Europa League

Latest News on Europa League
Patrice Evra Oo Madaxa Ka Laagay Taageer...

Patrice Evra Oo Madaxa Ka Laagay Taageere Iyo Ceebta Uu Ka Dhaxlay

Kooxda Marseille ayaa ganaaxday laacibkeeda difaaca ka ciyaara ee Patrice Evra kadib markii uu madaxa ka laagay shaqsi taageere ah ka hor kulankii kooxdiisu la ciyaaraysay naadiga Vitoria Guimaraes Khamiistii, ee ku tirsanaa horyaalka Europa League guuldaradana ay kala kulmeen. Muuqaalada la... read more »

Lazio Oo Ku Ciyaari Doonta Garoon Qayb M...

Lazio Oo Ku Ciyaari Doonta Garoon Qayb Madhan Tahay

Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa labada kulan ee soo socda ku ciyaari doonta garoonkeeda oo qayb ka mid ah uu haawanayo, kaddib markii lagu helay in Axaddii ay taageereyaasheedu ay aflagaadooyin cunsuriyeysan kula kaceen ciyaartoy madow oo ka tirsan kooxda Sassuolo. Taageereyaasha Lazio ayaa cay u... read more »

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dal...

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dalka Ingiriska Ku Soo Baxa Magaacyada...

Wareeryahanka xulka qaranka Ingiriska & Tottenham, Harry Kane ayaa noqday laacibka kubada cagta ciyaara dalka Ingiriska ku soo baxa liistada kama dambaysta ah ee xulka sanad walba laga xusho horyalada cagta addunka ee lo yaqaan FIFA Pro XI World, waxaana  markii hore 13 ciyaartoy ka ciyaara... read more »

Uefa oo baadhaysa qaskii ciyaartii Evert...

Uefa oo baadhaysa qaskii ciyaartii Everton ee koobka Europa League

Hay’adda maamusha kubadda cagta Yurub ee magaceeda loo soo gaabiyo Uefa ayaa baadhaysa qaskii hakiyay ciyaartii loogu soo baxayay koobka Europa League ee dhex martay Everton iyo Hajduk Split. Ciyaarta ayaa la hakiyay daqiiqaddii 33aad ka dib markii taageereyaashii martida ahaa ay ku qamaameen... read more »

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii A...

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii Afraad Uefa Super Cup Hal Jeerna Ka ...

Barcelona iyo Milan oo ah labada naadi ee iska yeeshay koobkan, Uefa Super Cup, Mid kastaana shan jeer ku guuleysatay, ayaa imika hal jeer oo kaliya ka sareeya kooxda Real Madrid, oo koobkeedii afraad ka qaaday kooxda Manchester United. Waxay Real Madrid ka dhigan tahay in saddex kamid ah afarta... read more »

More from Europa League

Patrice Evra Oo Madaxa Ka Laagay Taageere Iyo Ceebta Uu Ka Dhaxlay

Kooxda Marseille ayaa ganaaxday laacibkeeda difaaca ka ciyaara ee Patrice Evra kadib markii uu madaxa ka laagay shaqsi taageere ah ka hor kulankii kooxdiisu la ciyaaraysay naadiga Vitoria... read more »

Lazio Oo Ku Ciyaari Doonta Garoon Qayb Madhan Tahay

Kooxda kubadda cagta Lazio ayaa labada kulan ee soo socda ku ciyaari doonta garoonkeeda oo qayb ka mid ah uu haawanayo, kaddib markii lagu helay in Axaddii ay taageereyaasheedu ay... read more »

Herry Kane Oo Noqday Laacibka Keliya Dalka Ingiriska Ku Soo Baxa Magaacyada FIFA-pro World...

Wareeryahanka xulka qaranka Ingiriska & Tottenham, Harry Kane ayaa noqday laacibka kubada cagta ciyaara dalka Ingiriska ku soo baxa liistada kama dambaysta ah ee xulka sanad walba laga... read more »

Uefa oo baadhaysa qaskii ciyaartii Everton ee koobka Europa League

Hay’adda maamusha kubadda cagta Yurub ee magaceeda loo soo gaabiyo Uefa ayaa baadhaysa qaskii hakiyay ciyaartii loogu soo baxayay koobka Europa League ee dhex martay Everton iyo... read more »

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii Afraad Uefa Super Cup Hal ...

Barcelona iyo Milan oo ah labada naadi ee iska yeeshay koobkan, Uefa Super Cup, Mid kastaana shan jeer ku guuleysatay, ayaa imika hal jeer oo kaliya ka sareeya kooxda Real Madrid, oo koobkeedii... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com