Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Wareysi Xiiso Baddan: Garsoore Maax Muus...

Wareysi Xiiso Baddan: Garsoore Maax Muuse Jaamac – (Qeybta 2-aad)

Akhristayaal waxaanu halkan markale idiinku soo gudbinaynaa wareysigii xiisaha lahaa ee aanu la yeelanay Garsoore Maax Muuse Jaamac oo ah wakhti xaadirkan Garsooraha kubadda cagta ee ugu wanaagsan Somaliland, wareysigan oo qeybtii 2-aad oo mid taxane ah, waxaana wareysigan oo dheer la yeeshay... read more »

Hargeysa: Akadamigga Kubadda Cagta ee Ci...

Hargeysa: Akadamigga Kubadda Cagta ee Ciyaarsame oo Tartano u soo Xidhay Ca...

Waxaa galabnimaddii Shalay oo Jimce ahayd garoonka kubadda cagta ee Ciyaarsame Football Stadium oo ah garoomadda nooca doogga sanaacigii ku goglan yihiin, lagu soo gaba-gabeeyay tartan saddex ahaa oo aan noocooga hore loogu arrag Somaliland, kaas oo muddo u socday caruur aad u da’yar oo... read more »

Kooxdii Kubadda Kollayga Ee Ciidanka As...

Kooxdii Kubadda Kollayga Ee Ciidanka Asluubta Oo La Kala Diray…̷...

“Intii Aan Joogay Xerada Wax Tartan Ah Looma Qaban….Markaa Maxay Meesha Iiga Qabanayaan, Ciidan Ayaan Ka Dhiganayaa” Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Xudhuun Waxa Gebi ahaanba la kala diray kooxda kubadda Kolleyga ee ku ciyaarta magaca ciidanka Asluubta. Sida uu sheegay Tabobaraha... read more »

Maxay Xukuumadda Siilaanyo Ka Qabatay Ci...

Maxay Xukuumadda Siilaanyo Ka Qabatay Ciyaaraha?

Xukuumaddan Somaliland, ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), oo muddo todaba sanno iyo badh ah taladda dalka haysay, ayaa waxa jira waxyaabo badan oo ay ka qabatay Ciyaaraha, halka ay sidoo kale waxyaabo badan oo loo baahnaa inay qabatana ay ka gaabisay. Haddaba haddii... read more »

Hargeysa: Xuska Maalinta Qaran ee Dhalli...

Hargeysa: Xuska Maalinta Qaran ee Dhallinyarada Adduunka oo si Balaadhan lo...

Waxaa maalintii shalay caasimadda Hargeysa si balaadhan loogu dabaal-degay munaasibadda xuska maalinta qaran ee dhallinyarada adduunka oo markii 16-aad laga xusay dunidda, taas oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyeen Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Daladda dhallinyarada heer... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Hargeisa Stadium Oo Dib Loo Furayo Iyo Koox Reer Djibouti Ah Oo L...

Garoonka weyn ee Hargeisa Stadium ayaa dib loo furi doonaa bisha foodda inagu soo haysa ee February kadib markii la dhamaystiray dayactir ballaadhan oo lagu sameeyey, laguna goglay doog macmal... read more »

Maxaad Ka Taqaanaa Ciyaar yahanadii Premier Liiga 100 Gool iyo In kabadan Dhaliyey

Tani waqtigii Liiga Ingiriiska  Loo Bixiyey Premier Legea xili ciyaareedkii 1992-1993, waxaa soo maray ciyaartooyo dhan 24 ciyaartooy oo ku guulaystay inay 100 Gool iyo Wax ka badan dhaliyeen intii ay ka ciyaarayeen Premier Liiga. Liiska Ciyaar yahanadii Premier Liiga 100 Gool iyo In kabadan  Dhaliyey  No Ciyaartoyga Kooxahay U... read more »

FIFA Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashada Madaxt...

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay gudiga hay’adda ugu sareysa kubada cagta FIFA doorashada madaxtinimada ayaa la qaban doonaa dhamaadka bisha February ee... read more »

Cabdiriyaad Oo Ku Baaqay In Koobkii Gobollada La Qabto

Weeraryahanka xulka gobolka Gabiley ee Cabdiriyaad Abshir Cabdi ayaa ugu baaqay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland in ay qabato tartankii... read more »

Reer Hargeysa Oo Saadaaliyey Manchester United Iyo Chel...

Ra’yi ururin ay samaysay shabakadda ciyaaraha ee www.cadalool.com, oo laga qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay muujisay in labada kooxood ee ciyaarta... read more »

More from Wararka Gudaha

Wareysi Xiiso Baddan: Garsoore Maax Muuse Jaamac – (Qeybta 2-aad)

Akhristayaal waxaanu halkan markale idiinku soo gudbinaynaa wareysigii xiisaha lahaa ee aanu la yeelanay Garsoore Maax Muuse Jaamac oo ah wakhti xaadirkan Garsooraha kubadda cagta ee ugu... read more »

Hargeysa: Akadamigga Kubadda Cagta ee Ciyaarsame oo Tartano u soo Xidhay Caruurta Da’yarta...

Waxaa galabnimaddii Shalay oo Jimce ahayd garoonka kubadda cagta ee Ciyaarsame Football Stadium oo ah garoomadda nooca doogga sanaacigii ku goglan yihiin, lagu soo gaba-gabeeyay tartan... read more »

Kooxdii Kubadda Kollayga Ee Ciidanka Asluubta Oo La Kala Diray……

“Intii Aan Joogay Xerada Wax Tartan Ah Looma Qaban….Markaa Maxay Meesha Iiga Qabanayaan, Ciidan Ayaan Ka Dhiganayaa” Taliyaha ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Xudhuun Waxa Gebi... read more »

Maxay Xukuumadda Siilaanyo Ka Qabatay Ciyaaraha?

Xukuumaddan Somaliland, ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), oo muddo todaba sanno iyo badh ah taladda dalka haysay, ayaa waxa jira waxyaabo badan oo ay ka... read more »

Hargeysa: Xuska Maalinta Qaran ee Dhallinyarada Adduunka oo si Ba...

Waxaa maalintii shalay caasimadda Hargeysa si balaadhan loogu dabaal-degay munaasibadda xuska maalinta qaran ee dhallinyarada adduunka oo markii 16-aad laga xusay dunidda, taas oo ay si wada-jir ah u... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com