Asia

Latest News on Asia
Andre Villas-Boas Oo Ku Eedeeyey Kooxda ...

Andre Villas-Boas Oo Ku Eedeeyey Kooxda Guangzhou Evergrande Shilal Gaadhi ...

Tababaraha Kooxda Shanghai SIPG, Villas-Boas ayaa ku eedeeyey naadiga uu xafiiltanku ka dhexeeyo ee Guangzhou Evergrande inay soo naqshadeeyeen shilal baabuur oo lala beegsaday kooxdiisa oo ay jilbaha isku dareen ciyaarta quarter finalka ee Asian Champions League, kaas oo rikoodheyaal ay ku... read more »

Dalka Qatar oo soo ban-dhigay Garoon loo...

Dalka Qatar oo soo ban-dhigay Garoon loo Eekeysiiyay Koofiyada dadka Carbee...

Iyada oo dalka Qatar ay ka socoto hawsha lagu dhisayo garoomadda dhawrka ah ee kubadda cagta kuwaas oo qaab casriyeysan loo wado, maadaama ay marti- gelinayaan koobka adduunka ee 2022. Qaban-qaabiyaasha koobka adduunka ee dalka Carbeed ee Qatar ayaa soo ban-dhigay garoon indhaha caalamka soo... read more »

Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Tu...

Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Turkey -Oo Loo Eryey Dagaal Dhex Mara...

Tabobarihii xulka kubadda cagta qaranka Turkey – Fatih Terim ayaa shaqada ka tagay laba todobaad kadib markii uu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo nin hudheel ku haysta magaalo loo tamashle tago oo ku taala gobolka xeebta galbeed ee dalka Turkiga, sidaasna waxaa warsaxaafadeed ku... read more »

Qadar Marti Galintii Koobka Adduunka Lag...

Qadar Marti Galintii Koobka Adduunka Lagalama Noqon Warkaasi Waa Been Abuur

War been abuur ah oo sheegaya in dhawr wadan oo carbeed FIFA ka codsadeen in Qadar lagala noqdo marti gallinta koobka aduunka 2022 ka ayaa lagu baahiyey markii koobaad, website u muuqda inuu qayb ka yahay warbaahinta “Local” oo ah wargeys ka soo baxa wadanka Switzerland. Warkan ayaa la... read more »

Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo FIFA ka Dal...

Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo FIFA ka Dalbaday in Qatar laga qaado Marti-gel...

Bishii la soo dhaafay Lixdii dal carbeed ee xidhiidhka u jaray dalka yar ee Qatar ayaa la sheegayaa haatan inay warqad u qoreen xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA, iyaga oo ka dalbanaya in Qatar laga qaado marti-gelinta Koobka Adduunka ee 2022, waxaanay ku sababeeyeen in Qatar ay hooy u tahay... read more »

More from Asia

Andre Villas-Boas Oo Ku Eedeeyey Kooxda Guangzhou Evergrande Shilal Gaadhi Oo Lala Beegsad...

Tababaraha Kooxda Shanghai SIPG, Villas-Boas ayaa ku eedeeyey naadiga uu xafiiltanku ka dhexeeyo ee Guangzhou Evergrande inay soo naqshadeeyeen shilal baabuur oo lala beegsaday kooxdiisa... read more »

Dalka Qatar oo soo ban-dhigay Garoon loo Eekeysiiyay Koofiyada dadka Carbeed iyo Islaamku ...

Iyada oo dalka Qatar ay ka socoto hawsha lagu dhisayo garoomadda dhawrka ah ee kubadda cagta kuwaas oo qaab casriyeysan loo wado, maadaama ay marti- gelinayaan koobka adduunka ee... read more »

Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Turkey -Oo Loo Eryey Dagaal Dhex Maray Mulkiile Hudh...

Tabobarihii xulka kubadda cagta qaranka Turkey – Fatih Terim ayaa shaqada ka tagay laba todobaad kadib markii uu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo nin hudheel ku haysta... read more »

Qadar Marti Galintii Koobka Adduunka Lagalama Noqon Warkaasi Waa Been Abuur

War been abuur ah oo sheegaya in dhawr wadan oo carbeed FIFA ka codsadeen in Qadar lagala noqdo marti gallinta koobka aduunka 2022 ka ayaa lagu baahiyey markii koobaad, website u muuqda... read more »

Sacuudiga iyo Xulafadiisa oo FIFA ka Dalbaday in Qatar laga qaado...

Bishii la soo dhaafay Lixdii dal carbeed ee xidhiidhka u jaray dalka yar ee Qatar ayaa la sheegayaa haatan inay warqad u qoreen xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA, iyaga oo ka dalbanaya in... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com