10:15 am - Thursday June 29, 2017

Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Kooxda Kubadda Kolayga TELESOM oo Ku Guu...

Kooxda Kubadda Kolayga TELESOM oo Ku Guuleysatay Koobka Tartanka Ramadaanta...

Kooxda kubadda Kolayga ee TELESOM ayaa ku guuleysatay tartanka Kubadda Kolayga ee bisha Ramadaan oo lagu qabtay garoonka Tima-cadde ee magaalada Hargeysa. Tartankan oo ay ka qayb-galeen toddoba kooxood oo kala ahaa Nagaad, Dawladda Hoose Gabiley, True Cable Tv, Axmed-Gurey, Wasaaradda Macdanta iyo... read more »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Siiyey W...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Siiyey Wasiirka Maaliyadda In La Bixiyo Kha...

Isuduwaha Ciyaaraha ee Gobolka Sool Fu’aad Axmed Cali, ayaa ka hadlay Garoonka Kubada Cagta ee Gobolka Sool, oo uu sheegay inuu aad ugaga mahad-celinayo Madaxweynaha Jamhuuryiada Somaliland, oo uu ku amaanay inuu u saxeexay warqadii Garoonka lagu dhigaayey Rooga Casriga ah. Isuduwaha Ciyaaraha ee... read more »

Maxa Somaliland Ka Hor Taagan In Horyaal...

Maxa Somaliland Ka Hor Taagan In Horyaalo Iyo Tartamo Joogto Ah?

Iyadoo guud ahaan Gobolada kala duwan ee dalka laga hirgaliyey Garoomo casriya, oo Roogagna la dhigay, sida Garoomada waaweyn ee ku yaala Magaalooyinka waaweyn, halka sidoo kale ay jiraan Garoomo badan oo iyana gaar loo leeyahay oo la dhigay Roog, oo lagu ciyaaro, haddana iyadoo tartamadii ugu... read more »

Xasan Waraabe Cadde Oo Ka Hadlay Kormeer...

Xasan Waraabe Cadde Oo Ka Hadlay Kormeerkii Guddoomiyaha KULMIYE ku maray G...

Khabiirka ciyaaraha kala duwan, ahna la taliyaha duqa caasimadda Hargeysa ee arrimaha ciyaaraha iyo garoomada Xasan Waraabe Cadde ayaa ku amaanay murashaxa ahna guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi kormeero uu ku tegay garoomada caasimadda Hargeysa oo ay ka socdaan tartamada bisha Ramadaan. Xasan... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Qisada Kubadii Cagta ee Dayaxa dushiisa Laga Helay (Xogta Dahsoon...

Waa Xog iyo warbixin laga diyaariyey, kubad ay dhawaan sheegeen, hayadda hawada u qaabilsan wadanka Maraykan ee NASA, in laga helay samada……. Hadaba ka boggo, Qisada Kubadii Cagta ee... read more »

el-clasico

El Clasico: Arimaha Go’aamin Doona Guusha Ciyaarta...

Sanadihii u dambeeyey – mar kasta oo ay Barcelona la kulanto Real Madrid, waxay ahayd mid leh gacanta sare ciyaarta Clasico. Doorkan xaalku sidaas... read more »

Waa Kuma Ande Ayew

Ciyaaryahanka caalamiga ah ee u dhashey Ghana, ayaa soo bandhigay inaanu aheyn nin ay quus ku ridi karto xaaladaha adag. Bishii January, 26 sano jirkan ayaa... read more »

USA vs Mexico : Dagaalkii 1-aad Ee Kubbada Ah Oo Dhex M...

‘Markay Mexico inoo soo dirayso dadkeeda, inooma soo diraan kuwooda ugu fiican. Inooma soo diraan adiga oo kale, waxay inoo soo diraan dad mushkilado... read more »

Tababarayaashu xaq ma u leeyihiin inay ciyaartoyda meel...

Tababarayaashu xaq ma u leeyihiin inay ciyaartoyda meel fagaare ah ku dhaliilaan.? Mise qolka lebiska ayey tahay in lagu canaanto? Dhammaadkii todobaadkii ina... read more »

More from Wararka Gudaha

Kooxda Kubadda Kolayga TELESOM oo Ku Guuleysatay Koobka Tartanka Ramadaanta Ee Tima-cadde

Kooxda kubadda Kolayga ee TELESOM ayaa ku guuleysatay tartanka Kubadda Kolayga ee bisha Ramadaan oo lagu qabtay garoonka Tima-cadde ee magaalada Hargeysa. Tartankan oo ay ka qayb-galeen... read more »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Siiyey Wasiirka Maaliyadda In La Bixiyo Kharashka Garoonka...

Isuduwaha Ciyaaraha ee Gobolka Sool Fu’aad Axmed Cali, ayaa ka hadlay Garoonka Kubada Cagta ee Gobolka Sool, oo uu sheegay inuu aad ugaga mahad-celinayo Madaxweynaha Jamhuuryiada... read more »

Maxa Somaliland Ka Hor Taagan In Horyaalo Iyo Tartamo Joogto Ah?

Iyadoo guud ahaan Gobolada kala duwan ee dalka laga hirgaliyey Garoomo casriya, oo Roogagna la dhigay, sida Garoomada waaweyn ee ku yaala Magaalooyinka waaweyn, halka sidoo kale ay jiraan... read more »

Xasan Waraabe Cadde Oo Ka Hadlay Kormeerkii Guddoomiyaha KULMIYE ku maray Garoomada Hargey...

Khabiirka ciyaaraha kala duwan, ahna la taliyaha duqa caasimadda Hargeysa ee arrimaha ciyaaraha iyo garoomada Xasan Waraabe Cadde ayaa ku amaanay murashaxa ahna guddoomiyaha KULMIYE Muuse... read more »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo Xusk...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb-galay Xuska Munaasibad lagu... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com