Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Ruug-Caddaaga Ciyaaraha Ee Xasan Waraabe...

Ruug-Caddaaga Ciyaaraha Ee Xasan Waraabe-cadde Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE...

Xasan Maxamed Cabdalle (Xasan Waraabe-cadde) ayaa shaaciyey inuu taageersan yahay Murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo barnaamijka siyaasadeed ee xisbigaas. Xasan oo kaalin firfircoon kaga jira kobcinta ciyaaraha dalka oo uu muddo dheer si madax bannaan uga shaqaynaya, tacab badanna... read more »

Borama: Tababare Ka Shaqeeya Dhismaha Ta...

Borama: Tababare Ka Shaqeeya Dhismaha Tayada Ciyaartooyada

Tababaraha Kooxda Kubada Cagta Dawladda hoose Boorama Ayuub Cabdiraxmaan Yuusuf (Ayuub King), ayaa ka hadlay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Boorama, oo dib u habayn iyo dib u cusboonaysiin lagu wado, waxaanu sheegay in marka uu Garoonkani dhammaado in horumarka ciyaaraha ee Gobolka Awdal iyo... read more »

Wasiirka Ciyaaraha Djibouti Oo Ka Baaqda...

Wasiirka Ciyaaraha Djibouti Oo Ka Baaqday Safar Uu Ku Iman Lahaa Hargeysa I...

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada dalka Jabuuti Xasan Maxamed Kaamil, iyo wefti uu hogaaminayo oo la filaayey inay dalka yimaadan bishan horaanteedii ayaa dib uga dhacay safarkii ay dalka ku iman lahaayeen. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland oo... read more »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada & Ciyaaraha oo Qado-sharaf ...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa Ambassador Hotel Munaasibad qado sharaf ah ugu samaayey Ardayda reer Somaliland ee wax ka barata waddanka Turkiga. Qado sharaftan ayaa waxa kale oo ka soo qeyb galay Madaxweyne-ku-xigeenkii... read more »

Fannaanka Maxamed BK Oo Hees U Qaaday Or...

Fannaanka Maxamed BK Oo Hees U Qaaday Orodyahanka Mo Farah

Fanaanka Caanka ah ee Bk ayaa dhawaan soo saaray hees cusub oo koobsanaysa waxqabadka iyo xirfada orodyahanka reer Somailand ee Mo Farah. Labada shakhsi ayaa ah kuwo saaxiibo ah, halka Mo Farah qudhiisu hore uga dhawajiyey inuu taageero Fanaanka BK ee ka tirsan Kooxda Xiddigaha Geeska. Daawasho... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Daawo:-Goolashii ugu cajiibsanaa ee la kala dhaliyey sanadii 2015...

Goolashii ugu quruxda badnaa dunida ee kooxuhu kala dhaliyaan sanadka dhamaanaya ee 2015  read more »

Danny Mills

Garsoorayaasha Kubada Cagtu ma Ixtiraamaan Ciyaartooyda – Mills

Ciyaaryahankii difaaca uga ciyaari jiray waayaha qaar xulka Ingiriiska ee Danny Mills ayaa sheegay inuu rumaysan yahay in siidhiwadeyaasha ama guud ahaan garsoorayaasha kubada cagtu ay yihiin kuwo aan ixtiraam u haynin haba yaraatee ciyaartooyda. Isagoo ka qayb gallayay dood lagu falanqaynayo, ganaaxyadii ay dhawaan xidhiidhka kubada cagta ee FA... read more »

Somaliland: Siyaasiyiin Lagu Masaaley Ciyaartooyo

Maalmihii ugu dambeeyey waxa baraha bulshada ee Facebook iyo Twitter si aad ah uga dhex muuqday sawirro caan ah oo laga qaaday ciyaartooyo dunida caan ka ah,... read more »

Kooxda Barcelona Oo Doonaysa Inay Amaah Kula Wareegto ...

Wargeysyada ka soo baxa Catalonia ayaa waxa ay shalay wax ka qoreen hadalhaynta ugu baddan ee ay isla dhex qaadayaan taageerayaasha kooxda Barcelona... read more »

Xasan Waraabe Cadde Oo Ka Hadlay Guushii HAWD, Jewigii ...

Guddoomiyihii hore ee guddida Olaymiga ciyaaraha Somaliland, ahna khabiir ku takhasusay ciyaaraha kala duwan, ayaa falan-qeeyey kulankii maanta dhex maray... read more »

More from Wararka Gudaha

Ruug-Caddaaga Ciyaaraha Ee Xasan Waraabe-cadde Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE Iyo Taageerada...

Xasan Maxamed Cabdalle (Xasan Waraabe-cadde) ayaa shaaciyey inuu taageersan yahay Murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo barnaamijka siyaasadeed ee xisbigaas. Xasan oo kaalin... read more »

Borama: Tababare Ka Shaqeeya Dhismaha Tayada Ciyaartooyada

Tababaraha Kooxda Kubada Cagta Dawladda hoose Boorama Ayuub Cabdiraxmaan Yuusuf (Ayuub King), ayaa ka hadlay Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Boorama, oo dib u habayn iyo dib u... read more »

Wasiirka Ciyaaraha Djibouti Oo Ka Baaqday Safar Uu Ku Iman Lahaa Hargeysa Iyo Agaasimaha W...

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada dalka Jabuuti Xasan Maxamed Kaamil, iyo wefti uu hogaaminayo oo la filaayey inay dalka yimaadan bishan horaanteedii ayaa dib uga dhacay... read more »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada & Ciyaaraha oo Qado-sharaf u Sameeyay Arda...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa Ambassador Hotel Munaasibad qado sharaf ah ugu samaayey Ardayda reer Somaliland... read more »

Fannaanka Maxamed BK Oo Hees U Qaaday Orodyahanka Mo Farah

Fanaanka Caanka ah ee Bk ayaa dhawaan soo saaray hees cusub oo koobsanaysa waxqabadka iyo xirfada orodyahanka reer Somailand ee Mo Farah. Labada shakhsi ayaa ah kuwo saaxiibo ah, halka Mo Farah... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com