5:31 pm - Thursday July 27, 2017

Kuwo Kale

Latest News on Kuwo Kale
Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Tu...

Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Turkey -Oo Loo Eryey Dagaal Dhex Mara...

Tabobarihii xulka kubadda cagta qaranka Turkey – Fatih Terim ayaa shaqada ka tagay laba todobaad kadib markii uu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo nin hudheel ku haysta magaalo loo tamashle tago oo ku taala gobolka xeebta galbeed ee dalka Turkiga, sidaasna waxaa warsaxaafadeed ku... read more »

Taageerayaasha Barcelona Ee Maraykanka O...

Taageerayaasha Barcelona Ee Maraykanka Oo Buuga Dhacdooyinka Dunida –...

Naadiga Barcelona oo safar ku maraya wadanka Maraykanka, ayaa la kulmay oo goob joog ka ahaa, Dhacdo ay taageerayaasheedu ku soo bandhigeen, muuqaalka funnaanad ciyaareedii ugu balaadhnayd abid ee si farshaxano leh ay dad u soo bandhigaan. Madaxweynaha kooxda Barcelona, Josep Maria Bartomeu, ayaa... read more »

Taageerayaasha Ajax Oo Isu Soo Bax Balaa...

Taageerayaasha Ajax Oo Isu Soo Bax Balaadhan Taageero Ugu Muujiyey Ciyaarya...

Boqolaal iyo boqolaal taageerayaasha naadiga kubadda cagta wadanka Holland ee Ajax ah, ayaa iyagoo qiiraysan isugu soo baxay oo isugu soo ururay barxada guriga qoyska ciyaaryahan Abdelhak Nouri oo dhaawac maskaxda ahi soo gaadhay kuna dhex dhacay ciyaar saaxiibtinimo oo socota. Dhambaalada murugo... read more »

Romelu Lukaku Oo Lagu Xidhay Los Angeles...

Romelu Lukaku Oo Lagu Xidhay Los Angeles Wadanka Maraykanka

Weeraryahanka naadiga Everton ee Romelu Lukaku ayaa lagu xidhay magaalada Los Angeles ee carro maraykan Tobaadkii hore, kadib markii lagaga dacwooday “Buuq iyo qaylo”, waxaana maxkamad hor iman doonaa 2 da bisha October. Lukaku, oo qarka u saaran inuu tijaabada caafimaad u maro naadiga... read more »

More from Kuwo Kale

Fatih Terim – Tabobarihii Xulka Turkey -Oo Loo Eryey Dagaal Dhex Maray Mulkiile Hudh...

Tabobarihii xulka kubadda cagta qaranka Turkey – Fatih Terim ayaa shaqada ka tagay laba todobaad kadib markii uu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo nin hudheel ku haysta... read more »

Taageerayaasha Barcelona Ee Maraykanka Oo Buuga Dhacdooyinka Dunida – Lagu Daray

Naadiga Barcelona oo safar ku maraya wadanka Maraykanka, ayaa la kulmay oo goob joog ka ahaa, Dhacdo ay taageerayaasheedu ku soo bandhigeen, muuqaalka funnaanad ciyaareedii ugu balaadhnayd... read more »

Taageerayaasha Ajax Oo Isu Soo Bax Balaadhan Taageero Ugu Muujiyey Ciyaaryahan Abdelhak No...

Boqolaal iyo boqolaal taageerayaasha naadiga kubadda cagta wadanka Holland ee Ajax ah, ayaa iyagoo qiiraysan isugu soo baxay oo isugu soo ururay barxada guriga qoyska ciyaaryahan Abdelhak... read more »

Romelu Lukaku Oo Lagu Xidhay Los Angeles Wadanka Maraykanka

Weeraryahanka naadiga Everton ee Romelu Lukaku ayaa lagu xidhay magaalada Los Angeles ee carro maraykan Tobaadkii hore, kadib markii lagaga dacwooday “Buuq iyo qaylo”, waxaana... read more »

Taageerayaashii Weeraray Henrik Larsson Iyo Wiilkiisa Oo La Xuku...

Maxkamad ku taala gudaha wadanka Sweden ayaa 12 qof oo loo haystay, mashaqadii garoonka dhexdiisa iyo dagaalkii sida cadaanka ah loogu bartilmaameedsaday Tabobarihii naadiga Helsingborg ee Henrik... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com