LIVE MATCHES

Watch: L. A. Lakers vs Indiana Pacers

Watch: L. A. Lakers vs Indiana Pacers

Watch Los Angeles Lakers vs Indiana Pacers Time: 6:30 AM (GMT+3)

Live: Dallas Mavericks vs Utah Jazz

Live: Dallas Mavericks vs Utah Jazz

Watch Live Dallas Mavericks vs Utah Jazz Time: 4:30 AM (GMT+3)

Watch Live: Houston Rockets vs Golden State Warriors

Watch Live: Houston Rockets vs Golden State Warriors

Watch Live: Rockets vs Warriors Time: 4:00 AM (GMT+3)

Live stream: Atlanta Hawks vs Chicago Bulls

Live stream: Atlanta Hawks vs Chicago Bulls

Watch live: Hawks vs Bulls Time: 4:00 AM (GMT+3)

Memphis Grizzlies vs Sacramento Kings – Live stream

Memphis Grizzlies vs Sacramento Kings – Live stream

Watch Live Grizzlies vs Kings Time: 4:00 AM (GMT+3)

Live: Philadelphia 76ers vs Portland Trail Blazers

Watch live: Philadelphia 76ers vs Portland Trail Blazers Time: 3:00 AM (GMT+3)  

Orlando Magic vs Milwaukee Bucks – Live

Orlando Magic vs Milwaukee Bucks – Live

Watch Live Magic vs Bucks Time: 3:00 AM (GMT+3)

Watch: Charlotte Hornets vs Toronto Raptors

Watch: Charlotte Hornets vs Toronto Raptors

Watch Live Charlotte Hornets vs Toronto Raptors Time: 3:00 AM (GMT+3)

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco ayaa ka soo kabatay gool lagaga naxsaday, aakhirkiina dhulka jiiday xulka qaranka Togo, ciyaar tartanka koobka qaramada Afrika, Goup kiisa C ku tirsan, sidaasna ku xaqiijiyey inay rajadoodu ku xidhanto ciyaarta dhimashada ah ee hormadan oo ay ku wajahi doonaan qaranka Ivory Coast. Xulka woqooyiga qaarada Afrika ka soo ciyaar guday, waxay kaalinta labaad kaga jiraan Group C iyagoo[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Ivory Coast's forward Wilfried Bony (2nd-R) celebrates with teammates after scoring a goal during the 2017 Africa Cup of Nations group C football match between Ivory Coast and DR Congo in Oyem on January 20, 2017. / AFP PHOTO / ISSOUF SANOGOISSOUF SANOGO/AFP/Getty Images

Ivory Coast Oo Barbar Dhac Bariday DR Congo

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa laba jeer ka soo kabtay laba gool oo lagaga horeeyey, barbar dhac 2-2 ahna ka baryey xulka qaranka DR Congo, sidaana ku soo nooleeyey rajadoodii ka sii mid ahaan shaha iyo u hanqal taaga rubuc dhamaadka ciyaaraha tartanka qaramada qaarada Afrika. Kubbad uu si xirfadaysan shabaqa ugu ruxay Neeskens Kebano ayaa hogaanka ciyaarta ugu dhiibay[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Warriors vs Thunder

Golden State Warriors Oo Cashar U Dhigtay Oklahoma City Thunder

Golden State Warriors oo horboodaysa Kooxaha galbeedka Maraykanka ee horyaalka NBA ee kubadda Kolayga ayaa saaka subaxnimadii hore cashar u dhigtay naadiga Oklahoma City Thunder oo ay isku haleeleen ciyaar ay dad badan sugayeen maadaama ay Warriors kulankii hore laba u kala jartay Cleveland oo hoggaanka kooxaha bariga haysa, sidoo kalena horyaalka sannadkii hore ku guuleysatay. Warriors ayaa qaybtii hore[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, NBA, Wararka Maanta
Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Real Madrid 1-2 Celta Vigo Copa del Rey Quarter-final, Game 1 Santiago Bernabéu, Madrid

by 18/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, Spain, Wararka Maanta
Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

.Cameroon 2-1 Guinea-Bissau Africa Cup of Nations Group stage Stade d’Angondje

by 18/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Golden State Warriors Oo Guul-darradii Ugu Qadhaadhayd U Xambaarisay Cleveland Cavaliers

Golden State Warriors Oo Guul-darradii Ugu Qadhaadhayd U Xambaarisay Cleveland Cavaliers

Kulanka ugu qiimaha badan waddanka Maraykanka oo dhex maray labada kooxood ee Golden State Warriors iyo Cleveland Cavaliers oo ah labada kooxood ee ugu awood badan kubadda kolayga NBA, ayaa waxay xalay gellinkii dambe ku kulmeen ciyaar muddo la sugayey. Ciyaartan oo dad badan kala socdeen shaashadaha iyo kuwo kale oo garoonka ku sugnaa ayaa waxay ay guushu raacday Warriors[Read More…]

Detroit Pistons Oo Isbaaro U Dhigatay Guulihii Xidhiidhka Ahaa Ee L. A. Lakers

Detroit Pistons Oo Isbaaro U Dhigatay Guulihii Xidhiidhka Ahaa Ee L. A. Lakers

Detroit Pistons ayaa safar ugu tagtay naadiga ka dhisan Los Angeles ee Lakes, waxaanay la guryo noqotay guul ay dhexda kula sii damaashaadday. Ciyaarta ayaa natiijadeedu ku dhamaatay 102 ay Pistons la timid iyo 97 dhibcood oo ay heshay kooxda Lakers. Halkan ka daawo goolashii ciyaarta:

Dib U Daawo: Memphis Grizzlies 104-108 Chicago Bulls

Dib U Daawo: Memphis Grizzlies 104-108 Chicago Bulls

Memphis Grizzlies ayaa khasaare kala kulantay ciyaar ay ku martigelisay naadiga Chicago Bulls oo kulankiisii labaad oo xidhiidh ah guul gaadhay. Chicago Bullas ayaa ciyaarta ku badisay 108 gools halka Memphis Griezzlies ay dhashatay 104. Halkan ka daawo goolashii ciyaarta:

Daawo Goolashii: Sacramento Kings 118-122 Oklahoma City Thunde

Daawo Goolashii: Sacramento Kings 118-122 Oklahoma City Thunde

Natiijadii Ciyaarta: Sacramento Kings 118-122 Oklahoma City Thunde Daawo goolashii ciyaarta

Houston Rockets Oo Ciyaalaysay Brooklyn Nets

Houston Rockets Oo Ciyaalaysay Brooklyn Nets

Habeen madow ayay u ahayd Brooklyn Nets oo gurigeeda ku qaabishay Houston Rockets Natiijadii Ciyaarta: Brooklyn Nets: 112 Dhibcood Houston Rockets: 137 dhibcood Halkan ka daawo bandhiggii ciyaarta:

Dallas Cowboys 31-34 Green Bay Packers: Bandhigga Ciyaartii Halganka

Dallas Cowboys 31-34 Green Bay Packers: Bandhigga Ciyaartii Halganka

Kooxda kubadda Kubadda Cagta Maraykanka (NFL) ee Dallas Cowboys ayaa xalay garoonkeeda ku martigelisay naadiga Green Bay Packers, taas oo ay ku kala baxeen 34 gool oo ku badisay kooxda Packers iyo Cowboys oo 31 gool la timid. Aron Rodgers ayaa baas uu ka tuuray meel 36 yard ah, waxa uu u dhiibay Jared Cook oo liidka sii maraya, waxaana[Read More…]

Utah Jazz Oo Adhaxda Jebisay Mucjisooyinka Orlando Ee Magic

Utah Jazz Oo Adhaxda Jebisay Mucjisooyinka Orlando Ee Magic

Saaka waaberigii wakhtiga bariga Afrika ayaa waxa foodda is daray labada kooxood ee Utah Jazz iyo Orlando Magic, kulan ka tirsan horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee NBA Regular, waxaana guul cajiib ah ka gaadhay kooxda dhinaceeda dhulka la dhigi la’yahay maalmahan ee Utah Jazz. Kooxda lagu naanayso Mucjisooyinka ee Orlando Magic ayaa qaybtii koowaad ee ciyaarta soo bandhigtay ciyaar loo bogay,[Read More…]

Washington Wizards Oo Kulankii 12aad Oo Xidhiidh Ah Garoonkeeda Ku Badisay, Kaddib Karbaash Ay Ku Dhufatay Philadelphia 76ers

Washington Wizards Oo Kulankii 12aad Oo Xidhiidh Ah Garoonkeeda Ku Badisay, Kaddib Karbaash Ay Ku Dhufatay Philadelphia 76ers

Garoonkeeda ayey ka dhigatay hoy bad-qab oo aanay kooxuhu ugu soo talo-gelin inay guuleystaan kaddib markii ay Washington Wizards oo 11 kulan oo hore aan dhinaceeda dhulka lagu dhigin hoygeedu ay qaabishay Philadelphia 76ers, taas oo ay ku karbaashtay 109 dhibcood iyo 93. Washington Wizards oo aad uga awood badanyd 76ers, ayaa qaybta hore lagaga naxsaday guul lama filaan ah, markaas[Read More…]

Phoenix Suns Oo Dhulka La Dhacday San Antonio Spurs, Maalinta Taariikhiga ah Ee Mexico City

Phoenix Suns Oo Dhulka La Dhacday San Antonio Spurs, Maalinta Taariikhiga ah Ee Mexico City

25 sano guurada ka soo wareegtay maalintii kulankii koowaad ee NBA lagu ciyaaray magaalada Mexico City ayaa waxa ku beegantay ciyaar aad u xiiso badnayd oo dhex martay labada kooxood ee Phoenix Suns iyo San Antonio Spurs, kuwaas oo ciyaartoodu ka sokow xamaasadda ay macno u samaynaysay magaalada lagu qabtay. Ciyaartan ayaa ku dhamaatay natiijo ay isku dhowaayeen labada kooxood[Read More…]

Chicago Bulls Oo Ku Soo Noqotay Jidka Guusha Kaddib Maalmo Madow

Chicago Bulls Oo Ku Soo Noqotay Jidka Guusha Kaddib Maalmo Madow

Kooxdii uu ka tirsanaan jiray halyeygii Jordan oo kulamadii ugu dambeeyey la kulmaysay guul darrooyin ayaa dib ugu soo laabatay dariiqa guusha kaddib markii ay ciil gaamuray kula dul dhacday New Orleans Pelicans oo ay garoonkeeda ku soo dhowaysay saqdii dhexe ee xalay. Bilowgii ciyaarta ayaa waxa ay naxdin gashay taageereyaasha Bulls markii lagaga badiyey qaybta koowaad 21-22, waxaanay u[Read More…]

Daawo Goolashii Iyo Dhacdooyinkii Ciyaarta: Los Angeles Clippers 113-97 Los Angeles Lakers

Daawo Goolashii Iyo Dhacdooyinkii Ciyaarta: Los Angeles Clippers 113-97 Los Angeles Lakers

Final Result L. A. Clippers 113-97  L. A. Lakers Watch Here all Highlights and Goals

Burkina Faso Oo u Diiday Cameroon Inay Guul Kala Carawdo  Furitaanka Koobka Afrika

Burkina Faso Oo u Diiday Cameroon Inay Guul Kala Carawdo Furitaanka Koobka Afrika

Burkina Faso ayaa iska soo bedey gool ay kaga horeysay Cameroon kuna qabatay barbar dhac 1-1 ah, ciyaartoodii furitaanka Koobka qaramada qaarada Afrika ( 2017 Africa Cup of Nations (Afcon) oo ku dhex martay geggida Stade de I’Amitie ee caasimada Gabon ee Libreville fiidnimadii Sabti. Xiddigaha xulka Burkina Faso iyo qamaamuurta Cameroon’s ayaa labaduba doonayay in midkood qabsato hogaanka Group[Read More…]

by 14/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Video : Ceebtii Xafladda Furitaanka Koobka Afrika Oo Ay Goob Joog Ka Ahaayeen Fannaaniin Dunida Caan ka Ah

Video : Ceebtii Xafladda Furitaanka Koobka Afrika Oo Ay Goob Joog Ka Ahaayeen Fannaaniin Dunida Caan ka Ah

Ceeb iyo lama aragtay ayaa ka dhacday – qaarada Afrika, gaar ahaan wadanka Gabon oo uu ka furmay koobka qaramada Qaarada Afrika. Garoonka caasimada Libreville, oo aanay joogin ama soo xaadirin, 1000 qof, ayaa lagu daah furay, munaasibad ay bandhigeeda isugu yimaadeen Fannaaniin iyo Jilayaal caan ahi. Xafladd aad u qurux badan oo daah fur u ahayd furitaanka koobkii 31[Read More…]

Cleveland Oo Lagu Tuntay Kulankii 2aad Oo Xidhiidh Ah

Cleveland Oo Lagu Tuntay Kulankii 2aad Oo Xidhiidh Ah

Kooxda haysata horyaalka kubadda kolayga waddanka Maryanka ee Cleveland Cavaliers ayaa guul-darro la kulantay kulankii labaad oo xidhiidh ah horyaalka NBA-da, kaddib markii ay Portland Trail Blazers sida daadka u jiidhay. Portland Trail Blazers ayaa 102 dhibcood ku hubsatay shabaqa Cleveland Cavaliers, laakiin wiilasha laga badiyey habeenkii labaad ee Cavs ayaa la yimid 86 dhibcood oo kaliya. Afarta qaybood ee[Read More…]

Dib U Daawo: Barcelona Oo Ku Ciil Baxday Athletic Bilbao, Una Gudubtay Wareegga Afar dhamaadka Copa del Rey

Dib U Daawo: Barcelona Oo Ku Ciil Baxday Athletic Bilbao, Una Gudubtay Wareegga Afar dhamaadka Copa del Rey

Barcelona 3-1 Ath. Bilbao  

by 11/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, Spain, Wararka Maanta
Liverpool Oo Guushu Ku Adkaatay

Liverpool Oo Guushu Ku Adkaatay

Liverpool ayaa marti u noqotay Southampton ciyaar ka tirsanayd ELF cup oo maraya semi-final, waxaanay ku kala baxeen 1-0 ay guushu ku raacday Southampton oo garoonkeeda joogtay. Liverpool oo Sabtidii barbar dhac goolal la’aan ah la gashay koox heerka saddexaad ee Ingiriiska ah oo ay ku kulmeen tartanka FA Cup, ayaa la filayey inay jiidho Southampton maadaama ay cadho qabto,[Read More…]

by 11/01/2017 0 comments England, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Golden State Warriors Oo Awood Ku Muquunisay Miami Heat

Golden State Warriors Oo Awood Ku Muquunisay Miami Heat

Kooxda la loodin la’yahay ee horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee Golden State Warriors ayaa cashar u dhigtay Miami Heat oo guulo gaadhaysay ciyaarihii u dambeeyey. Qaybta koowaad ee ciyaarta ayaa waxa awood is bidday Miami Heat, laakiin saddexdii qaybood ee dambe ayaa ay Golden State Warriors la soo baxday khibraddii iyo wacdarihii lagu yaqaanay, waxaanay aakhirkii ciyaartu ku dhamaatay 107-95[Read More…]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com