Baro: Shanta laacib ee ugu kubad sameynta fiican horyaalka Spain sannadkan

Gareth Bale vs Koke Resurreccion
Gareth Bale vs Koke Resurreccion

Waxa uu daaha ka qaaday wargeyska Opta, shanta laacib ee ugu kubad sameynta fiicaan xili ciyaareedkaan horyaalka La Liga Spain, waxaa hogaanka u haya xiddiga Atletico Madrid ee Koke Resurrección.

Waxaa ku xiga laacibka dhaxda uga ciyaara Barcelona waa Cesc Fabregas, booska sedaxaad Greth Bale ayaa ku jira, afaraad waa Angel Di Maria, waxaa ugu dambeeya Ivan Rakitić oo dhaxda u maamula Savilla.

fabregas

 

 

Rakitic-Man-U0

 

 

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
4/5 - 1
You need login to vote.

Eeg shan Xiddig Oo ku fashilmay u ciyaarida kooxda Real Madrid

Ronaldo Oo Kulanka Caawa Dhaawac Kaga Maqnaan Doona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com