8:27 am - Saturday August 19, 2017

Horyaallada

Latest News on Horyaallada
Liverpool Oo Dhaafi Kari Weyday Watford ...

Liverpool Oo Dhaafi Kari Weyday Watford Kulankoodii Furitaanka Horyaalka

Gool uu wakhti daayacii, waliba daqiiqadii ugu dambeysay uu ka dhaliyey, Miguel Britos ayaa kala daadisay farxadii iyo rayn rayntii bilowga horyaalka ee Liverpool, dhibicna u suurto galisay inay ku hesho kooxda Watford, kulan labada naadi ku dhex maray geggida Vicarage Road. Kooxda dhar-casta, oo... read more »

Jadwalka Ciyaaraha Maanta Iyo Caawa Ay B...

Jadwalka Ciyaaraha Maanta Iyo Caawa Ay Baahin Doonto shabakadda Cadalool

Maanta iyo caawa waxa jira ciyaaro ka tirsan horyaallada Ingiriiska, Boortaqiiska, Belgium, Scotland, Maraykanka iyo kuwo kale oo ka tirsan koobka German cup, kuwaas oo dhamaantood ay shabakadda ciyaaraha ee CADALOOL si toos ah u baahin doonto. Ciyaaraha Ingiriiska oo ka kooban Premier League iyo... read more »

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii A...

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii Afraad Uefa Super Cup Hal Jeerna Ka ...

Barcelona iyo Milan oo ah labada naadi ee iska yeeshay koobkan, Uefa Super Cup, Mid kastaana shan jeer ku guuleysatay, ayaa imika hal jeer oo kaliya ka sareeya kooxda Real Madrid, oo koobkeedii afraad ka qaaday kooxda Manchester United. Waxay Real Madrid ka dhigan tahay in saddex kamid ah afarta... read more »

Real Madrid oo noqotay Saddexaad ee Tira...

Real Madrid oo noqotay Saddexaad ee Tirada Ugu Badan Ku Guuleysata Uefa Sup...

Waxay ahayd tani tii uu u jeeday Jose Mourinho markuu ka hadlayay faraqa u dhexeeya labada horyaal ee Champions League iyo Europa League. Farqiga u dhexeeya kooxda ugu fiican qaarada iyo isku dayayay inuu talaabadaas ku dhawaado. Faraqa wakhti xaadirkan u dhexeeya, Real Madrid iyo Manchester... read more »

More from Horyaallada

Liverpool Oo Dhaafi Kari Weyday Watford Kulankoodii Furitaanka Horyaalka

Gool uu wakhti daayacii, waliba daqiiqadii ugu dambeysay uu ka dhaliyey, Miguel Britos ayaa kala daadisay farxadii iyo rayn rayntii bilowga horyaalka ee Liverpool, dhibicna u suurto... read more »

Jadwalka Ciyaaraha Maanta Iyo Caawa Ay Baahin Doonto shabakadda Cadalool

Maanta iyo caawa waxa jira ciyaaro ka tirsan horyaallada Ingiriiska, Boortaqiiska, Belgium, Scotland, Maraykanka iyo kuwo kale oo ka tirsan koobka German cup, kuwaas oo dhamaantood ay... read more »

Real Madrid Oo Kaga Guuleysatay Markii Afraad Uefa Super Cup Hal Jeerna Ka Hooseysa Barca ...

Barcelona iyo Milan oo ah labada naadi ee iska yeeshay koobkan, Uefa Super Cup, Mid kastaana shan jeer ku guuleysatay, ayaa imika hal jeer oo kaliya ka sareeya kooxda Real Madrid, oo... read more »

Real Madrid oo noqotay Saddexaad ee Tirada Ugu Badan Ku Guuleysata Uefa Super Cup

Waxay ahayd tani tii uu u jeeday Jose Mourinho markuu ka hadlayay faraqa u dhexeeya labada horyaal ee Champions League iyo Europa League. Farqiga u dhexeeya kooxda ugu fiican qaarada iyo... read more »

Real Madrid vs Manchester United – Cadalool.com oo si toos ...

Shabakadda ciyaaraha ee CADALOOL.COM ayaa sidii looga bartay si toos ah u baahin doonta ciyaarta xiisaha leh ee Real Madrid iyo Manchester United ee Super Cup-ka, taas oo ka dhacaysa waddanka... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com