5:47 pm - Sunday April 30, 2017

Germany

Latest News on Germany
Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Horyaalk...

Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Horyaalkii Shanaad Oo Xidhiidh Ah

Bayern Munich ayaa ku xasuuqday naadiga Wolfsburg 6-0 si ay ugu guuleysato horyaalkii shanaad ee Bundesliga ah oo xidhiidh ah, una siiso tabobare Carlo Ancelotti sharafta ah inuu noqdo macalin ku guuleystay afar horyaal oo kuwa Yurub ugu waaweyn ah. Wuxuu u ahaa xili ciyaareed kale oo la hollin... read more »

Bayern Munich Oo La Qabtay Ciyaartii 4-a...

Bayern Munich Oo La Qabtay Ciyaartii 4-aad Oo Xidhiidh Ah Iyo Ciyaartoy Kal...

Kooxda hoggaaminaysa horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa kulankii afraad oo xidhiidh ah garoonka ka baxday markii ay barbar dhac la gashay naadiga xarbiga ku jira ee Mainz. Munich oo Toddobaadkii hore ay Real Madrid ku karbaashtay Champions League, ayaa ku waajberiiisatay gool uu wakhti... read more »

Qof Looga Shakiyey Inuu Ka Dambeeyey Qar...

Qof Looga Shakiyey Inuu Ka Dambeeyey Qaraxyadii Kooxda Dortmund Oo La Qabta...

Ciidanka Booliiska wadanka Germany ayaa xabsiga dhigay qof looga shakiyey inuu xidhiidh la leeyahay “kooxaha Islaamiyiinta xag-jirka ah” oo lagu tuhunsan yahay inuu ahaa shaqsigii ka dambeeyey qaraxii bombaano ee lala beegsaday baskii ay saarnaayeen ciyaaryahanada kooxda Borussia... read more »

Bayern Munich Oo Ciyaalaysa Horyaalka Bu...

Bayern Munich Oo Ciyaalaysa Horyaalka Bundesliga – Sida Daadkana Ugu ...

Tabobaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ugu dabaal deggay, ciyaartii 1,000 aad ee uu Macalin noqdo, xasuuq 8-0 ah oo ay kooxdiisu ku gelleleftay kooxda Hamburg, oo ay ku jiraan saddexley Robert Lewandowski xareeyey. Bayern waxay ciyaarta qaybtii koobaadba ku qabatay 3-0 , iyadoo uu... read more »

More from Germany

Bayern Munich Oo Ku Guuleysatay Horyaalkii Shanaad Oo Xidhiidh Ah

Bayern Munich ayaa ku xasuuqday naadiga Wolfsburg 6-0 si ay ugu guuleysato horyaalkii shanaad ee Bundesliga ah oo xidhiidh ah, una siiso tabobare Carlo Ancelotti sharafta ah inuu noqdo... read more »

Bayern Munich Oo La Qabtay Ciyaartii 4-aad Oo Xidhiidh Ah Iyo Ciyaartoy Kaligii afar Gool ...

Kooxda hoggaaminaysa horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa kulankii afraad oo xidhiidh ah garoonka ka baxday markii ay barbar dhac la gashay naadiga xarbiga ku jira ee Mainz. Munich oo... read more »

Qof Looga Shakiyey Inuu Ka Dambeeyey Qaraxyadii Kooxda Dortmund Oo La Qabtay

Ciidanka Booliiska wadanka Germany ayaa xabsiga dhigay qof looga shakiyey inuu xidhiidh la leeyahay “kooxaha Islaamiyiinta xag-jirka ah” oo lagu tuhunsan yahay inuu ahaa shaqsigii ka... read more »

Bayern Munich Oo Ciyaalaysa Horyaalka Bundesliga – Sida Daadkana Ugu Fatahday Hambur...

Tabobaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ugu dabaal deggay, ciyaartii 1,000 aad ee uu Macalin noqdo, xasuuq 8-0 ah oo ay kooxdiisu ku gelleleftay kooxda Hamburg, oo ay ku... read more »

Qadar oo 500 milyan oo doolar ku kharashgaraysa Koobka Adduunka t...

Dawladda Qadar ayaa ku dhawaad 500 milyan oo doolar todobaad kasta u isticmaasha mashaariicda loogu diyaargaroobayo martigelinta Koobka Adduunka ee 2022, sida uu sheegay wasiirka maaliyaddu. Cali... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com