3:16 pm - Monday January 21, 1799

Orodka

Latest News on Orodka
Mo Farah Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta ...

Mo Farah Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta BBC Sports Ee Shaqsigii Ciyaaraha S...

Mucjisada orodka aduunyada, Sir Mo Farah  ayaa ku guuleystay abaal marinta idaacada BBC – qaybteeda ciyaaruhu bixiso ee – shaqsigii ciyaaraha ee sanadka 2017 (BBC Sports SPOTY award). Codeyntii ay BBC samaysay ayuu ka helay intii ugu badnayn, kadib markii uu ku guuleystay bilada... read more »

Mo Farah Oo Eryey Tababare Si Degdeg ahn...

Mo Farah Oo Eryey Tababare Si Degdeg ahna ugu laabtay UK Iyo Sabab Murugo L...

Orodyahanka Somaliga ah ee Mo Farah oo afar jeer ku guuleystay Olambiga, ayaa eryey tababarihiisii Alberto Salazar oo ku hoggaamiyey guulo badan, kaddibna si degdeg ah usoo afjaray safar uu ku joogay Maraykanka. Farah oo gacanta ku dhigay oroddada 5,000 mitir iyo 10,000 mitir sannadihii 2012 iyo... read more »

Mo Farah Oo Ka Qayb-geli Doona Orodka Lo...

Mo Farah Oo Ka Qayb-geli Doona Orodka London Marathon 2018

Orodyahanka Soomaaliga ah ee Mo Farah ayaa ka qayb geli doona tartanka Orodka Maaratoonka ee bisha April ee 2018 ka dhici doona magaalada London. Orodyahankan afarta jeer ku guuleystay horyaalka Olympic-ga oo ay da’diisu tahay 34 jir, ayaa dhowaan shaaciyey inuu ka fadhiisanayo ciyaaraha... read more »

Mo Farah oo ku guuleystay Orodka Great N...

Mo Farah oo ku guuleystay Orodka Great North Sanadkii 4-aad Oo Xidhiidh Ah

Orod-yahan Sir Mo Farah ayaa mar kale taariikh dhigay Axadii kadib markii uu ku guuleystay Horyaalnimada tartanka Orodka ee Great North Run markii afraad oo xidhiidh ah. Mucjisada orodka afarta biladood ee dahabka ah ka haysta Olambiga aduunyadu, wuxuu kaga adkaatay tartankan, orodyahanka reer New... read more »

More from Orodka

Mo Farah Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta BBC Sports Ee Shaqsigii Ciyaaraha Sanadka 2017

Mucjisada orodka aduunyada, Sir Mo Farah  ayaa ku guuleystay abaal marinta idaacada BBC – qaybteeda ciyaaruhu bixiso ee – shaqsigii ciyaaraha ee sanadka 2017 (BBC Sports SPOTY... read more »

Mo Farah Oo Eryey Tababare Si Degdeg ahna ugu laabtay UK Iyo Sabab Murugo Leh Oo Keentay

Orodyahanka Somaliga ah ee Mo Farah oo afar jeer ku guuleystay Olambiga, ayaa eryey tababarihiisii Alberto Salazar oo ku hoggaamiyey guulo badan, kaddibna si degdeg ah usoo afjaray safar uu... read more »

Mo Farah Oo Ka Qayb-geli Doona Orodka London Marathon 2018

Orodyahanka Soomaaliga ah ee Mo Farah ayaa ka qayb geli doona tartanka Orodka Maaratoonka ee bisha April ee 2018 ka dhici doona magaalada London. Orodyahankan afarta jeer ku guuleystay... read more »

Mo Farah oo ku guuleystay Orodka Great North Sanadkii 4-aad Oo Xidhiidh Ah

Orod-yahan Sir Mo Farah ayaa mar kale taariikh dhigay Axadii kadib markii uu ku guuleystay Horyaalnimada tartanka Orodka ee Great North Run markii afraad oo xidhiidh ah. Mucjisada orodka... read more »

Orod-yahan Qoxooti Ah Oo U Qaadan Waayay Inuu Mo Faarax Ag Ordayo

  Ma aha wax maalin kasta dhacda inaad la kulanto shaqsi dunida caan ka ah, sida Maxamed Faarax oo kale, waanay ku xiiso galinaysaa marka ugu horeysa ee aad fursadaas hesho. Khadar Cumar... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com