Suuqa

Lewandowski, Alli, Sturridge iyo Barkley Oo Kusii Jeeda China

Lewandowski, Alli, Sturridge iyo Barkley Oo Kusii Jeeda China

Robert Lewandowski ayaa dalab iyo fursad wanaagsan oo uu ku noqon karayo ciyaartoyga ugu mushaharka badan dunida ka helay koox magaceeda aan la shaacinin oo ka dhisan waddanka Shiinaha, sida uu xaqiijiyey wakiilka ciyaaryahanku. Cezary Kucharski oo ah wakiilka Lewandoski ayaa sheegay in mushaharka loo ballan-qaaday uu aad uga badan yahay ka Carlos Tevez oo sannadkii qaadanaya £32 milyan, kaddib[Read More…]

by 08/01/2017 0 comments Suuqa, Wararka Maanta
Kooxaha China Oo Ku Garaacay Chelsea Saxeexa Vidal

Kooxaha China Oo Ku Garaacay Chelsea Saxeexa Vidal

Chelsea ayaa doonaysa inay £38million kula soo wareegto laacibka khadka dhexe uga ciyaara Bayern Munich iyo xulka qaranka Chile ee Arturo Vidal, kaas oo uu tababare Conte oo macallin u ahaa wakhtigii Juventus uu mar labaad rabo inay midoobaan. Wargeyska ka soo baxa Ingiriiska ee The Sun, ayaa baahiyey in Chelsea ay candhuufteeda dib u liqayso, kuna fashilmayso rabitaankeeda Vidal,[Read More…]

by 31/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Carlos Tevez Oo Rasmi Ugu Biiray Shanghai Shenhua

Carlos Tevez Oo Rasmi Ugu Biiray Shanghai Shenhua

Weeraryahankii hore ee Labada Manchester (City iyo United) – Carlos Tevez ayaa si rasmi ah, qalinka ku duugay, heshiiska kooxda heerka koowaad ee China ka ciyaarta ee Shanghai Shenhua, sidaasna waxaa Khamiistii shaaca ka qaaday naadiga. Shanghai hesiishka ay laacibka reer Argentina ee 32 jirka ah kagala soo wareegtay kooxda Boca Juniors ayaan wax faah-faahin dheeraad ah laga bixinin. Shanghai,[Read More…]

by 29/12/2016 Comments are Disabled Horyaallada, Suuqa, Wararka Maanta
Ciyaartooyga sida Lama Filaanka ah uga tegaya Kooxahooda: Sanchez, Griezmann iyo Aubameyang Oo Ugu Horreeya

Ciyaartooyga sida Lama Filaanka ah uga tegaya Kooxahooda: Sanchez, Griezmann iyo Aubameyang Oo Ugu Horreeya

January way adag tahay in kooxuhu ciyaartooyo waaweyn kala iibsadaan sannadka cusub, laakiin suuqa Shiinaha ee xaamiga ah ayaa beddeli karaya dhaqankii lagu yaqaanay naadiyada bisha January. Wargeyska ka soo baxa waddanka Ingiriiska ee The Sun ayaa waxa uu soo bandhigay ciyaartooyada ay suurtogalka tahay inay kooxahooda ka tagaan, kuwaas oo uu ugu horreeyo Alexis Sanchez oo ah xiddiga ugu[Read More…]

by 26/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Draxler Oo £34m Ugu Wareegay PSG

Draxler Oo £34m Ugu Wareegay PSG

Xiddigii saarnaa Diirada kooxda Arsenal ee Julian Draxler ayaa ugu dambeyn si rasmi ah ugu biiray kooxda Paris Saint-Germain oo kala soo wareegaysa Wolfsburg. Laacibka xulka Germany, wuxuu qalinka ku duugay heshiis afar sanadood iyo badh ah oo uu ku sugnaanayo geggida Parc des Princes ee naadiga PSG, sidaasna waxaa daboolka ka qaaday kooxda Jarmalka ah ee uu u ciyaari[Read More…]

by 24/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Aubameyang wuxuu u qalmaa Lacag ka badan Inta Pogba La Siistay- Matthaus

Aubameyang wuxuu u qalmaa Lacag ka badan Inta Pogba La Siistay- Matthaus

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ayaa mar kale ku fadhiistay figta ugu saraysa ee gool dhalinta horyaalka Bundesliga, markii uu 16 gool ku shubay shabaqa 15 ciyaarood oo uu saftay, waxaanu rumaysan yahay halyeygii hore ee xulka Germany, inuu u qalmo in la siisto lacag qayrul xad ah Pierre-Emerick Aubameyang wuxuu sameeyey horumar qiyaas la’aan ah oo uu ku noqday laacibka[Read More…]

by 21/12/2016 Comments are Disabled Germany, Horyaallada, Suuqa, Wararka Maanta
Real Madrid Oo Laga Khafiifiyey Xayiraadii Suuqa Iibsiga Ciyaaryahanada Ka Saarnayd

Real Madrid Oo Laga Khafiifiyey Xayiraadii Suuqa Iibsiga Ciyaaryahanada Ka Saarnayd

Real Madrid xayiraadii iibsiga ciyaaryahanada ka saarnayd ayaa lagu soo koobay hal sano suuqii, kadib markii ay ku guuleysteen racfaankii ay u gudbiyeen, maxkamada dhex-dhexaadinta ciyaaraha ee magaceeda loo soo gaabiyo (Cas). Kooxda reer Spain, ayaa laga xayiray markii hore, laba suuq kala iibsi inaanay fooda soo gallinin, waxaana ganaaxaas saaray xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA. Bishan January oo[Read More…]

by 20/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
10-ka Ciyaartooy Ee Laga Yaabo Inay Katagaan Kooxdooda Marka Uu Suuqa Kala Iibsigu  Furmo   

10-ka Ciyaartooy Ee Laga Yaabo Inay Katagaan Kooxdooda Marka Uu Suuqa Kala Iibsigu  Furmo  

Waxaa dhawaan furmi doona suuqa kala iibsiga ciyaartooyada, waxaana kaliya laga warsugayaa inta ka hadhsan bisha January ee sannadka cusub, waxaana jira xidigo badan oo katagi doona kooxahooda, iyagoo ku biiraya koox kale. Haddaba qormadeenan ayanu kusoo qaadan doonaa 10 ka ciyaartooy ee  la filayo inay katagaan kooxahood kuwaasoo wada xaajood kula jira kooxo kale.  liiskan ciyaartooyada tobanka ka kooban[Read More…]

by 20/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
‘Jacaylkii Lacagtu Dishay’ – Tevez Oo Ciyaartoyga Ugu Lacagta Badan Kala Wareegay Messi Iyo Ronaldo

‘Jacaylkii Lacagtu Dishay’ – Tevez Oo Ciyaartoyga Ugu Lacagta Badan Kala Wareegay Messi Iyo Ronaldo

Waa magaaladii uu ku dhashay iyo halkii ku soo kacaamay, jacaylka uu u hayo iyo ka isaga loo qabaana xad ma laha. Laakiin laba isjecelba cado ma waayaan. Dadka oo kaliya maaha cadowga jacaylku, laakiin lacagta ayaa hadda ah cadowga koowaad. Jacaylku maaha mid lammaane, laakiin waa ciyaartoy iyo taageereyaal jecel, koox ku faraxda iyo qalbigiisa oo ku dega marka[Read More…]

by 20/12/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Xanta Warbaahinta Iyo Xulashada Suuqa Iibka Ciyaaryahanada

Xanta Warbaahinta Iyo Xulashada Suuqa Iibka Ciyaaryahanada

Chelsea oo quudaraynaysa Xiddiga Milan Ee Sportelli Chelsea ayaa isha ku haysa laacibka naadiga AC Milan ee Moris Sportelli, kaas oo lagu tilmaamo inuu yahay ninka u dhigma Alessandro Nesta, iyadoo kooxda Stoke lafteeduna xiisaynayso helitaankiisa. Xigasho: Tuttosport Salaasa, December 6, 2016 15:21 West Ham waxay Damacsan tahay Fellaini oo amaah ah West Ham ayaa quudaraynaysa heshiis amaah ah inay ku hesho Marouane[Read More…]

by 07/12/2016 Comments are Disabled Horyaallada, Suuqa, Wararka Maanta
Messi Oo Ku Sii Jeeda Manchester City Iyo Walaaca Barcelona

Messi Oo Ku Sii Jeeda Manchester City Iyo Walaaca Barcelona

Manchester City ayaa diyaarinaysa lacagtii ay ku heli lahayd xiddiga Barcelona ee Lionel Messi oo ka war-wareegaya in uu heshiis cusub u saxeexo kooxdiisa, taas daraadeedna ay khasab tahay in ay iibiso ka hor inta aanu dhamaanin qandaraaskiisu ee aanu lacag la’aan kaga tegin. Manchester City oo si weyn u raadinaysay Messi ayaa qorshaynaysa in ay miiska u saarto Barcelona[Read More…]

by 20/11/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Aguero Iyo Kompany ‘Oo Ka Huleelaya Man City’

Aguero Iyo Kompany ‘Oo Ka Huleelaya Man City’

Ciyaaryahanka Sergio Aguero ayaa waxaa mustaqbalkiisii kooxda Manchester City soo food saartay madow iyo ceeryaan hubanti la’aan ah, sidaana waxaa daboolka ka qaaday majalada afka dheer, Ingiriiskana ka soo baxda ee Daily Mirror. Aguero 10 ayuu u dhaliyey kooxdiisa 10 kulan oo uu u saftay xili ciyaareedkan, laakiin jariidada warka aanu ka soo xiganay waxay intaas ku dartay in “is-faham[Read More…]

by 21/10/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Mulkiileyaasha Cusub ee Inter Oo Af-duubanaya Luis Suarez

Mulkiileyaasha Cusub ee Inter Oo Af-duubanaya Luis Suarez

Sida ay qortay majalada ciyaaraha ku afka dheer ee La Gazzetta dello Sport, mulkiileyaasha cusub ee naadiga Inter, sidoo kalena ah cida iska leh Shirkada Suning Holding Group, ayaa isku dayaya sidii ay u afduuban lahaayeen ciyaaryahan Luis Suarez sifo dabitaan ahna ay ugaga soo dhex qaadi lahaayeen Camp Nou una keeni lahaayeen Stadio San Siro. Shirkadan maalgashatada ah ee[Read More…]

by 14/10/2016 Comments are Disabled FIFA, Suuqa, Wararka Maanta
Gareth Bale Oo Ka Tegaya Real Madrid Iyo Kooxda Uu Ku Sii Jeedo

Gareth Bale Oo Ka Tegaya Real Madrid Iyo Kooxda Uu Ku Sii Jeedo

War aanay ku farxin kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa saaka ku soo baxay mid ka mid ah warbaahinta ugu afka dheer adduunka, kaas oo sheegaya in xiddiga reer Wales ee Gareth Bale uu doonayo in uu ka tago kooxdaas. Wargeyska The Sun ee ka soo baxay UK ayaa waxa uu saaka boggiisa hore ku daabacay in Gareth Bale oo[Read More…]

by 24/09/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Liverpool Oo hogaaminaysa kooxaha Macaashka Ugu Badan Ka Helay Suuqya Iibka Laacibiinta 10-kii Sanno Ee Ugu Dambeeyey.

Liverpool Oo hogaaminaysa kooxaha Macaashka Ugu Badan Ka Helay Suuqya Iibka Laacibiinta 10-kii Sanno Ee Ugu Dambeeyey.

Warbixin kasoo baxay  Akaadamiga CIES Football Observatory oo ah akadeemi soo saara daraasadaha iyo xogaha suuqa kala iibsiga ciyaartoyga qaarada yurub, ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool noqotay kooxda koowaad ee faa’idada ugu badan ka heshay suuqyada kala iibsiga qaarada yurub 10-kii sanno ee ugu dambeeyey. Hadaba daraasadan ayaa xooga saartay lacagta ay koox walba oo ka mid ah[Read More…]

by 22/09/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Maxaad Kala Socotaa 10-kii Laacib Ee Ugu Qaalisanaa Kuwaas Oo Lakala Iibsaday Maalintii Ugu Dambaysay Suuqa Kala Iibsiga.

Maxaad Kala Socotaa 10-kii Laacib Ee Ugu Qaalisanaa Kuwaas Oo Lakala Iibsaday Maalintii Ugu Dambaysay Suuqa Kala Iibsiga.

Waxaanu eegi doonaa warbixin iftiiminaysa 10-kii xidig ee lala kala wareego maalinkii ugu dambeeyey ee suuqyada kuwaas oo kusoo wareegay adduun badan, si kale hadii aynu u nidhaahno waa kuwama 10-kii laacib ee ugu qaalisanaa ee soo wareega maalintii ugu dambaysay suuqa kala iibsiga. Weeraryahanka Isbaanishka Fernando Torres ayaa ah xiddiga weli ugu qaalisan maalinta Deadline Day iyadoo Chelsea ay[Read More…]

by 19/09/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
WARBIXIN: Liiska 10kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Xagaagan Suuqyada Kala Iibsiga Xidigaha Yurub

WARBIXIN: Liiska 10kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Xagaagan Suuqyada Kala Iibsiga Xidigaha Yurub

Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada ayaa soo xidhmmay maalinkii Arbacada oo ahayd 31-kii August, waxaana qoraalkeenan ku eegi doonaa sida ay wax u dhaceen iyo rikoodhada kala duwan ee la dhigay sandkan iyo liiska 10kii laacib ee ugu qaalisanaa Xagaagan. Kooxda reer Ingiriis ee Manchester United ayaa jabisay Rikoodhkii u yaalay suuqa kala iibsiga ciyaar yahanada dunida, iyadoo 120 milyan oo[Read More…]

by 03/09/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
5-tii Heshiis Ee Ugu Fiicnaa Abid Horyaalka Premier League – Seylada Iibka Ciyaaryahanada

5-tii Heshiis Ee Ugu Fiicnaa Abid Horyaalka Premier League – Seylada Iibka Ciyaaryahanada

Ashley Cole – Arsenal – Chelsea, 2006 (£5m) Walow uu ku soo galay lacag yar oo dhamayd £5 million, haddana, Cole waxaa loo tix galiyaa mid kamid ah heshiisyadii ugu qiimaha badnaa ama lagu guuleystay ee soo mara taariikhda kooxda Chelsea. Wuxuu u xaqiijiyey Blues inay ka maarmi karaan dalabka William Gallas oo qiime sarre loo istaagay, laakiin wixii uu Cole[Read More…]

by 02/09/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Transfer News Live ‏@DeadlineDayLive

Maanta iyo Xidhanka Sayladda Iibka Ciyaaryahanada: Toos Ula Soco!

Haka bixin shabakada Cadalool maanta – waxaanu si toos ah idiinku soo tebinaynaa wararka u dambeeyey ee suuqa ciyaaryahanada caalamka lagu kala iibsanayo oo maanta soo xidhmaya. Suuqa Iibka Ciyaaryahanadu wuxuu xidhmayaa saacada Bariga Afrika marka ay tahay 2:00 am ( Labada habeenimo ee Caawa).   Wararkii u Dambeeyey Iyo Heshiisyada Dhamayska Tirmay Ilaa Hadda: Heshiis Dhamaaday: Espanyol waxay Ac[Read More…]

by 31/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Jack Wilshere Oo Ku Biiraya AC Milan

Jack Wilshere Oo Ku Biiraya AC Milan

Kooxda ka dhisan waddanka Talyaaniga ee AC Milan ayaa doonaysa inay amaah ku qaadato xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Arsenal ee Jack Wilshere. Sida uu qoray wargeyska Sun ee ka soo baxa waddanka Ingiriiska, AC Milan ayaa dalab u gudbisay Arsenal, kaas oo ay ku doonayso in loogu ogolaado inay sannad amaah ah ku qaadato Wilshere oo aan boos ka[Read More…]

by 31/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Southampton Oo Lacag Ay Rikoodh Ku Jabisay Kula Soo Wareegtay Sofiane Boufal

Southampton Oo Lacag Ay Rikoodh Ku Jabisay Kula Soo Wareegtay Sofiane Boufal

Southampton ayaa jabisay rikoodhkii uga yaalay lacagta ay kula soo wareegto ciyaartoyga, taasoo ay heshiis £16m kula soo saxeexatay laacibka dhexda hore ee reer Morocca Sofiane Boufal, iyadoo kala soo wareegtay kooxda reer France ee Lille. Boufal, ayaa 22 kulan oo uu kooxdiisaa hore u saftay waxa uu ugu dhaliyay 11 gool xilli ciyaareedkii hore. Southampton qiimaheedii ugu badnaa ee[Read More…]

by 29/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
“Man Utd wa naadigi ugu Dambaye Qarada Yurub aan uu Ciyaaro” Bastian Schweinsteiger

“Man Utd wa naadigi ugu Dambaye Qarada Yurub aan uu Ciyaaro” Bastian Schweinsteiger

Bastian Shweinsteiger ayaa sheeagy in diyaar u yahay in uu ciyaaro kooxda Manchester United haddii loo bahdo, lakinse uu sheegay in uu guurayo naadi kale oo ka mid ah qarada Yurub. Hadanase, Bastian Sheinsteiger ayaa sido kale sheegay in kooxda Manchester United noqoneyso naadigi ugu dambayee qarada Yurub iyado wali ay socoto jahwareerka mustaqbaalkisa ciyareed. Kabtankii hore xulka Jarmalka oo[Read More…]

by 25/08/2016 Comments are Disabled England, Horyaallada, Suuqa, Wararka Gudaha, Wararka Maanta
Claudio Bravo Oo Ka Degay Manchester Si Uu Tijaabo Caafimaad Ugu Maro City

Claudio Bravo Oo Ka Degay Manchester Si Uu Tijaabo Caafimaad Ugu Maro City

Goolwadaha Barcelona ee Claudio Bravo ayaa u yimid wadanka Ingiriiska, khaas ahaan magaalada Manchester si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxda City. Laacibka qaranka Chile ee 33 jirka ahi, wuxuu Manchester soo gaadhay maalintii Salaasada gallinkeedii dambe. Tabobaraha City, Guardiola oo la weydiiyey arintan gool-hayahan iyo inuu heshiiskiisu dhamaystirmay, ayaa ku jawaabay: “Dafiri mayo arin qof kastaa ka war hayo.[Read More…]

by 23/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
RASMI: Kooxda Reer France Ee Nice Oo La Soo Wareegtay Dante

RASMI: Kooxda Reer France Ee Nice Oo La Soo Wareegtay Dante

Kooxda kubadda cagta OGC Nice ee ka dhisan waddanka Faransiiska ayaa xaqiijisay inay la soo wareegtay Difaaca dhexe ee Reer Brazil Dante, kaas oo ay ka soo qaadatay Wolfsburg. Labada kooxood si rasmiya uma ay shaacin heshiiska la gula wareegay Dante, balse wargeyska ‘Nice Matin’ ayaa qoray in heshiiska lagu qaatay uu ahaa 3 sannadood oo ku kacaya 2 million[Read More…]

by 23/08/2016 Comments are Disabled France, Suuqa, Wararka Maanta
Barcelona Oo Xaqiijisay In Goolhaye Bravo Ku Biirayo Manchester City

Barcelona Oo Xaqiijisay In Goolhaye Bravo Ku Biirayo Manchester City

Shir jaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Barcelona, ayaa waxa uu tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique kaga hadlay arrimo badan oo la xidhiidha kooxdiisa oo ciyaaraha horyaalka bilaabaysa Sabtida, iyo mustaqbalka goolhaye Claudio Bravo oo la sheegay in uu heshiis la galay Manchester City. Enrique waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in Barcelona ay siddeeddii sannadood ee ugu[Read More…]

by 19/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Xaalada Dhaawac Ee Sadio Mane iyo Iibka Wereeryahanka Christian Benteke

Xaalada Dhaawac Ee Sadio Mane iyo Iibka Wereeryahanka Christian Benteke

Tobabaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo maalinti shalay shir jaraa’id ka warbixiye dhaawaca soo gadhay laacibka Sadio Mane maalinti dorad isago ku guda jira tobabarka kooxda kana dhawaacmay dhinaca garabka islamarkana sii rasmi ah loo ogayn mudada uu ciyaaraha ka maaqnan dono, waxana sidoo kale uu sheegay tobabare Klopp in aanay dhakhatiirta kooxdu uu cadayn dhawaaca wereeryahan Sadio Mane. “Dhawaaca[Read More…]

by 19/08/2016 Comments are Disabled England, Horyaallada, Suuqa, Wararka Gudaha, Wararka Maanta
Wenger: Arsenal ‘diyaar ayay la tahay’ inay kharash badan suuqa la gasho

Wenger: Arsenal ‘diyaar ayay la tahay’ inay kharash badan suuqa la gasho

Arsene Wenger, tabobaraha naadiga Arsenal ayaa sheegay inuu isu diyaarinayo galida suuqa iibka ciyaaryahanada ka hor inta aanu xidhmin 31 ka bishan aynu ku jirno ee August. Tabobaraha Arsenal, ayay taageerayaasha naadigu si weyn ugu dhaleeceeyaan  inaanu wax ciyaaryahano ah soo iibsanin sanadihi u dambeeyey, kooxdiisana ay uga sii dartay xaalada dhaawaca xidigaha faraha badan ee sariirta ka saaran. “Waxaan[Read More…]

by 19/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Liverpool Oo Lacag Badan Ku Diiday Iibka Christian Benteke

Liverpool Oo Lacag Badan Ku Diiday Iibka Christian Benteke

Liverpool ayaa diiday dalab qiimihiisu ahaa £30 milyan, kaasoo ay kooxda Crystal Palace ku doonaysay weeraryahanka Christian Benteke. The bid of £23m up front plus £7m in add-ons follows a previous offer of £25m, which was turned down. 25 sanno jirka Benteke, ayaan ka dhex muuqan  Liverpool taniyo intii xilka la wareegay tabobare Jurgen Klopp, kaasoo jagadaas qabtay sannadkii hore[Read More…]

by 16/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Everton Oo Shaacisay Dhamaystirka Saxeexa Yannick Bolasie

Everton Oo Shaacisay Dhamaystirka Saxeexa Yannick Bolasie

Kooxda Everton ayaa dhamaystirtay saxeex shan sanno ah oo ay ku iibsatay Yannick Bolasie, kaasoo ay kala  soo wareegtay kooxda Crystal Palace. Macalin Ronald Koeman ayaa laacibkan ku bixiyay lacag dhan £25 milyan, iyadoo uu qiimihiisu kor u kici doono haddii waxqabadkiisu ciyaareed uu wanaagsanaado, isla markaana uu noqon doono £25 milyan. Wada-hadalka ay Everton kula soo wareegtay Bolasie ayaa bilaabmay,[Read More…]

by 15/08/2016 Comments are Disabled Suuqa, Wararka Maanta
Bonucci iyo Varane Keebaa Noqon Doona Bedelka Juan Mata..

Mourinho Oo Iibinaya Mata Si Uu U Helo Kharashka — Bonucci ama Varane…

Ka Adeegashadii suuqa ee Tabobare JOSE MOURINHO xagaagan Ayaan wali ahayn mid dhamaystiran tay. Tabobaraha 53 jirka ah ee ku cusub kooxda Manchester United, ayaa lacagtii loogu tallo galay sanadkan oo dhan inuu suuqa u isticmaalo, waxay goor horeba kaga dhamaatay helida xidigaha kala ah Paul Pogba, Henrikh Mkhitaryan, Eric Bailly iyo Zlatan Ibrahimovic laakiin hadana wali baahi weyn u qaba sidii uu kooxda uga dhisi lahaa[Read More…]

by 12/08/2016 Comments are Disabled Horyaallada, Suuqa, Wararka Maanta
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com