5:31 pm - Thursday July 27, 2017

Spain

Latest News on Spain
Cahdigii Xarfaha BBC Iyo MSN Ee Barca Iy...

Cahdigii Xarfaha BBC Iyo MSN Ee Barca Iyo Madrid Oo Dhamaad Qarka U Saaran

Markii Barcelona la soo wareegtay ciyaaryahan, Luis Suarez si ay u dhamaystirto halista weerarkeeda uguna saddexayso – Lionel Messi iyo Neymar, Waxay durbadiiba sinmeen oo isku nooc noqdeen lana barbar dhigay dhismaha Kooxda Real Madrid ee ay Afka hore wada joogaan Cristiano Ronaldo, Gareth... read more »

Barcelona Oo Dybala Isha La Raacaysa Si ...

Barcelona Oo Dybala Isha La Raacaysa Si Haddii Neymar Baxo Uu Booskaas Ugu ...

Kooxda Barcelona, ayaa waxaa baqdin iyo cabsi weyn galiyey, wararka xanta ah ee sheegaya in Neymar kooxda ka tagayo, isla markaana waxaa sii xoogasanaysa, xogaha tibaaxaya in Paris Saint-Germain, ay sii laban laabtay damaceedii helitaanka weeraryahanka Reer Brazil. Si ay hadaba uga gaashaamato,... read more »

Real Madrid Iyo Monaco Oo Ka Heshiiyey I...

Real Madrid Iyo Monaco Oo Ka Heshiiyey Iibka Mbappe Oo Ku Kacaya 180 Milyan...

Real Madrid ayaa heshiiskii ugu lacagta badanaa abid la gashay kooxda Monaco oo ay 180 milyan oo Euro oo ay kagala wareegayso weeraryahanka 18 jirka ah ee Kylian Mbappe. Labada kooxood ayaa gaadhay heshiiska iibka ciyaartoyga oo mabdi’iyan ay iskugu waafaqeen, waxaanay ka shaqayn doonaan... read more »

Cristiano Ronaldo Oo Shaaciyey Inuu Sii ...

Cristiano Ronaldo Oo Shaaciyey Inuu Sii Joogayo Real Madrid

Laacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaciyey inuu sii joogayo Real Madrid oo uu diiradda ku hayo inuu kula guuleysto koobab badan oo kale. Xiddiga reer Portugal ayaa si weyn loogu xidhiidhiyey inuu doonayo inuu ka tago kooxda ka dhisan caasimadda Spain bishii hore badhtamaheedii markaas... read more »

More from Spain

Cahdigii Xarfaha BBC Iyo MSN Ee Barca Iyo Madrid Oo Dhamaad Qarka U Saaran

Markii Barcelona la soo wareegtay ciyaaryahan, Luis Suarez si ay u dhamaystirto halista weerarkeeda uguna saddexayso – Lionel Messi iyo Neymar, Waxay durbadiiba sinmeen oo isku nooc... read more »

Barcelona Oo Dybala Isha La Raacaysa Si Haddii Neymar Baxo Uu Booskaas Ugu Buuxiyo

Kooxda Barcelona, ayaa waxaa baqdin iyo cabsi weyn galiyey, wararka xanta ah ee sheegaya in Neymar kooxda ka tagayo, isla markaana waxaa sii xoogasanaysa, xogaha tibaaxaya in Paris... read more »

Real Madrid Iyo Monaco Oo Ka Heshiiyey Iibka Mbappe Oo Ku Kacaya 180 Milyan Euro

Real Madrid ayaa heshiiskii ugu lacagta badanaa abid la gashay kooxda Monaco oo ay 180 milyan oo Euro oo ay kagala wareegayso weeraryahanka 18 jirka ah ee Kylian Mbappe. Labada kooxood ayaa... read more »

Cristiano Ronaldo Oo Shaaciyey Inuu Sii Joogayo Real Madrid

Laacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaciyey inuu sii joogayo Real Madrid oo uu diiradda ku hayo inuu kula guuleysto koobab badan oo kale. Xiddiga reer Portugal ayaa si weyn... read more »

Jose Mourinho: “David de Gea uma socdo Real Madrid”

Gool-hayaha reer Spain, ayaa mar labaad lala xidhiidhiyay inuu u dhaqaaqayo kooxda Real Madrid, markii laba sanno ka hor uu fashilmay heshiis u ugu wareegi lahaa kooxda ka dhisan caasimadda... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com