeda ay ku ciyaari doonto sannadka 2017/18, waxaana ka soo muuqday xabadkeeda astaanta iyo magaca shirkadda caanka ah ee Rakuten, xilli shirkadda Nike ay diyaarinayso badinta naqshadda Garamadeedan.

Naqshadii ugu horeysa ee garamadda ayaa lagu soo ban-dhigay February 2016, tan iyo wakhtigaas dhammaan jamaahiirta Bluagrana ayaa aad ugu riyaaqsanaa qaab naqshadeedka garamaantan cusub.

Kooxda Barcelona ayaa qaab ciyaareed liita ku jirta xilli ciyaareedkan sidaa darteedna, Camp Nou  ayaa laga tix-gelinayaa garamadda saddexaad ee kooxdaas oo cajiib ah.