Wararka Maanta

Watch: L. A. Lakers vs Indiana Pacers

Watch: L. A. Lakers vs Indiana Pacers

Watch Los Angeles Lakers vs Indiana Pacers Time: 6:30 AM (GMT+3)

Live: Dallas Mavericks vs Utah Jazz

Live: Dallas Mavericks vs Utah Jazz

Watch Live Dallas Mavericks vs Utah Jazz Time: 4:30 AM (GMT+3)

Watch Live: Houston Rockets vs Golden State Warriors

Watch Live: Houston Rockets vs Golden State Warriors

Watch Live: Rockets vs Warriors Time: 4:00 AM (GMT+3)

Memphis Grizzlies vs Sacramento Kings – Live stream

Memphis Grizzlies vs Sacramento Kings – Live stream

Watch Live Grizzlies vs Kings Time: 4:00 AM (GMT+3)

Live stream: Atlanta Hawks vs Chicago Bulls

Live stream: Atlanta Hawks vs Chicago Bulls

Watch live: Hawks vs Bulls Time: 4:00 AM (GMT+3)

Live: Philadelphia 76ers vs Portland Trail Blazers

Watch live: Philadelphia 76ers vs Portland Trail Blazers Time: 3:00 AM (GMT+3)  

Orlando Magic vs Milwaukee Bucks – Live

Orlando Magic vs Milwaukee Bucks – Live

Watch Live Magic vs Bucks Time: 3:00 AM (GMT+3)

Watch: Charlotte Hornets vs Toronto Raptors

Watch: Charlotte Hornets vs Toronto Raptors

Watch Live Charlotte Hornets vs Toronto Raptors Time: 3:00 AM (GMT+3)

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco Oo Guulaysatay Laakiin Naftu Isaga Bixi Doonto Ivory Coast

Morocco ayaa ka soo kabatay gool lagaga naxsaday, aakhirkiina dhulka jiiday xulka qaranka Togo, ciyaar tartanka koobka qaramada Afrika, Goup kiisa C ku tirsan, sidaasna ku xaqiijiyey inay rajadoodu ku xidhanto ciyaarta dhimashada ah ee hormadan oo ay ku wajahi doonaan qaranka Ivory Coast. Xulka woqooyiga qaarada Afrika ka soo ciyaar guday, waxay kaalinta labaad kaga jiraan Group C iyagoo[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Ivory Coast's forward Wilfried Bony (2nd-R) celebrates with teammates after scoring a goal during the 2017 Africa Cup of Nations group C football match between Ivory Coast and DR Congo in Oyem on January 20, 2017. / AFP PHOTO / ISSOUF SANOGOISSOUF SANOGO/AFP/Getty Images

Ivory Coast Oo Barbar Dhac Bariday DR Congo

Xulka qaranka Ivory Coast ayaa laba jeer ka soo kabtay laba gool oo lagaga horeeyey, barbar dhac 2-2 ahna ka baryey xulka qaranka DR Congo, sidaana ku soo nooleeyey rajadoodii ka sii mid ahaan shaha iyo u hanqal taaga rubuc dhamaadka ciyaaraha tartanka qaramada qaarada Afrika. Kubbad uu si xirfadaysan shabaqa ugu ruxay Neeskens Kebano ayaa hogaanka ciyaarta ugu dhiibay[Read More…]

by 20/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Watch live stream: Donald Trump’s inauguration as 45th president of the United States Of America

Watch live stream: Donald Trump’s inauguration as 45th president of the United States Of America

Live Stream Today – Donald Trump Inauguration Live

by 20/01/2017 0 comments Wararka Maanta
Neymar Oo Rigoodhe Kula Baxsaday Barca, Ciyaar Xiddigaha Enrique Ay Dirqi Ku Dhaafeen Sociedad – Copa Del Rey

Neymar Oo Rigoodhe Kula Baxsaday Barca, Ciyaar Xiddigaha Enrique Ay Dirqi Ku Dhaafeen Sociedad – Copa Del Rey

Barcelona ayaa hore ugu sii siqaysa rajadii ay ku xejisan lahayd koobka gurigeeda yaala ee Copa Del Rey kadib markii ay si dirqi ah 1-0 ugaga adkaatay kooxda Real Sociedad oo ay marti ugu ahayd garoonkeeda, is aragga koobaad ee rubuc dhamaadka koobka. Xiddigaha tabobare Luis Enrique, sidii caadada ahayd waxay dagaal qadhaadh kala kulmeen kooxda aanay dhici jirin inay[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments Spain, Wararka Maanta
Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Senegal 2-0 Zimbabwe – Mane oo guushii labaad ku hoggaamiyey waddankiisa

Watch Live: Senegal vs Zimbabwe

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Man Utd Oo Real Madrid Kala Wareegtay Kooxda Ugu Qanisan Dunida

Man Utd Oo Real Madrid Kala Wareegtay Kooxda Ugu Qanisan Dunida

Kooxda Manchester United ayaa samaysay oo soo saartay faa’iidadii ugu badnayd ee naadi kubadda cagta ahi sameeyo dunida, sida lagu baahiyey warbixin rasmi ah oo lagu baahiyey majalada Deloitte. United waxay jagadan kala wareegtay kooxda Real Madrid – taas oo soo haysay 11 kii sanadood ee u dambeeyey – kadib markii ay samaysay rikoodh aduun oo dhan 689m euros (£515m)[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments Horyaallada, Wararka Maanta
Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Tunisia Oo 2-1 Ku Garaacday Algeria Oo U Show Inay Tartanka Ka Hadho

Xulka kubadda cagta waddanka Tunisa ayaa ku tuntay Algeria, waxaanay ku garaaceen 2-1. Halkan ka daawo goolashii ciyaarta

by 19/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Wenger: “Uma Baahni Payet”

Wenger: “Uma Baahni Payet”

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger ayaa meesha ka saarray in kooxdiisu ay u dhaqaaqayso heshiis ay la gasho kubbad sameeyaha West Ham ee Dimitri Payet oo la filayo in uu ka tago kooxdiisa bishan gudaheeda. Wenger oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu tibaaxay in Payet uu yahay ciyaartoy wanaagsan, laakiin aanay kooxdiisu u baahnayn, sababtoo ah, Arsenal waxay haysataa kubbad[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Warriors vs Thunder

Golden State Warriors Oo Cashar U Dhigtay Oklahoma City Thunder

Golden State Warriors oo horboodaysa Kooxaha galbeedka Maraykanka ee horyaalka NBA ee kubadda Kolayga ayaa saaka subaxnimadii hore cashar u dhigtay naadiga Oklahoma City Thunder oo ay isku haleeleen ciyaar ay dad badan sugayeen maadaama ay Warriors kulankii hore laba u kala jartay Cleveland oo hoggaanka kooxaha bariga haysa, sidoo kalena horyaalka sannadkii hore ku guuleysatay. Warriors ayaa qaybtii hore[Read More…]

by 19/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, NBA, Wararka Maanta
Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Daawo -Real Madrid Dhirbaaxadii Ka Qabsatay Celta Vigo

Real Madrid 1-2 Celta Vigo Copa del Rey Quarter-final, Game 1 Santiago Bernabéu, Madrid

by 18/01/2017 0 comments LIVE MATCHES, Spain, Wararka Maanta
Newcastle United 3-1 Birmingham City : All Highlights

Newcastle United 3-1 Birmingham City : All Highlights

Watch : Newcastle United 3-1 Birmingham City

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Plymouth VS Liverpool 0-1 All Goals and Highlights FA CUP

Plymouth VS Liverpool 0-1 All Goals and Highlights FA CUP

    Watch Plymouth Argyle 0-1 LiverpoolPlymouth vs Liverpool FA Cup Third round Home Park

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Southampton vs Norwich city 1-0 ● Goals & Highlights ● FA Cup

Southampton vs Norwich city 1-0 ● Goals & Highlights ● FA Cup

Southampton vs Norwich City FA Cup Third round Today, 10:45 PM St. Mary’s Stadium, Southampton, Hampshire

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

Daawo: Cameroon 2-1 Guinea-Bissau – All Goals & Highlight

.Cameroon 2-1 Guinea-Bissau Africa Cup of Nations Group stage Stade d’Angondje

by 18/01/2017 0 comments Africa, LIVE MATCHES, Wararka Maanta
Gabon Oo Mar Kale Yaab Ka Qabsaday Burkina Faso Iyo Rajo Xumaanta Marti Galiyaha Tartanka

Gabon Oo Mar Kale Yaab Ka Qabsaday Burkina Faso Iyo Rajo Xumaanta Marti Galiyaha Tartanka

Xulka Burkina Faso ayaa mar kale Barbar dhac 1-1 ah ku qabtay – qaranka koobka qaramada qaarada Afrika marti galinaya sanadkan ee Gabon, kulankii labaad ee Group – ka A. Burkina Faso, qaybtii hore ee ciyaarta ayay hogaanka kulanka ku qabatay gool uu daqiiqadii 23 aad shabaqa ku hubsaday, ciyaaryahan, Prejuce Nakoulma, laakiin, isla qaybtii hore daqiiqadii 38 aad, ayay u[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Essam El Hadary oo noqday Xiddigii ugu Da’da weynaa ee ciyaara Koobka Qaramada Afrika

Essam El Hadary oo noqday Xiddigii ugu Da’da weynaa ee ciyaara Koobka Qaramada Afrika

Goolhayaha xulka qaranka Masar ee Essam El Hadary ayaa xalay noqday ciyaar yahankii ugu da’da weynaa ee ciyaara koobka qaramada qaarada Afrika abid taariikhda. Shabaq ilaaliyaha xulka Egypt ayaa xalay saftay isaga oo jira 44 sanno iyo 2 maalmood kulankii koobka qarammada Afrika ee qeybta (D) oo ay la yeesheen xulka qaranka Mali. Kulanka dhexmaray xulalka Egypt iyo Mali ayaa[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Pogba oo Suuqyada soo dhigay Dharka Shirkaddiisa cusub ee ‘PP’

Pogba oo Suuqyada soo dhigay Dharka Shirkaddiisa cusub ee ‘PP’

Laacibka xulka Faransiiska iyo kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa bishii March ee 2016 waxa uu heshiis wakhti dheer ah la galay shirkadda qalabka Isboortiga ee ‘Adidas’ ee laga leeyahay Jarmalka, waxaana haatan isagoo garab ka helaya shirkaddani caanka ah uu soo ban-dhigay dharka shirkaddiisa cusub. Labiskan cusub ee shirkadda Paul Pogba ‘PP’ ayaa waxay iskugu jiraan Jaakad, Surwaal, Funaanado,[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Dawladda Masar oo Ciyaartoygii Caanka ahaa ee Maxamed Aboutrika ku dartay Liiska Argagixisada

Dawladda Masar oo Ciyaartoygii Caanka ahaa ee Maxamed Aboutrika ku dartay Liiska Argagixisada

Dawladda waddanka Masar ayaa liiska dadka Argagixisada ah ku dartay Maxamed Aboutrika oo ah ciyaar yahan hore oo caan ah, isaga oo lagu eedeeyay inuu xidhiidh la leeyahay ururka la mamnuucay ee Akhwaanul Muslimiin sida uu sheegay qareenkiisu. Maxamed Aboutrika ayaa lagu eedeeyay inuu dhaqaale ku taageeray ururka Akhwaanul Muslimiin oo dawladda Masar ay u arragto urur argagixiso ah.  Sannadkii[Read More…]

by 18/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
epa05725513 Inter's Jeison Murillo (C) scores the goal during the Italy Cup round of sixteen soccer match Inter FC vs Bologna FC at the Giuseppe Meazza stadium i Milan, Italy, 17 January 2017.  EPA/DANIEL DAL ZENNARO

Murillo oo guul ugu Horseeday Milan – Laba Lugoodiskii Ugu Cajiibsanaa

Jeison Murillo ayaa ku jebiyey derbiga gool la;aanta ciyaarta, kubad laba lugoodis (Double Kick) ah oo farsanadeedu aad u sarayso, hogaankana ugu dhiibay kooxdiisa Inter Milan, ciyaar koobka Talyaaniga ah oo naadiga San Siro ku karbaashay kooxda Bologna. Difaacyahanka xulka Colombia,  wuxuu isagoo sii jeeda, laba lugoodiska ku celiyey oo shabaqa si lama filaan ah, ili ma qabatayna ah ugu[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments Italy, Wararka Maanta
Mali Oo Awood Isaga Celisay Masar Oo Koobka Loo Saadaalinayo

Mali Oo Awood Isaga Celisay Masar Oo Koobka Loo Saadaalinayo

Xulka kubadda cagta waddanka Mali ayaa barbar dhac goolal la’aan ah la galay xulka awoodda badan ee Masar oo ka mid ah dalalka loo saadaalinayo hanashada tartanka Qaramada Afrika ee AFCON, kaddib markii ay isku haleeleen ciyaar ka tirsan group D. Xulka qaranka Mali ayaa bilowgii ciyaarta ku dhowaaday in uu hoggaanka qabto markaas oo weeraryahannadiisu ay haleen fursado dhawr[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
Ghana Oo 1-0 Ku Jiidhay Uganda Iyo Ayew Oo Jebiyey Rikoodh U Yaallay Aabbihii

Ghana Oo 1-0 Ku Jiidhay Uganda Iyo Ayew Oo Jebiyey Rikoodh U Yaallay Aabbihii

Gool uu Ghana u dhaliyey weeraryahanka Andre Ayew ayaa u sahlay inay 1-0 kaga badiso xulka qaranka waddanka Uganda oo ciyaar fiican soo bandhigay. Goolka Andre Ayew uu u dhaliyey Ghana oo uu ku jabiyey rikoodhka gool-dhalinta waddankaas oo uu haystay Ayew oo ah aabbaha dhalay Andre Ayew iyo Jordan Ayew oo kulankan si wada jir ah uga qayb-galay. Goolkan oo[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments Africa, Wararka Maanta
RASMI: Tababare Louis Van Gaal oo ka fadhiistay Kubadda Cagta

RASMI: Tababare Louis Van Gaal oo ka fadhiistay Kubadda Cagta

Tababarahii hore ee kooxda Manchester United Louis Van Gaal ayaa soo afjaray waayihiisa Tababarenimo iyada oo Red Devils ay noqotay kooxdii ugu dambeysay oo uu maamulo. Macalinkan reer Holland kaas oo 65-sanno jir ah ayaa laga ceydhiyay shaqada Man United bishii May ee sannadkii hore inkasta oo uu ka saaciday inay ku guuleysato koobka FA Cup-ka. “Waxaan ku fakaray suurtagalnimada[Read More…]

by 17/01/2017 0 comments England, Wararka Maanta
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com