11:53 pm - Monday May 29, 2017

Chelsea Oo £75 Milyan Ku Doonaysa James Rodriguez

Abdiwahab Ahmed

Chelsea ayaa qorshaynaysa inay lacag dhan £75million dul dhigto laacibka khadka dhexe ee Real Madrid ee James Rodriguez bisha dambe ee January, marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoygu.


Chelsea oo rajaynaysa inay lacag £62million ka heli doonto Oscar oo ay kooxda reer China ee Shanghai SIPG dooneyso inay la wareegto maalmaha soo socda, ayaa waxay Blues lacagtaas u isticmaali doontaa James Rodriguez oo ka niyad jabay Real Madrid markii laga siin waayey boos joogto ah.

 

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Japan: Real Madrid Oo Maanta Ciyaaraysa Finalka FIFA Club World cup + Lacagta ay helayso

‘Guardiola Waa Maxbuus’ – Glenn Hoddle

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com