Chelsea Oo Dhulka Lala Dhacay Iyo Borini Oo Ciqaabtaas Qayb Libaax Ka Qaatay

Kooxda Sunderland ayaa dhulka soo dhigtay diyaaradii Chelsea ee doonaysay kaliya inay cago dhigato garoonka Horyaalnimada Ingiriiska ee The Premier League kadib markii ay caawa 2-1  kaga adkaadeen kooxda Mourinho oo Gurigooda Stamford Bridge marti loogu ahaa.

Ciyaaryahanka Fabio Borini gool rigoodhe ah oo uu daqiiqadihii u dambeeyey ciyaarta u dhaliyey naadiga lagu naanayso Bisada madow ayaa la degay rajadii Chelsea.

Chelsea oo goolka ku horeysay ayaa waxa u saxeexay weeraryahan Samuel Eto’o ka hor intii aanu goolka Bar bar dhaca ka dhigay ciyaarta shabaqa dhigin  Connor Wickham.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Balotelli: Waxaan Doonayaa Inaan 40 Gool Dhaliyo Xili Ciyaareedkii

Mourinho Oo Si Xishood Ku Jiro Uga Hadlay Guuldaradii Sunderland

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com