3:16 pm - Thursday January 20, 7814

Arsenal v Chelsea: Line-Upka La Filayo Iyo Warbixin Kooban

304 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Arsenal v Chelsea: Line-Upka La Filayo Iyo Warbixin Kooban

Arsenal ayaa ayaa maanta heli doonta fursad ay ku yarayso dhibcaha ay Chelsea hoggaanka ku hayso, iyadoo uu Arsene Wenger raadinayo guushii u horreysay ee uu ka gaadho Jose Mourinho muddo dheer, iyadoo 13 kulan oo ay labadan tababare isaga hor yimaaddeen aanu Wenger wax guul ah arag. Ishu waxa ay ku jeedi doontaa hab-dhaqanka labada tababare iyo qaab ciyaareedka Fabregas iyo waliba sida ay taageereyaashu ula dhaqmaan.

Wenger ayaa hore u sheegay in taageereyaashu ay soo dhoweyn doonaan, halka uu Mourinho tibaaxay in sababta uu Chelsea ugu biiray ciyaartoygan 27 jirka ahi ay tahay in uu koobab ku guuleysto.

Wakhtiga Ciyaarta: Maanta – 6pm wakhtiga bariga Afrika

Garoonka: Emirates Stadium

Kulankoodii u dambeeyey: barbar dhac 0-0

Halka aad ka daawan karto: www.cadalool.com

Garsoore: M Oliver

Arsenal:

Line Up: Ospina, Gabreal, Koscielny, Bellerin, Monreal, Coquelin, Cazorla, Ramsey, Ozil, Sanchez iyo Groud

Beddel sugeyaal: Szczesny, Martínez, Gibbs, Welbeck, Debuchy, Chambers, Flamini, Wilshere, Rosicky, Gnabry, Walcott, Mertesacker

Ciyaartooyada dhaawacan:  Mertesacker Arteta , Oxlade-Chamberlain.

Chelsea

Line Up: Courtous, Terry, Cahill, Ivanovic, Azpilicueta, Matic, Ramires, Hazard, Fabregas, Willian iyo Drogba.

 Beddel sugeyaal:  Cech, Blackman, Filipe Luís, Zouma, Loftus-Cheek, Mikel, Oscar, Rémy, Costa, Cuadrado, Solanke

Shaki ku jiro inay ciyaari doonaan:  Costa iyo Rémy

Dhaawac: Ma jiro wax dhaawac ah oo la xaqiijiyey

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Maalin Murugo Ah: 17 Ciyaartoy Oo Shalay Ku Dhintay Buur Ay Fuulayeen

Van Gaal: Manchester United Inta Ka Horreysa 2017 ayay Koob Ku Guuelysan Doontaa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com