Africa

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco ayaa ka soo kabatay gool lagaga naxsaday, aakhirkiina dhulka jiiday xulka qaranka Togo, ciyaar tartanka koobka qaramada Afrika, Goup kiisa C ku tirsan, sidaasna ku xaqiijiyey inay rajadoodu ku xidhanto ciyaarta dhimashada ah ee hormadan oo ay ku wajahi doonaan qaranka Ivory Coast. Xulka woqooyiga qaarada Afrika ka soo ciyaar guday, waxay kaalinta labaad kaga jiraan Group C iyagoo[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Ivory Coast's forward Wilfried Bony (2nd-R) celebrates with teammates after scoring a goal during the 2017 Africa Cup of Nations group C football match between Ivory Coast and DR Congo in Oyem on January 20, 2017. / AFP PHOTO / ISSOUF SANOGOISSOUF SANOGO/AFP/Getty Images

Ivory Coast Oo Barbar Dhac Bariday DR Congo

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa laba jeer ka soo kabtay laba gool oo lagaga horeeyey, barbar dhac 2-2 ahna ka baryey xulka qaranka DR Congo, sidaana ku soo nooleeyey rajadoodii ka sii mid ahaan shaha iyo u hanqal taaga rubuc dhamaadka ciyaaraha tartanka qaramada qaarada Afrika. Kubbad uu si xirfadaysan shabaqa ugu ruxay Neeskens Kebano ayaa hogaanka ciyaarta ugu dhiibay[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Watch Live: Senegal vs Zimbabwe

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Xulka kubadda cagta waddanka Tunisa ayaa ku tuntay Algeria, waxaanay ku garaaceen 2-1. Halkan ka daawo goolashii ciyaarta

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

.Cameroon 2-1 Guinea-Bissau Africa Cup of Nations Group stage Stade d’Angondje

by 18/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Gabon Oo Mar Kale Yaab Ka Qabsaday Burkina Faso Iyo Rajo Xumaanta Marti Galiyaha Tartanka

Gabon Oo Mar Kale Yaab Ka Qabsaday Burkina Faso Iyo Rajo Xumaanta Marti Galiyaha Tartanka

Xulka Burkina Faso ayaa mar kale Barbar dhac 1-1 ah ku qabtay – qaranka koobka qaramada qaarada Afrika marti galinaya sanadkan ee Gabon, kulankii labaad ee Group – ka A. Burkina Faso, qaybtii hore ee ciyaarta ayay hogaanka kulanka ku qabatay gool uu daqiiqadii 23 aad shabaqa ku hubsaday, ciyaaryahan, Prejuce Nakoulma, laakiin, isla qaybtii hore daqiiqadii 38 aad, ayay u[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Essam El Hadary oo noqday Xiddigii ugu Da’da weynaa ee ciyaara Koobka Qaramada Afrika

Essam El Hadary oo noqday Xiddigii ugu Da’da weynaa ee ciyaara Koobka Qaramada Afrika

Goolhayaha xulka qaranka Masar ee Essam El Hadary ayaa xalay noqday ciyaar yahankii ugu da’da weynaa ee ciyaara koobka qaramada qaarada Afrika abid taariikhda. Shabaq ilaaliyaha xulka Egypt ayaa xalay saftay isaga oo jira 44 sanno iyo 2 maalmood kulankii koobka qarammada Afrika ee qeybta (D) oo ay la yeesheen xulka qaranka Mali. Kulanka dhexmaray xulalka Egypt iyo Mali ayaa[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Dawladda Masar oo Ciyaartoygii Caanka ahaa ee Maxamed Aboutrika ku dartay Liiska Argagixisada

Dawladda Masar oo Ciyaartoygii Caanka ahaa ee Maxamed Aboutrika ku dartay Liiska Argagixisada

Dawladda waddanka Masar ayaa liiska dadka Argagixisada ah ku dartay Maxamed Aboutrika oo ah ciyaar yahan hore oo caan ah, isaga oo lagu eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay ururka la mamnuucay ee Akhwaanul Muslimiin sida uu sheegay qareenkiisu. Maxamed Aboutrika ayaa lagu eedeeyay inuu dhaqaale ku taageeray ururka Akhwaanul Muslimiin oo dawladda Masar ay u arragto urur argagixiso ah.  Sannadkii[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Mali Oo Awood Isaga Celisay Masar Oo Koobka Loo Saadaalinayo

Mali Oo Awood Isaga Celisay Masar Oo Koobka Loo Saadaalinayo

Xulka kubadda cagta waddanka Mali ayaa barbar dhac goolal la’aan ah la galay xulka awoodda badan ee Masar oo ka mid ah dalalka loo saadaalinayo hanashada tartanka Qaramada Afrika ee AFCON, kaddib markii ay isku haleeleen ciyaar ka tirsan group D. Xulka qaranka Mali ayaa bilowgii ciyaarta ku dhowaaday in uu hoggaanka qabto markaas oo weeraryahannadiisu ay haleen fursado dhawr[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Ghana Oo 1-0 Ku Jiidhay Uganda Iyo Ayew Oo Jebiyey Rikoodh U Yaallay Aabbihii

Ghana Oo 1-0 Ku Jiidhay Uganda Iyo Ayew Oo Jebiyey Rikoodh U Yaallay Aabbihii

Gool uu Ghana u dhaliyey weeraryahanka Andre Ayew ayaa u sahlay inay 1-0 kaga badiso xulka qaranka waddanka Uganda oo ciyaar fiican soo bandhigay. Goolka Andre Ayew uu u dhaliyey Ghana oo uu ku jabiyey rikoodhka gool-dhalinta waddankaas oo uu haystay Ayew oo ah aabbaha dhalay Andre Ayew iyo Jordan Ayew oo kulankan si wada jir ah uga qayb-galay. Goolkan oo[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Ivory Coast Iyo Togo Oo Isku Barbar Dhacay Kulan Uu Dib Usoo Noolaaday Adebayor

Ivory Coast Iyo Togo Oo Isku Barbar Dhacay Kulan Uu Dib Usoo Noolaaday Adebayor

Xulka difaacanaya koobka qaramada Afrika ee Ivory Coasta ayaa barbar dhac goolal la’aan ah kulankiisii koowaad ee Group C la galay waddanka Togo. Ciyaartan oo ahayd kulanka koowaad ee Hormada C, ayaa ay ciyaartoyga labada qaran sameeyeen dedaallo badan, gaar ahaan Jonathan Kodjia oo goolhayaha Togo ee Kossi Agassa uu dirqi kaga badbaadiyey fursad loo fishay gool. Difaacyahanka xulka qaranka[Read More…]

by 16/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
“Waxay Igu Yidhaahdeen Muuse Biixi Ma Yaqaanaa Ciyaarta Kubada Cagta, Biluu Ku Jabaa, Faysal Iyo Cirro na Waxaan Leeyahay Ku Soo Dhiirrada” – Xasan Waraabe-cadde

“Waxay Igu Yidhaahdeen Muuse Biixi Ma Yaqaanaa Ciyaarta Kubada Cagta, Biluu Ku Jabaa, Faysal Iyo Cirro na Waxaan Leeyahay Ku Soo Dhiirrada” – Xasan Waraabe-cadde

Guddoomiyihii hore ee Olombikada Qaranka Somaliland, Xasan Waraabe Cadde, horena u ahaan jiray Ciyaaryahan, in badana ku soo dhex jiray Ciyaaraha, ayaa sheegay in Ciyaaruhu leeyihiin faa’iidooyin aad u badan, waxaanu tilmaamay in aanay Siyaasiyiintu mamnuuc ka ahayn inay Ciyaaran, isla markaana ka shaqeeyaan horumarka ciyaaraha, waxaanu madaxda Xisbiyada Qaranka ugu baaqay inay ku dadaalan sidii Ciyaaraha dalka horumar loo[Read More…]

Ciyaaryahan Cabdiriyaad Oo Baaq U Diray Ciyaartoyga Kale Ee Dalka

Ciyaaryahan Cabdiriyaad Oo Baaq U Diray Ciyaartoyga Kale Ee Dalka

Ciyaaryahan Cabdiriyaad Abshir Cabdi, oo ka mid ah Ciyaaryahanada dalka ugu wanaagsan, kana tirsan Xulka Kubada Cagta Gobolka Gabiley iyo kooxda heerka kowaad ee Gaashan, ayaa ka hadlay abaaraha dalka ka taagan iyo doorka ay ka qaadan karaan Ciyaaryahanada iyo bahda Ciyaaruhu, waxaanu ugu baaqay in cid walba wixii karaankeeda ah ku darsadaan. Ciyaaryahan Cabdiriyaad Abshir Cabdi, oo Wargeyska Ciyaaraha[Read More…]

Mane Oo Senegal Ku Hoggaamiyey Guushii U Horreysay Ee Koobka Afrika Iyo Weerarkii Tunisia Oo Gool Dhalin Kari Waayey

Mane Oo Senegal Ku Hoggaamiyey Guushii U Horreysay Ee Koobka Afrika Iyo Weerarkii Tunisia Oo Gool Dhalin Kari Waayey

Xulka kubadda cagta qaranka Senegal ayaa noqday waddankii koowaad ee guul ka gaadha tartanka qaramada Qaaradda Afrika ee ka socda waddanka Gabon oo galay maalintiisii labaad, kaddib markii ay 2-0 ku jiidheen Tunisia. Labadan kooxood oo ka wada tirsan Hormada B, ayaa waxa u dhowaatay inay bilowga ciyaartaba hoggaanka qabato waddanka Tunisia, kaddib markii Ahmed Akaichi madax uu la helay ay[Read More…]

by 15/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Xidhiidhka Afrika Oo Raali Gallin Ka Bixiyey Cilladdii Micrafoonada Garoonka Libreville

Xidhiidhka Afrika Oo Raali Gallin Ka Bixiyey Cilladdii Micrafoonada Garoonka Libreville

Guddida qaban qaabo ee koobka  Kubadda cagta qaramada qaarada Afrika, ayaa raali galin ka bixiyey, ‘Ciladdii farsamo’ ee saamixi weyday in la shido, heesaha astaanta qaran (Heesta callanka) ka hor bilowga ciyaartii xulalka Cameroon iyo Burkina Faso ku dhex martay caasimada Libreville. “Cillad farsamo oo ku timid cod baahiyaha garoonka ayaa qasabtay in ciyaarta uun la bilaabo,”ayaa lagu yidhi, warsaxaafadeed[Read More…]

by 15/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Ciyaaryahanada Xulka DR Congo Oo Tabobarkii Diiday – Mudahraad Gunnooyinkii Oo Ka Maqan Awgeed

Ciyaaryahanada Xulka DR Congo Oo Tabobarkii Diiday – Mudahraad Gunnooyinkii Oo Ka Maqan Awgeed

Ciyaaryahanada xulka Jamhuuriyada Dimuqraadiga ah ee Koongo (Democratic Republic of Congo) ayaa diiday inay wax tabobar ah sameeyaan, inta ka horeysa kulankooda furitaanka koobka qaramada Afrika ee ay la ciyaari doonaan xulka Morocco. Laacibka naadiga Norwich City khadka dhexe uga ciyaara ee Yousuf Mulumbu, oo ah kabtanka xulka DR Congo, ayaa sheegay in ciyaaryahanadu Jimcihii is hortaageen oo diideen inay[Read More…]

by 15/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Gabon Iyo Guinea-Bissau Oo Is Mari Waayay Ciyaartii Furitaanka Koobka Qaramada Afrika

Gabon Iyo Guinea-Bissau Oo Is Mari Waayay Ciyaartii Furitaanka Koobka Qaramada Afrika

Xulka Guinea-Bissau ayaa sutida u qabtay oo gool xili dambe ay dhaliyeen, isku hor taagay, xulkii martida loo ahaa ee Gabon, kuna qabtay 1-1 barbar dhac ah, kulankii Furitaanka koobka qaramada qaarada Afrika oo ku dhex maray geggida Stade de l’Amitie – caasimada Gabon ee Libreville. Qaranka ku cusub tartanka, oo kulankani u ahaa kii ugu horeeyey ama kulankoodii koobaad[Read More…]

by 14/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Burkina Faso Oo u Diiday Cameroon Inay Guul Kala Carawdo  Furitaanka Koobka Afrika

Burkina Faso Oo u Diiday Cameroon Inay Guul Kala Carawdo Furitaanka Koobka Afrika

Burkina Faso ayaa iska soo bedey gool ay kaga horeysay Cameroon kuna qabatay barbar dhac 1-1 ah, ciyaartoodii furitaanka Koobka qaramada qaarada Afrika ( 2017 Africa Cup of Nations (Afcon) oo ku dhex martay geggida Stade de I’Amitie ee caasimada Gabon ee Libreville fiidnimadii Sabti. Xiddigaha xulka Burkina Faso iyo qamaamuurta Cameroon’s ayaa labaduba doonayay in midkood qabsato hogaanka Group[Read More…]

by 14/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Video : Ceebtii Xafladda Furitaanka Koobka Afrika Oo Ay Goob Joog Ka Ahaayeen Fannaaniin Dunida Caan ka Ah

Video : Ceebtii Xafladda Furitaanka Koobka Afrika Oo Ay Goob Joog Ka Ahaayeen Fannaaniin Dunida Caan ka Ah

Ceeb iyo lama aragtay ayaa ka dhacday – qaarada Afrika, gaar ahaan wadanka Gabon oo uu ka furmay koobka qaramada Qaarada Afrika. Garoonka caasimada Libreville, oo aanay joogin ama soo xaadirin, 1000 qof, ayaa lagu daah furay, munaasibad ay bandhigeeda isugu yimaadeen Fannaaniin iyo Jilayaal caan ahi. Xafladd aad u qurux badan oo daah fur u ahayd furitaanka koobkii 31[Read More…]

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Ciyaartii KULMIYE iyo Odayaasha : “Muuse Biixi Ciyaartii Iyo Dibira-dhacsigii Garaad Cayga ahaa…”

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Ciyaartii KULMIYE iyo Odayaasha : “Muuse Biixi Ciyaartii Iyo Dibira-dhacsigii Garaad Cayga ahaa…”

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay ciyaartii khamiistii dhex martay Ciyaartoygii hore ee Somaliland iyo masuuliyiin ka socday xisbiga KULMIYE oo la sida markii hore la qorsheeyey uu qayb-ka ahaa Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo markii dambe shir kaga baaqday ciyaarta. Guddoomiyaha garabka Dhallinyarada xisbiga WADDANI, Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa FACEBOOK waxa uu[Read More…]

Ciyaartii KULMIYE iyo Xiddigaha, Jamaal Bacaluul Oo La qaban-kari Waayey Iyo Muuse Biixi Oo Shir Ku Baaqday

Ciyaartii KULMIYE iyo Xiddigaha, Jamaal Bacaluul Oo La qaban-kari Waayey Iyo Muuse Biixi Oo Shir Ku Baaqday

Ciyaar aad u xiiso badnayd oo maanta ka dhacday magalaada Hargeysa ayaa waxa isku haleelay laba kooxood oo ku kala ciyaaray Xisbiga KUMIYE iyo halyeeyadii Somaliland soo maray, taas oo ka dhacday garoonka Ciyaar-same. Ciyaartan oo ay dad badan u dheg-taagayeen natiijadeeda, in badan oo kalena baraha bulshada ku qaadaa-dhigtay ayaa waxa labada kooxood kala hoggaaminayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse[Read More…]

Cabdi Good Iyo Fu’aad Cumar Oo Wacdaro Ka Dhigay Ciyaar Ka Dhacday Magaalada Hargeysa

Cabdi Good Iyo Fu’aad Cumar Oo Wacdaro Ka Dhigay Ciyaar Ka Dhacday Magaalada Hargeysa

Fannaanka Fu’aad Cumar Yare iyo Cabdi Good Abees ayaa ka qayb-galay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday magaalada Hargeysa, taas oo ay isaga hor yimaaddeen ciyaaryahannadii hore ee caanka ahaa iyo koox ka socotay xisbiga KULMIYE. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Ciyaar-same ayaa waxa bilowgiiba garoonka soo buux-dhaafiyey dadweyne usoo daawasho tegay inay arkaan ciyaaryahannadii hore ee ay magacooda[Read More…]

Goormay Bilaabmaysaa Ciyaarta Muuse Biixi vs Xasan Waraabe-cadde?

Goormay Bilaabmaysaa Ciyaarta Muuse Biixi vs Xasan Waraabe-cadde?

Ciyaarta aadka loo sugayo ee maanta ka dhacaysa magaalada Hargeysa ee ay isku haleelayaan laba kooxood oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi iyo Halyeeyadii soo maray ciyaaraha kubadda Cagta oo uu hormood u yahay Xasan Waraabe-cadde. Sida ay shabakadda ciyaaraha CADALOOL baahisay Arbacadii, labadan kooxood ayaa maanta ku ciyaaraya garoonka Ciyaar-same oo ku yaalla magaalada Hargeysa,[Read More…]

Tababare Shakuur Oo Talo Ku Wajahan Abaaraha U Jeediyey Bahda Ciyaaraha

Tababare Shakuur Oo Talo Ku Wajahan Abaaraha U Jeediyey Bahda Ciyaaraha

Tababarihii hore ee Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Saaxil Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan, waxaanu guud ahaan Ciyaaryahanada dalka ugu baaqay inay ka qayb qaatan oo dadka ay abaaruhu hayaan u gurmadaan, oo wixii karaankooda ah taraan. Tababarihii hore ee Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Saaxil Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), oo wareysi[Read More…]

Muuse Biixi vs Xasan W. Cadde: Ciyaartii Qarniga Oo Ka Dhacaysa Hargeysa

Muuse Biixi vs Xasan W. Cadde: Ciyaartii Qarniga Oo Ka Dhacaysa Hargeysa

Maalinta Khamiista ee ay bisha January tahay 12, 2017, waxa magaalada Hargeysa ka dhici doonta ciyaartii ugu horreysay ee nooceeda ah ee lagu arko garoomada kubadda cagta intii ay Somaliland jirtay. Ciyaartan ayaa waxa isaga hor iman doona koox metelaysa xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo koox kale oo ka kooban halyeeyadii kubadda cagta soo maray[Read More…]

Somaliland: Sharciga Cusub Ee Xidhiidhku Soo Saaray, Sidee ayey ciyaartooyga iyo Tababareyaashu U Hirgelinayaan?

Somaliland: Sharciga Cusub Ee Xidhiidhku Soo Saaray, Sidee ayey ciyaartooyga iyo Tababareyaashu U Hirgelinayaan?

Maxa Sabab Ah Inay Ciyaaryahanadu Dalka Intooda Badan Koox Ku Dhamaystaan Waayahooda Ciyaareed,Maxa Se Keenay In Kooxuhu Si Toos Ah U Kala Iibsan Ciyaaryahanada? Iyadoo aynu la wado socono in Ciyaaraha kala duwan ee Caalamka leeyihiin shuruuc, sharciyo iyo xeerar u gaar ah, oo waliba Wadamada kale ee Caalamkuna sharcigaas ku dhaqmaan, ayaa  waxa xusid mudan in Wadanka Somaliland oo[Read More…]

Kooxda Kubadda Cagta Wasaaradda Beeraha Oo La Guddoonsiiyey Qalab Ciyaareed  + Sawirro

Kooxda Kubadda Cagta Wasaaradda Beeraha Oo La Guddoonsiiyey Qalab Ciyaareed + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Wasaaradda Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka guddoomay masuuliyiinta w   asaaraddaas qalabka ciyaaraha oo isugu jira dirays dhamaystiran iyo kubbado. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dr. Maxamed Aw Daahir oo ay wehelinayaan masuuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa xaflad ay u qabteen Ciyaartoyga Wasaaraddooda, waxay ku casuumeen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo Agaasime Dhabbeeye, waxaana lagu wareejiyey ciyaartoyga qalabka. Wasiirka[Read More…]

Sir Mo Farah Oo Isagoo Xanuunsanaya Ka Qayb-galay Tartan Iyo Guul-darro Uu La Kulmay

Sir Mo Farah Oo Isagoo Xanuunsanaya Ka Qayb-galay Tartan Iyo Guul-darro Uu La Kulmay

Sir Mo Farah ayaa uu sannadka cusub ee 2017 ugu bilaabmay guul-darro dhinaca orodka ah iyo guul barbar socotay oo beddeshay magaciisa oo ah in la siiyey magac sharafeedka SIR oo ay bixiso boqoradda waddank UK. Sir Mo Farah ayaa guul-darro lama filaan ah kala kulmay tartanka orodka Great Edinburgh International oo laga qabto waddanka Ingiriiska, kaas oo kaalinta toddobaad[Read More…]

Ciyaaryahannada Wasaaradda Duulista Oo Saxeexay Heshiis Cusub

Ciyaaryahannada Wasaaradda Duulista Oo Saxeexay Heshiis Cusub

Ciyaaryahannada kubadda cagta wasaaradda Duulista Hawada ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo ay wakhtiga ugu kordhiyeen Wasaaradda. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed lagu baahiyey barta Facebook ee wasaaradda Duulista iyo Gaadiidka Cirka, agaasimaha guud ayaa si rasmi ah loogu gudbiyey heshiiska ciyaartoygu saxeexeen, kaas oo isaguna uu dhaqan-galkiisa saxeexay. Heshiiskan oo muddo laba sannadood ah socon doona, ayaa waxa goob-joog[Read More…]

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaraha oo soo xidhay Tartanka Kubadda Kolayga ee Saddexleyda (Gabiley 3 on 3) + Sawirro

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaraha oo soo xidhay Tartanka Kubadda Kolayga ee Saddexleyda (Gabiley 3 on 3) + Sawirro

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa caweysinkii Sabtida soo xidhay tartan ciyaareed kubadda kolayga ah nooca loo yaqaan Saddexdleyda ama (3 on 3) oo Hay’adda Waddaniga ah ee IRADA ku qabatay magaalada Gabiley. Tartanka noocan ah oo dunida ku cusub waa markii koowaad ee lagu qabto Somaliland, waxaana Xaflad si heersare ah[Read More…]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com