City Oo Ku Tumatay Crystal Palace & Yaya Toure Oo Kor U Qaaday Rajadii Paligrini

Manchester City ayaa ka faaiidaysatay qabashadii Chelsea ay u qabatay Liverpool, una soo ruqaan satay xaga sare 3 dhibcood oo kali ahna ay ka hooseeyaan kooxda Hogaanka haysa, kadib markii ay ku durduriyeen naadiga Crystal Palace oo ay marti ugu ahaayeen garoonkooda Selhurst Park.

Edin Dzeko iyo Yaya Toure ayaa laba gool u dhaliyay City qaybtii hore ee ciyaarta, kuwaas oo aakhirkina noqday 2 da gool ee guushu ku raacday Manchester City markii dabadood waxba la kala dhalin waayay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

‘Mid dhib malahee, Waxay Ila tahay inay laba bus ku gudbeen goolkooda’: Tababaraha Liverpool Rodgers

Thiago Silva oo sababay inay baaqato xafladii dabaal degga horyaalka Ee Paris Saint-Germain

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com