Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Isu-duwaha Ciyaaraha Gobolka Sool Oo Sii...

Isu-duwaha Ciyaaraha Gobolka Sool Oo Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Farriin U Di...

Isuduwaha Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee ee Gobolka Sool Fu’aad Axmed Cali, ayaa Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ugu baaqay inuu goob joog ka ahaado kana soo qayb galo munaasibada furitaanka Garoonka Kubada Cagta ee Laascanood Cabdi... read more »

“Wasaaradda Ciyaaraha Waa In Ehelkeedii ...

“Wasaaradda Ciyaaraha Waa In Ehelkeedii Loo Magacaabo,  Guddidii Olomikada ...

Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaarta Jasta (Chasta), Mustafe Cabdiraxmaan Cabdilaahi ayaa Madaxweynaha taladda dalka loo doortay ee Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu xaalada ciyaareed ee dalka wax ka bedelo, kuna dadaalo sidii tayadda Ciyaaraha ee dalka sare loogu qaadi lahaa, oo dad khibrad ciyaaraha... read more »

Daawo: Mo Farah Oo Hambalyo U Soo Diray ...

Daawo: Mo Farah Oo Hambalyo U Soo Diray Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland MB...

Orodyahanka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse u orda wadanka Ingiriiska ee Maxamed Faarax ( Mo Farah ) ayaa halbalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday 13 kii bishan aynu ku jirno ee November. Mo... read more »

Duruufaha Ciyaaraha iyo Dhallinyarada: I...

Duruufaha Ciyaaraha iyo Dhallinyarada: Imtixaan Horyaalla Madaxweynaha Cusu...

Tartankii Xisbiyadu uu dhammaaday, loolankii iyo ololhii wey dhammaadeen, Doorashadii Madaxtooyada waa la galay, balse ilaa hadda natiijadii iyo cida ku guulaystay Doorashada laguma dhawaaqin, sidaas oo ay tahay Xukuumadda dhalan doonta, oo hawlo culusi u yaalan, ayaa waxa hawlahaas ka mid ah... read more »

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha ...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sheegay In Madaxweyne Siilaanyo ...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, ayaa ka hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo iyo muddadii todobada sanno ahayd waxyaabaha ay ciyaaraha ka qabatay, waxaanu tilmaamay in horumar todobadii sanno iyo badhkii uu Madaxweynuhu xilka hayey in... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Samayn Inte Le’g Andres Iniesta Ku Lahaa Tobabare Pep Guardiola I...

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheeagy in taloyin badan uu siyee tobabare Pep Guardiola xili-ciyareedkii uu tobabare ka ahaa Barcelona ka dib markii guuldaroyin tiro... read more »

Arsenal Oo Adhaxda Ka Jebisay Watford

Arsenal ayaa gaadhay guusheedii ugu horreysay ee horyaalka kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Premier League kadib markii ay 3-1 ku khaarajisay Watford oo ay garoonkeeda ku booqatay. Qaybtii hore ee ciyaarta ayey Arsenal ciilkii hayey kula dhacday Watford, maadaama labadii kulan ee hore midna ay Liverpool 4-3 ku karbaashtay, kulankii kalena ay... read more »

Warbaahinta Dunida Oo Si Cajiib Ah U Qaadaa-dhigtay Guu...

Bale oo kooxdiisa ka caawiyay badintii u horaysay ee xilli ciyaareedka Ciyaaryahanka reer Wales ee afka hore ka ciyaara ayaa naadigiisa Real Madrid u dhaliyay... read more »

Mo Farah Oo Noqday Shaqsigii 2 aad Ee Abid Ku Guuleysta...

Mucjisada orodka dunida, wiilka reer Somaliland, laakiin u orda wadanka Ingiriiska, Maxamed Faarax ‘Mo Farah’ ayaa ku guuleystay biladdii afraad oo dahab... read more »

RASMI: Messi Oo Ka Noqday Go’aankiisii, Una Safan...

Kabtanka xulka Argentina Messi ayaa shaaciyey inuu kasoo noqday go’aankiisii uu kaga fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulkiisa u safan jiray. “ma... read more »

More from Wararka Gudaha

Isu-duwaha Ciyaaraha Gobolka Sool Oo Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Farriin U Diray

Isuduwaha Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee ee Gobolka Sool Fu’aad Axmed Cali, ayaa Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ugu... read more »

“Wasaaradda Ciyaaraha Waa In Ehelkeedii Loo Magacaabo,  Guddidii Olomikada La Soo Celiyo, ...

Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaarta Jasta (Chasta), Mustafe Cabdiraxmaan Cabdilaahi ayaa Madaxweynaha taladda dalka loo doortay ee Muuse Biixi Cabdi, ugu baaqay inuu xaalada ciyaareed ee dalka... read more »

Daawo: Mo Farah Oo Hambalyo U Soo Diray Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland MBC

Orodyahanka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse u orda wadanka Ingiriiska ee Maxamed Faarax ( Mo Farah ) ayaa halbalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane,... read more »

Duruufaha Ciyaaraha iyo Dhallinyarada: Imtixaan Horyaalla Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

Tartankii Xisbiyadu uu dhammaaday, loolankii iyo ololhii wey dhammaadeen, Doorashadii Madaxtooyada waa la galay, balse ilaa hadda natiijadii iyo cida ku guulaystay Doorashada laguma... read more »

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sheegay In Madaxweyne ...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Cabdirashiid Ismaaciil Kaahin, ayaa ka hadlay Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo iyo muddadii todobada sanno ahayd waxyaabaha ay ciyaaraha ka... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com