2:46 pm - Saturday May 27, 2017

Ciyaaraha Caawa Ee Shabakadda CADALOOL ay tooska u baahin doonto

Abdiwahab Ahmed

live

Caawa waxa la ciyaarayaa kulamo muhiim ah oo dalalka Ingiriiska, Talyaaniga, Germany iyo Faranskiiska ah, kuwaas oo kooxo waaweyn ay foodda is dari doonaan.

Waddanka Ingiriiska waxa la ciyaarayaa tartanka League Cup, halka Germany, France iyo Italy horyaallada ay kooxuhu isku arki doonaan.

Shabakadda ciyaaraha caalamiga ah ee CADALOOL sidii aad uga barateen waxay si toos ah idiinku soo tebin doontaa ciyaarahaas.

Ciyaaraha iyo wakhtigooda:

  1. Wonder Bremen vs Borussia Dortmund – Bundesliga – 9:00 PM
  2. AC Milan vs Lazio – Serie A – 9:45 pm
  3. Leicester City vs Chelsea – League cup –  9:45 pm
  4. Derby Count vs Liverpool – League cup –  9:45 pm
  5. Nottingham Forest vs Arsenal – League cup –  9:45 pm
  6. PSG vs Dijon – Ligue 1 – 10:00PM

 

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Mo Farah Oo Difaacay Caafimaad-qabkiisa

Carruur Ay Dhaleen Messi, Suarez Iyo Pique Oo Tababar Ka Bilaabay Barcelona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com