Champions League

Latest News on Champions League
Spartak Moscow Oo Loo Haysto Falal Cunsu...

Spartak Moscow Oo Loo Haysto Falal Cunsurinimo Oo Ay Kula Kacday Ciyaartoyg...

Kooxda horyaalka dalka Ruushka ku guuleystay ee Spartak Moscow, ayaa lagu soo oogey dambi la xidhiidha inay tageerayaasheedu ay soo bandhigeen qoraallo ay calaamado ku qoran yihiin iyo erayo aan wanaagsaneyn, intii ay socotay ciyaartii barbaraha ay la gashay Liverpool oo ay isku haleeleen kulan ka... read more »

Chelsea Oo 2-1 Ku Garaacday Atletico Mad...

Chelsea Oo 2-1 Ku Garaacday Atletico Madrid

Chelsea ayaa guul muhiim ah kala laabatay waddanka Spain oo ay ciyaar ugu tagtay Atletico Madrid oo ay ka wada tirsan yihiin Group C. Michy Batshuayi iyo Alvaro Morata ayaa ka caawiyey Chelsea inay 2-1 kaga adkaato Atletico Madrid oo garoonkeeda joogta, kuwaas oo ay heshay iyadoo gool lagaga... read more »

Sporting CP vs Barcelona 0-1 | All Goals...

Sporting CP vs Barcelona 0-1 | All Goals & Extended Highlights | UCL 2...

Sporting CP vs Barcelona 0-1 | All Goals & Extended Highlights | UCL 28/09/2017-18... read more »

Rikoodh Xun: Liverpool Ma Guuleysanin To...

Rikoodh Xun: Liverpool Ma Guuleysanin Toddobadii ciyaarood ee u dambeeyey e...

Liverpool ayaa barbar dhac la gashay Spartak Moscow kulan ka dhacay waddanka Ruushka, halkaas oo kooxda tababare Jurgen Klopp uu goob joog u ahaa kooxdiisa oo guuleysan kari weyday, isla markaana khasaarisay fursado badan oo ay goolal badan ku dhashan kari lahayd. Barbar-dhacan ayaa noqday kii... read more »

Neymar iyo Di Maria oo Lagu Darey Liiska...

Neymar iyo Di Maria oo Lagu Darey Liiska Caawa Ka Hor Tagi Doona Bayern Mun...

Neymar ayaa lagu daray ciyaartooyda Paris St Germain ee Caawa la ciyaari doona kulan katirsan Champions League kooxda Bayern Munich, kadib markii uu ka soo kabtay dhaawac cagta ah, sida uu sheegey tababare Unai Emery. Soo laabashada ciyaar-yahanka reer Brazil ayaa cirka ku sii shareertay wararka la... read more »

More from Champions League

Spartak Moscow Oo Loo Haysto Falal Cunsurinimo Oo Ay Kula Kacday Ciyaartoyga Liverpool

Kooxda horyaalka dalka Ruushka ku guuleystay ee Spartak Moscow, ayaa lagu soo oogey dambi la xidhiidha inay tageerayaasheedu ay soo bandhigeen qoraallo ay calaamado ku qoran yihiin iyo... read more »

Chelsea Oo 2-1 Ku Garaacday Atletico Madrid

Chelsea ayaa guul muhiim ah kala laabatay waddanka Spain oo ay ciyaar ugu tagtay Atletico Madrid oo ay ka wada tirsan yihiin Group C. Michy Batshuayi iyo Alvaro Morata ayaa ka caawiyey... read more »

Sporting CP vs Barcelona 0-1 | All Goals & Extended Highlights | UCL 28/09/2017-18 HD

Sporting CP vs Barcelona 0-1 | All Goals & Extended Highlights | UCL 28/09/2017-18... read more »

Rikoodh Xun: Liverpool Ma Guuleysanin Toddobadii ciyaarood ee u dambeeyey ee Champions Lea...

Liverpool ayaa barbar dhac la gashay Spartak Moscow kulan ka dhacay waddanka Ruushka, halkaas oo kooxda tababare Jurgen Klopp uu goob joog u ahaa kooxdiisa oo guuleysan kari weyday, isla... read more »

Neymar iyo Di Maria oo Lagu Darey Liiska Caawa Ka Hor Tagi Doona ...

Neymar ayaa lagu daray ciyaartooyda Paris St Germain ee Caawa la ciyaari doona kulan katirsan Champions League kooxda Bayern Munich, kadib markii uu ka soo kabtay dhaawac cagta ah, sida uu sheegey... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com