Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Xidhidhka FIFA Oo Soo Saaray Musharaxiin...

Xidhidhka FIFA Oo Soo Saaray Musharaxiinta Abaal-maarinta Xidiga K/Cagta Ad...

Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar ayaa uu sharaxaan abaal-maarinta xidiga sanadka ee xidhidhka kubada cagta addunka ay sanad kaste bixiso, waxaana sida ay ku shegeen warsaxafadeed ay soo sareen Jimcihi shalay. Ronaldo ayaa door wayne ka ciyaaray guulihi kooxdisa Real Madrid inay sanadkii... read more »

Wararkii Ugu Dambayee Horyaalka NBA: Car...

Wararkii Ugu Dambayee Horyaalka NBA: Carmelo Anthony, Miyuu Ka Tegayaa Naad...

Wararka kutidhi kuteenka (rumor) ku sabsan mustaqbaalka laacibka naadiga New York Knicks, Carmelo Anthony ayaa liiqay wararka sheegaya xagaagi oo dhan in xidiga naadiga Knicks in uu sii joogi doono kooxdisa iyadoo ay maalimoo ka hadhsan tahay bilowga tobabarada diyaargarowga xili-ciyaareedka... read more »

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dal...

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dalka Ingiriska Ku Soo Baxa Magaacyada...

Wareeryahanka xulka qaranka Ingiriska & Tottenham, Harry Kane ayaa noqday laacibka kubada cagta ciyaara dalka Ingiriska ku soo baxa liistada kama dambaysta ah ee xulka sanad walba laga xusho horyalada cagta addunka ee lo yaqaan FIFA Pro XI World, waxaana  markii hore 13 ciyaartoy ka ciyaara... read more »

Xidhidhka Kubadda Cagta Dalka Wales Oo R...

Xidhidhka Kubadda Cagta Dalka Wales Oo Rajenayaa Guul Marti-gelinta Tartank...

Xidhidhka kubada cagta dalka Wales ayaa uu diyaargarowbaya dalbashadda marti gelinta tartanka koobka qaramadda qarada Yurub ee sanadka 2020 (Euro 2020), hase yeshe dalbashada wadanka Wales ayaa loo sadaalinaya in wadamada kale gorgoortanka marti gelinta tartankan ku abuuri sida wadanka... read more »

Kooxda Ciiddamada Gendarmerie Oo Ku Guul...

Kooxda Ciiddamada Gendarmerie Oo Ku Guulaysatay Tartanka K/Cagta Djibouti C...

Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup kadib markii ay ka badiyeen kooxda ciiddamada ilaalada qaranka Jabuuti rigoorayaal 7 – 6, waxaana kulankasii ka dhacxay garoonka Hassan Gouled Stadium ee magaladda... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Ethiopia Oo U Jilib Dhigtay Algeria Iyo Dhacdooyinkii Ciyaarta oo...

Xulka qaranka Ethiopia ayaa u jilib dhigay waddanka awoodda badan ee Algeria oo ay maanta ku wada ciyaareen garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa. Ciyaartan oo ahayd is-araggoodii labaad ee group J,... read more »

Daahir Rayaale Kaahin: “Berigii Hore Waxa Aan Ciyaari Jiray Kubadda Basket-ka”

Madaxweynihii hore ee Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa caddeeyey in uu ciyaari jiray kubadda kolayga wakhtigii uu dhallinyarada ahaa, laakiin markii dambe uu ka mashquulay. Daahir Rayaale oo sannadkii 2010 isagoo madaxweyne ka ah Somaliland u warramayey Allah haw naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke, ayaa waxa shegay in marka uu fursad... read more »

Faysal Cali Waraabe: “Ciyaaraha Waxaan Kaga Mashquulay ...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka sheekeeyey sidii ay isku ahaayeen ciyaaraha wakhtigii uu dhallinyarada ahaa. Eng.... read more »

Tababare Saleebaan Marduuf Oo Shaaciyey In Uu U Sharaxa...

Tababare Saleebaan Axmed Nuur (Marduuf) oo ka mid ah Macalimiinta dhinaca Kubadda Cagta iyo kooxaha  Heerarka kala duwan ee Ciyaaraha Somaliland soo carbiyey... read more »

Somaliland Oo Warqad u Qortay FIFA iyo CECAFA

Guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa shaaciyey in ay diyaariyeen warqad ay toddobaadkan u dirayso xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA... read more »

More from Wararka Gudaha

Xidhidhka FIFA Oo Soo Saaray Musharaxiinta Abaal-maarinta Xidiga K/Cagta Addunka 2016/17

Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar ayaa uu sharaxaan abaal-maarinta xidiga sanadka ee xidhidhka kubada cagta addunka ay sanad kaste bixiso, waxaana sida ay ku shegeen warsaxafadeed... read more »

Wararkii Ugu Dambayee Horyaalka NBA: Carmelo Anthony, Miyuu Ka Tegayaa Naadigisa New York ...

Wararka kutidhi kuteenka (rumor) ku sabsan mustaqbaalka laacibka naadiga New York Knicks, Carmelo Anthony ayaa liiqay wararka sheegaya xagaagi oo dhan in xidiga naadiga Knicks in uu sii... read more »

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dalka Ingiriska Ku Soo Baxa Magaacyada FIFA-pro World...

Wareeryahanka xulka qaranka Ingiriska & Tottenham, Harry Kane ayaa noqday laacibka kubada cagta ciyaara dalka Ingiriska ku soo baxa liistada kama dambaysta ah ee xulka sanad walba laga... read more »

Xidhidhka Kubadda Cagta Dalka Wales Oo Rajenayaa Guul Marti-gelinta Tartanka Euro 2020

Xidhidhka kubada cagta dalka Wales ayaa uu diyaargarowbaya dalbashadda marti gelinta tartanka koobka qaramadda qarada Yurub ee sanadka 2020 (Euro 2020), hase yeshe dalbashada wadanka Wales... read more »

Kooxda Ciiddamada Gendarmerie Oo Ku Guulaysatay Tartanka K/Cagta ...

Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup kadib markii ay ka badiyeen kooxda ciiddamada ilaalada qaranka Jabuuti rigoorayaal 7... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com