Barcelona Oo xaqiijisay Mudada uu garoomada ka maqnaanayo Difaaceeda Gerard Pique

 

article-2594708-1CBF560A00000578-941_634x408Barcelona ayaa xaqiijisay inuu Gerard Pique afar toddobaad ka maqnaan doono garoomada, kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay miskaha.

Difaaca heerka caalami ee dalka Spain ayaa 10 daqiiqo oo kaliya  garoonka ku jiray kulankii ay barbaraha la galeen kooxda Atletico Madrid lugta hore ee wareega quarter-finalka Champions League, wuxuuna haatan seegi doonaa lugta labaad ee ay wajahayaan kooxda tababare Diego Simeone “Ka dib markii uu toban daqiiqo ciyaaray Gerard Pique, ayaa waxaa soo gaadhay dhaawac xun.” ayaa lagu yidhi bayaan ay soo saartay Barcelona.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

‘Haddii Barca Guulaysato sababtu waa Garsoorka, Haddii aanu guuldaraysanona sheeko way xidhan tahay’ – Alves Oo Raadinaya Sabab !

Barcelona Oo Racfaan ka qaadanaysa Go’aankii FIFA kaga Joojisay La Soo Wareegista Ciyaaryahanada

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com