Italy

Latest News on Italy
Rasmi: Tababarihii Xulka Qaranka Italy O...

Rasmi: Tababarihii Xulka Qaranka Italy Oo La Eryey

Xidhiidhka kubadda cagta Talyaaniga ayaa shaaciyey inay shaqadii ka caydhiyeen tababare Gian Piero Ventura kaddib markii uu dalkaasi ka hadhay koobka adduunka ee 2018. Xidhiidhka kubadda cagta Italy ee FIGC ayaa shaaciyey in tababare Ventura oo 69 jir ah ay shaqadii ka eryeen gellinkii dambe ee... read more »

Ciyaaryahannadii Hore Ee Talyaaniga Oo U...

Ciyaaryahannadii Hore Ee Talyaaniga Oo U Ololaynaya In Conte Loo Magacaabo ...

Tabababaraha kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska Chelsea ee Antonio Conte ayaa la sheegay inuu dib ula wareegayo xulka qaranka Talyaaniga oo uu sannad ka hor iska casilay. Tababare Conte ayaa sida ay warbaahinta Talyaanigu tibaaxeen waxa uu u dhow yahay inuu ka tago Chelsea oo cadaadis badan... read more »

Andrea Pirlo Oo Ka Fadhiistay Kubadda Ca...

Andrea Pirlo Oo Ka Fadhiistay Kubadda Cagta Guud Ahaan

Laacibkii Khadka dhexe ee Xulka Talyaaniga, Andrea Pirlo ayaa ku dhawaaqay inuu si fasmi ah uga fadhiistay guud ahaan dunida kubadda cagta kadib markii uu kulankiisii u dambeeyey u saftay naadiga uu ka tirsanaa ee New York City. 38 sano jirkan xulka Talyaaniga u saftay 116 kulan, ayaa ka caawiyey... read more »

More from Italy

Rasmi: Tababarihii Xulka Qaranka Italy Oo La Eryey

Xidhiidhka kubadda cagta Talyaaniga ayaa shaaciyey inay shaqadii ka caydhiyeen tababare Gian Piero Ventura kaddib markii uu dalkaasi ka hadhay koobka adduunka ee 2018. Xidhiidhka kubadda... read more »

Ciyaaryahannadii Hore Ee Talyaaniga Oo U Ololaynaya In Conte Loo Magacaabo Tababaraha Cusu...

Tabababaraha kooxda kubadda cagta waddanka Ingiriiska Chelsea ee Antonio Conte ayaa la sheegay inuu dib ula wareegayo xulka qaranka Talyaaniga oo uu sannad ka hor iska casilay. Tababare... read more »

Andrea Pirlo Oo Ka Fadhiistay Kubadda Cagta Guud Ahaan

Laacibkii Khadka dhexe ee Xulka Talyaaniga, Andrea Pirlo ayaa ku dhawaaqay inuu si fasmi ah uga fadhiistay guud ahaan dunida kubadda cagta kadib markii uu kulankiisii u dambeeyey u saftay... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com