12:03 pm - Tuesday May 30, 2017

Netherland

Latest News on Netherland
Cleveland Cavaliers Oo Kaalinta Labaad U...

Cleveland Cavaliers Oo Kaalinta Labaad U Daadegtay

Kooxda haysata koobka Horyaalnimada NBA-da Maraykanka ee Cleveland Cavaliers ayaa u daadegtay kaalinta labaad iyadoo xalay ka guuleysatay Philadelvia 76ers. Cleveland oo ka xanaaqsanayd guuldarrooyin is xig-xigay oo ay waajahaysay toddobaadyadii u dambeeyey ayaa xalay ku ciil-baxday Sixers oo ay ku... read more »

17 Jir Kluivert Dhalay Oo Jidkii Aabihii...

17 Jir Kluivert Dhalay Oo Jidkii Aabihii Cagta Saaray – Goolkiisii 1 aad-na...

Justin Kluivert ayaa goolkiisii koobaad u dhaliyey, kooxdii aabihii hore ugu ciyaari jiray ee Ajax, kulan ay barbar dhac 1-1 ah isla dhaafi waayeen kooxda Excelsior horyaalka wadanka Holland ee Eredivisie. Justin ayaa kubad uu soo jabiyey Hakim Ziyech shabaqa ku qabtay daqiiqadii 32 aad ee... read more »

UEFA Isreeb-reebka Koobka Addunka Russia...

UEFA Isreeb-reebka Koobka Addunka Russia 2018: Halke La Kala Maraya 3 Ciyaa...

Group A Xulka qaranka Faransiska ayaa loo sadaalinaya in uu ku gulaysto groubkiisa ka dib guuloyin is daba joog ah iyado dhibcaha isaga iyo xulka Swedan (7) wada leeyihin islamarkana kala duwanshaha goolasha (+4) uu xulka Faransisku leeyhahay, hase yeshe xulka Faransiisku waxa uu kaga gacan... read more »

Greece Oo Cashariyey xulka Holland

Greece Oo Cashariyey xulka Holland

Xulka qaranka Netherlands ayaa lagaga badiyey 2-1, waxaana cashar u dhigay xulka Greece oo marti ugu ahaa ciyaar saaxiibtinimo magaalada Holland ku taala ee Eindhoven. Georginio Wijnaldum ayaa hogaanka u gacan galiyey xulka uu laylyo tabobare Danny Blind ciyaartan ka dhacday garoonka Philips... read more »

More from Netherland

Cleveland Cavaliers Oo Kaalinta Labaad U Daadegtay

Kooxda haysata koobka Horyaalnimada NBA-da Maraykanka ee Cleveland Cavaliers ayaa u daadegtay kaalinta labaad iyadoo xalay ka guuleysatay Philadelvia 76ers. Cleveland oo ka xanaaqsanayd... read more »

17 Jir Kluivert Dhalay Oo Jidkii Aabihii Cagta Saaray – Goolkiisii 1 aad-na U Dhaliyey Aja...

Justin Kluivert ayaa goolkiisii koobaad u dhaliyey, kooxdii aabihii hore ugu ciyaari jiray ee Ajax, kulan ay barbar dhac 1-1 ah isla dhaafi waayeen kooxda Excelsior horyaalka wadanka... read more »

UEFA Isreeb-reebka Koobka Addunka Russia 2018: Halke La Kala Maraya 3 Ciyaarood Ka Dib

Group A Xulka qaranka Faransiska ayaa loo sadaalinaya in uu ku gulaysto groubkiisa ka dib guuloyin is daba joog ah iyado dhibcaha isaga iyo xulka Swedan (7) wada leeyihin islamarkana kala... read more »

Greece Oo Cashariyey xulka Holland

Xulka qaranka Netherlands ayaa lagaga badiyey 2-1, waxaana cashar u dhigay xulka Greece oo marti ugu ahaa ciyaar saaxiibtinimo magaalada Holland ku taala ee Eindhoven. Georginio Wijnaldum... read more »

Video: Daawo Sidii Mo Farah Ugu Guuleystay Orodka 5000 Mitir

Mo Farah waxa uu ku jiraa wakhtigiisii ugu wanaagsanaa, waxa uu gacanta ku dhigay billaddii labaad ee dahab ah laba toddobaad gudihii. Halkan ka daawo sidii uu Xalay Mo Farah ugu Guuleystay Orodka... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com