Barcelona Oo Villarreal Kaga Adkaatay Gool Qurux Badan Oo Messi Dhaliyey – Sawiro

Lionel Messi ayaa shabaqa ku ruxay gool aad u qurux badan oo suurto galliyey inay Barcelona kaga adkaato Villarreal ciyaar shan gool la iska dhaliyey oo labada kooxood ku dhex martay garoonka Camp Nou xallay.

Barcelona waxaa goolasha u kala dhaliyey – Neymar , Rafinha iyo Messi , halka Villarreal ay goolasha uga kala dhaliyeen, Denis Cheryshev iyo Luciano Dario Vietto.

Daawo dhacdooyinkii ciyaartan ku dhamaatay 3-2 ay guushu ku raacday Barcelona oo sawiro ah.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ivory Coast Oo U Awood Sheegatay Algeria Kana Reebtay Koobka Afrika

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Ciyaartooyo Iyo Waalidkii Dhalay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com