12:02 pm - Tuesday May 30, 2017

France

Latest News on France
PSG Oo Hanatay Coupe de France

PSG Oo Hanatay Coupe de France

Gool uu daqiiqadii 91 aad iska dhaliyey, Issa Cissokho ayaa u horseeday kooxda Paris St-Germain inay ku qaado koobka Coupe de France – ciyaartii finalkana ku dhaafaan kooxda taagta yar ee Angers. Kooxda tabobare Unai Emery ayaa u muuqatay mid lala tagayo wakhtiga dheeraadka ah ee ciyaarta... read more »

Booliska Faransiiska Oo Saq-dhexe U Daat...

Booliska Faransiiska Oo Saq-dhexe U Daatay Guryaha Di Maria iyo Pastore

Ciidanka Booliska waddanka Faransiiska u qaabilsan la dagaallanka musuqa iyo wax isdaba marinta ayaa u daatay guryaha ay deggan yihiin xiddigaha PSG ee Angel Di Maria iyo Javier Pastore Salaasadii, waxaana lagu sameeyey baadhitaano la xidhiidha dembiyo musuq iyo lacago la lunsaday la xidhiidha oo... read more »

Benzema oo Mar Kale Laga Reebay Xulka Fa...

Benzema oo Mar Kale Laga Reebay Xulka Faransiiska

Tababare Didier Deschamps ayaa mar kale ka reebay xulka qaranka Faransiiska weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema, xiddigaha uu u xushay saddexda ciyaarood ee muhiimka ah ee bisha dambe. Deschamps ayaa 29 jirka Real Madrid aan kusoo darin Benzema oo fadeexad dhex martay Valbuena ay ka... read more »

Monaco Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Faran...

Monaco Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Faransiiska Markii 1 aad Mudo 17 Sanadoo...

Naadiga Monaco ayaa hantiyey horyaalka wadanka France ee Ligue 1 kadib markii ay ugu awood sheegteen kooxda Saint-Etienne ciyaartii dhex martay maalinimadii Arbacada. Kooxda tabobare Leonardo Jardim waxay jebisay deyrkii ay ku ilaalinaysay kooxda Paris Saint-loogu cumaamado horyaalnimada... read more »

More from France

PSG Oo Hanatay Coupe de France

Gool uu daqiiqadii 91 aad iska dhaliyey, Issa Cissokho ayaa u horseeday kooxda Paris St-Germain inay ku qaado koobka Coupe de France – ciyaartii finalkana ku dhaafaan kooxda taagta... read more »

Booliska Faransiiska Oo Saq-dhexe U Daatay Guryaha Di Maria iyo Pastore

Ciidanka Booliska waddanka Faransiiska u qaabilsan la dagaallanka musuqa iyo wax isdaba marinta ayaa u daatay guryaha ay deggan yihiin xiddigaha PSG ee Angel Di Maria iyo Javier Pastore... read more »

Benzema oo Mar Kale Laga Reebay Xulka Faransiiska

Tababare Didier Deschamps ayaa mar kale ka reebay xulka qaranka Faransiiska weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema, xiddigaha uu u xushay saddexda ciyaarood ee muhiimka ah ee bisha... read more »

Monaco Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Faransiiska Markii 1 aad Mudo 17 Sanadood Ah

Naadiga Monaco ayaa hantiyey horyaalka wadanka France ee Ligue 1 kadib markii ay ugu awood sheegteen kooxda Saint-Etienne ciyaartii dhex martay maalinimadii Arbacada. Kooxda tabobare... read more »

Monaco Oo Nuuxsi U Diiday Lille – Horyaalkana Wali Hogaamin...

Monaco Ayaa rajaynaysa inay hantido horyaalkeedii u horeeyey ee Liga 1 ah, tan iyo 2000, kadib markii laba gool oo uu Radamel Falcao iyo Laba kale ay ugu xoog sheegatay kooxda Lille. Falcao ayaa... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com