Vidal Oo Rigoodhe Ku Kala Saaray Juventus Iyo Monaco + Sawiro

Gool rigoodhe ah oo uu bilowga qaybtii dambe ee ciyaarta shabaqa ku ruxay ciyaaryahan Arturo Vidal ayaa u horseeday Juventus inay qaadato faa’iidada is aragii hore ee Quarter Finalka Champions League kuna dirto 1-0 kooxda Monaco.
Juve ayaa ciyaarta dambe ee ay martida ku noqonayso garoonka Au revoir noqon doonta mid si degan uga jawaabta weerarada is daba jooga ah ee ay soo qaadi doonto Monaco oo laga rabo ama ay qasab tahay inay ku badiso gool iyo wixii ka badan.Juventus oo rigoodhe ku dhaaftay Monaco 1 Juventus oo rigoodhe ku dhaaftay Monaco 2 Juventus oo rigoodhe ku dhaaftay Monaco 3 Juventus oo rigoodhe ku dhaaftay Monaco 4 Juventus oo rigoodhe ku dhaaftay Monaco 5

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Saadaal: Yaa Badin Doona Juventus v Monaco

Madrid-yadii oo Maryo Dhiigleh Kala Furtay Isna Marri Waayay + Sawiro

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com