Tennis

Latest News on Tennis
Rafael Nadal Oo Iska Xaadiriyey Sideed D...

Rafael Nadal Oo Iska Xaadiriyey Sideed Dhamaadka China Open

Laacibka khibradda badan ee kubadda Tenniska ee Rafael Nadal ayaa iska xaadiriyey siddeed dhamaadka tartanka China Open, kaddib markii uu garaacay Karen Khachanov oo u dhashay waddanka Ruushka. Nadal oo bishii hore markii saddexaad ku guuleystay tartanka lagu qabto waddanka Maraykanka ee US Open,... read more »

Dan Evans: Ciyaaryahanka Kubadda Tennis ...

Dan Evans: Ciyaaryahanka Kubadda Tennis Ee Reer Ingiriis Oo Sanad Laga Mamn...

Laacibka kubadda Tennista ee reer Ingiriis, Dan Evans ayaa ciyaaraha laga mamnuucay mudo sanad ah kadib markii uu ku dhacay tijaabadii ka bed-qabka daroogada kookaayiinta ‘cocaine’, taas oo uu ku sheegay inuu si kama ah ay ugu raacday ugagagana milantay dawo uu qaadanayay. Ciyaaryahankan... read more »

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartan...

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartanka Tennis-ta Ee US Open 2017

Haweenayda Sloane Stephens ayaa sheegtay inay magalada New York ku dabaldegayso kadib markii ay ku guulaysatay wareega kubada tennis-ta ee US Open 2017 kana badisay haweenayda Madison Keys isla markaana koobkani uu noqonayo koobkeedi ugu horeyee ay qaado. Haweenaydan 24 jirka ah ee uu dhalatay... read more »

Federer Oo Noqday Ninkii U Horeeyey Ee 8...

Federer Oo Noqday Ninkii U Horeeyey Ee 8 Jeer Ku Guuleysta Horyaalka Wimble...

Ciyaaryahanka kubadda Tennista ee reer Switzerland – Roger Federer, ayaa noqday ninkii ugu horeeyey taariikhda ee siddeed jeer ku guuleysta horyaalnimada Tenista Wimbledon, isagoo sii kordhiyey rikoodhkiisa shaqsiga ah kana dhigay inuu 19 jeer qaaday horyaalka Grand Slam kadib markii uu ka... read more »

Muguruza Oo Ku Guuleysatay Wimbledon Kad...

Muguruza Oo Ku Guuleysatay Wimbledon Kadib Guushii Venus Williams

WIMBLEDON, England — Kadib dhib badan oo ay u martay sidii ay markii u horeysay ugu guuleysan lahayd, Tartanka kali kalida horyaalka Tenista ‘Grand Slam singles title’, Garbiñe Muguruza waxay rumaysay riyadeedii. Waxay ku guuleysatay Koobka Wimbledon Sabtidii, iyadoo kaga adkaatay... read more »

More from Tennis

Rafael Nadal Oo Iska Xaadiriyey Sideed Dhamaadka China Open

Laacibka khibradda badan ee kubadda Tenniska ee Rafael Nadal ayaa iska xaadiriyey siddeed dhamaadka tartanka China Open, kaddib markii uu garaacay Karen Khachanov oo u dhashay waddanka... read more »

Dan Evans: Ciyaaryahanka Kubadda Tennis Ee Reer Ingiriis Oo Sanad Laga Mamnuucay Ciyaaraha

Laacibka kubadda Tennista ee reer Ingiriis, Dan Evans ayaa ciyaaraha laga mamnuucay mudo sanad ah kadib markii uu ku dhacay tijaabadii ka bed-qabka daroogada kookaayiinta ‘cocaine’,... read more »

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartanka Tennis-ta Ee US Open 2017

Haweenayda Sloane Stephens ayaa sheegtay inay magalada New York ku dabaldegayso kadib markii ay ku guulaysatay wareega kubada tennis-ta ee US Open 2017 kana badisay haweenayda Madison Keys... read more »

Federer Oo Noqday Ninkii U Horeeyey Ee 8 Jeer Ku Guuleysta Horyaalka Wimbledon

Ciyaaryahanka kubadda Tennista ee reer Switzerland – Roger Federer, ayaa noqday ninkii ugu horeeyey taariikhda ee siddeed jeer ku guuleysta horyaalnimada Tenista Wimbledon, isagoo sii... read more »

Muguruza Oo Ku Guuleysatay Wimbledon Kadib Guushii Venus Williams

WIMBLEDON, England — Kadib dhib badan oo ay u martay sidii ay markii u horeysay ugu guuleysan lahayd, Tartanka kali kalida horyaalka Tenista ‘Grand Slam singles title’, Garbiñe... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com